X

Fanaanada reer Jabuuti Aamina Faarax Wabar oo xaflad sagootina loogu sameeyay galbeedka London+MUUQAAL

Fanaanada aadka loo jecelyahay ee Aamina Faarax Wabar ayaa xaflad sagootina loogu sameeyay galbeedka London. Xafladan ayaa aad looga soo qaybgalay iyadoo fanaanada loo sameeyay xaflado hore kuwaas oo laftooda aad loo soo camiray.

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.