Fanaanada Hodan C/raxmaan ayaa si weyn Hargeysa loogu soo dhaweeyay waxana soo dhaweynta ka qayb qaatey hooyadeed ruug cadaa Aamina...
Horjoogaha maamulka Somalilaan Muuse Biixi ayaa sii daayay masuuliyiin ka tirsan xisbiga Wadani oo uu jeelka ku gurey usbuuc kahor....
Wararka naga soo gaaraya gobolka Sanaag gaar ahaan barigeeda deegaanka lagu magacaabo Waqadariya ayaa sheego in Laba maleeshiyo beeleed halkaas...
Maamulka Muuse Biiixi ee Somalilaan ayaa sheegay inay Carab jeelka u taxaabeen. Carabta oo 9 gaaraya ayaa la sheegay inay...
Dawlada Shiinaha ayaa u digtey kooxo reer galbeedku wato oo raba in jasiirada la soo geliyo sharciyada khaniiska ee Ku...
Nimcooyinma Rabi ayaa Ka curtay dhamaan dhulka Somalidu degto oo Jabuuti Ka mid tahay. Waxase daadad soo rogmadey ku dhintey ...
Horjoogaha maamulka Somalilaan ee ayna waxba marin ayaa dhaarsaday guddi doorasho oo hore loo diidey ayna Ka dhasheen in xisbiga...
Markab aad u weyn oo sidey xoolo gaaraya afar iyo toban kun oo neef ayaa Ku degay xeebta badda madow...
Magaalada Minayabolis ee dalka Maraykanka waxaa kulan ku yeeshay Jaaliyaddaha Khaatumo iyo Maakhir ee halkaasi ku dhaqan, ayadoo ujeedadu tahay...
Cabdi Faarax Warsame wuxuu qoyskiisa degan yahay meel magaalada Garoowe u jirta ilaa 120km wuxuuna sheegay in dhacdadaan xanuunka badan...
Dhawaan ayay ahayd markii sadex qoomiyad oo Ka tirsan ururkii hore ee Tigreegu u badnaa ee EPRDF ay isku raaceen...
Waxa maanta magaalada Hargeysa markii lixaad muddada korodhsaday olaha wakiilada oo fadhiid ah oo haba yaraatee aan waxba Ku kordhin...
Wasaarada diinta iyo awqaafta ee dawlada Somaliya ayaa gebi ahaanba joojisay muxaarado uu berito dhigan lahaa wadaadka muranka badan dhaliyay...
Waxa dareenka dadka kiciyay waxaad yiri oo meelkasta ku jirta iyo dad Muslimiina oo aad ku sheegtay inay la shaqeeyaan...
Dawlada Somaliya ayaa si adag u beenisay weerar lagu soo qaaday wax soo saarka dalka siiba galayda iyo masagada oo...
Waa qayb kale oo xiise leh iyo Jaajumow oo ugu dambeyn aroos galay xilli jacaylkiisii hore ay magaalada Joogto oo...
Waa qayb kale oo dagaala taxanaha Kaaf iyo kala dheeri oo hadda Roomiyo jeebku maran yahay halka loo diyaarinaayo kaamarooyn...
Shalay ayayd markii wadaadka Umal ewe hore u yiri Somalidu waraabaha ha cunto oo weliba hadalkaas sheegay xilli argagixisada geed...
Xisbigii Tikreegu ugu badnaa ee Itoobiya ayaa hadda iska bedelay magaca lana baxay magac u qalma xilli uu dalka hogaankiisa...
Madaxa Ingiriiska u jooga Hargeysa ayaa muujiyay sida dawladiisa xooga u taageerta maamulka Somaliland iyo sidii ay ictiraaf uy heli...
Ciidanka Amisom ee xarunta Xalane ee magaalada Muqdisho ayaa war ka soo saarey sida dilku u dhacay. Warbixin hordhaca oo...
Wadaadka kooxda Salafiyiinta ee Sh Umal ee xaruntiisu tahay Kiiniya ayaa sheegay inuu muxaadaro ku qabanayo magaalada Muqdisho, ayadoo hadda...
Shalay ayayd markii Almaas Cilman dil toogasho loogu gaystey xarunta Xalane ee ay degan yihiin qaar ka mida safgaaradaha dalka...
Maanta ayay ahayd markii gobolka Siidaamo ee Itoobiya loo qaaday codeyn ah inay noqdaan gobol buuxa oo ciidankiisa leh kana...
Waxa maanta dib loogu celiyay jeelka Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan maxaabiis halkaas laga saaray kadib fatahaafii webiga Shabeele. Magaalada...
Odayada Habarcafaan (Samaroon) ayaa u kala tiriyay Suldaan Wabar iskana fogaadey halganka uu wado wuxuuna uga daraadey Isaaqii ragga uga...
Gudoomiyaha xisbiga Wadani ee Gobolka Awdal ayaa si adag uga hadley xubnaha Muuse Biixi jeelka Ku gurey jeelkale loo dhisauo...
Gudoomiyaha xisbiga Ucid Faysal Waraabe ayaa sheegay inuu dhexdhexaadin Ka galay qaska Muuse Biixi Ka bilaabay magaalooyinka maamulka Somalilaan. Waxa...
Wararkii ugu dambeeyay ee Ka imaanaya Suuriya ayaa sheegaya in ay dhulka soo dhigeen ugu yaraan 4 gantaal oo Yuhuudu...
Waxa magaalada Boorama ee gobolka saaka ku balamay taageerayaasha xisbiga Wadani inay isugu yimaadaan xaruntooda, waxase sas Ka qaaday Muuse...