X

Horjooge Muuse Biixi oo argagixiso ku riday maatada weriye Coldoon

Qoyska weriye Coldoon oo Muuse Biixi u xiran ayaa saxaafada u sheegay in argagixiso ku soo duushey saakadii hore gurigana iskuweer laga qabtey si uu ciidan ku sugan yahay.


”Muuse Biixi ayaa nagula kacay argagixiso waxana saakadii hore na dhalan rogey askartiisii ayay tiri gabadh ku sugnayd guriga Coldoon ee magaalada Burco.

Coldoon oo mararka qaarkood seef la booda ayaa saxaafada u sheegay in dugsiga Abaarso uu yahay meel lagu baro gaalaynta ama hoos u daadajinta fikradaha gaalada, waxana taas qirtey kaniisada ay ka tirsan tahay naag macalimad ka ah dugsiga iyo jaamacad ku sheega Barwaaqo.


”Welli ayuu na sii daba socdaa ayay tiri ayadoo wiilkayagii aanu garanayn halka uu ku sugan yahay ayay raacisay

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.