Waa qayb kale taxanaha dhaqan miyi iyo dhal magaalo. Hibaaq ayaa u muuqata inay la qabsatey miyiga kuna mashquulsan xaabo...
Xilli laga baqayo in dalka ay soo foodsaarto cunto yaraan maadaama lagu noolyahay markabka yimaada ayaa dawlada sii xoogeysanaysa ee...
Horjoogaha Butlaan Siciid Deni oo qabsaday shir uu Ku sheegay wadatashi laakiin fashilmey ayaa ka hadlay ujeedada uu Muqdisho u...
Waxa saaka si rasmiya u dhaqan galay go'aankii dawlada dhexe ee muddo laba usbuuca ku hakisay diyaaradaha ka imaanaya caalamka...
Dawlada Jabuuti ayaa xaqiijisay kiiskii ugu horeeyay ee cudurka hargabka Shiinaha. Wasiirka caafimaadka ee dalkaasi Maxamed Warsame Diiriye ayaa sheegay...
Horjoogaha maamulka Butlaan ayaa diidey sharciga doorashada dalka ee uu ansixiyay barlamaanka dalku. Wuxuu dhinaca kalana dalbanayaa in aan muddada...
Saraakiil ka tirsan Ciidamada Millateriga ayaa waxaa ay sheegeen in dhiigmiiratada Shabaab ay goobaha qaar ku aaseen miinooyin, isla markaana...
“Waxaan bogaadinayaa guusha ciidamadeenna geesiyaasha ah ka soo hooyeen howl-galka Shabaab looga dul qaadayay shacabka ku dhaqan Janaale iyo deegaannada...
Turkiga oo dagaal kula jira cudurka hargabka Shiinaha ayaa mamnuucday salaada Jimcaha wuxuuse sheegay in masaajidu u furnaan doonaan in...
Ciidanka xooga dalka ee Danab ayaa saaka argagixisada ka xoreeyay degmada Janaale ee gobolka Shabeelaha hoose. Dadka shacabka ee ku...
Dawlada Jabuuti ayaa ku dhawaaqdey inay joojinayso duulimaadyada wadamada qaar. Jabuuti Ayaan laga helin cudurka hargabka Shiinaha oo baqdin weyn...
Waxa xalay booliiska Galmudug soo qaadeen meydka gabadh yar oo si arxan daro loogu diley duleedka Dhuusamareeb. Gabadhan yar ee...
Wasiirka arimaha dibedda Somaliya oo Ka qayb galay Shir uu Ku baaqay horjoogaha Butlaan Siciid Deni oo Ka furmay Garoowe...
Wasaarada duulista iyo hawada ee Somaliya ayaa soo saartey mamnuucida afar dal oo hargabka Shiinahu dishoodey waxase laga yaabay inay...
Wararka aan ka helayno deegaan lagu magacaabo Bohol oo ku yaal duleedka Dhuusamareeb ayaa sheegaya in la helay meydka gabadh...
Waa qayb kale taxanaha Dulmi. Muunye oo jacaylkiisa Ka guursatey halka Laki sugeyso in la xaliyo iyada iyo jacaylkeeda. Laki...
Muxiyadiin Siidow xaaji Cabdi waxa uu ahaa sawir qaade ka tirsan telefishankii qaranka ee saxda ahaa. Wuxuu ka mid ahaa...
Sidii hargabka Shiinaha ka bilaabmey uu aduunka kale ugu faafay waxa la maqlaa gacmaha iska maydha xilli kasta oo aad...
Wasiirka gaashaandhiga ee dawlada Somaliya ayaa sheegay inay dawlada ka go'an tahay inay soo celiso awoodii ciidanka xooga dalka oo...
Madaxweynaha Baraasil ayaa la sheegay in laga helay cudurka hargabka Shiinaha kadib markii xoghayihiisa isna laga helay shalay oo Khamiistii. ...
Wasiirada caafimaadka Marwo Foosiya Abiikar Nuur oo warbixin ka bixinaysay cudurka hargabka Shiinaha ayaa sheegtay in tirada hadda loo takooray...
Cudurka hargabka Shiinaha oo si aada ugu faafay aduunka reer Galbeedka ayaa hadda gaaray in gacanta layskula tago. Feedhkii ugu...
Xildhibaanada laga soo doorto Minasoota ee dalkaasi Maraykanka ee Ilhaan Cumar ee ninkeedii hore u haysa sadexda caruura ayaa sheegtay...
Wasiirka arimaha gudaha ee Kiiniya ayaa ka soo noqdey safar uu Kula kulmey raiisal wasaaraha Itoobiya Cabi Axmed. "Wuxuu sidey...
Laba sano kahor ayay ahayd markii fadhiid Xasan Sheekh saxiixay heshiis Itoobiya Ku qaadanayso boqolkiiba 19 dekedda Berbera. Waxase hadda...
Dawlada oo isku dayaysa inay tirtirto argagixisada Shabaab ee welli gumeysiga ku haya deegaano badan oo ah Koofurta Somaliya ayaa...
Wasaarada caafimaadka ee dawlada Somaliya ayaa Ku guulaysatey inay ummada Ka qabato Soomaali cudurka hargabka Shiinaha woo gelinaayay dalka. Ninkaan...
Madaxweynaha Turkiga oo la hadlaayay saxaafada ayaa qirtey sababta ay Siiriya uga degi la'dahay xilli uu rabo inuu ku gorgortamo...
Wararka ka imaanaya xerada 21-naad ee ciidankii hore ee qaranka ayaa sheegaya in rasaas ay fureen ciidan Ka tirsan nabad...
Booliiska dalkaasi Simbabawe ayaa baadhid ku bilaabay nin u dhashay Taylaan oo ka baxsaday isbitaal la rabay in lagu baaro....