X

Dilal ka dhacay Gaalkacyo iyo Boosaaso iyo wiil 12 jira oo la diley

Magaaloyinka Gaalkacyo iyo Boosaaso ayaa waxa ka dhacay dilal loo malaynayo kan hore ee Boosaaso inay gaysteen kooxda gaaleynta ee Daacish halka kan kale ee ka dhacay Gaalkacyo oo lagu diley wiil 12 jir ah aan la garanayn cida fulisay.


Wiilka 12 jirka ah ayaa lagu hor diley gurigiisa hortiisa dida,au xaqjijiyeen ehrlada wiilkabisla markaana qofkii dilka gaystey goobta ka baxsaday.

Dilalkan ayaa imaanaya ayadoo welli magaalada Gaalkacyo la barooranayso dilkii foosha xumaa ee loo gaystey Caasha Aadan Ilyaas.


Ilaa hadda waxa socda baaritaanada lagu wado wadaha gaarigii lagu keenay meydka Caasha Aadan Ilyaas.

C/llashi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.