X

Muhiimada ay leedahay in la soomo maalinta cashuura ee bisha Islaamku tahay tobanka+MUUQAAL

Sida rasuulkeena laga soo wariyay NNKH in uu Muslimiinta ku booriyay in ay soomaan maalinta cashuura ee ku beegan tobanka bisha Islaamka ee Muxaram oo ay tahay soon khayr badan uu ku jiro oo sune ah. Wacdi ku saabsan.

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.