Shalay ayay ahayd markii gacanyaraha Muuse Biixi ee Ku magacaaban Maxamed Kaahin uu saxaafada u sheegay in Muuse Biixi welli...
Argagixisada dhiigmiiratada ee shabaab ayaa ka carartey laba deegaan oo ka tirsan gobolka Mudug. Dadka deegaanka ee naqashku Ku dheganaa...
Fadhiid Sheekh Shariif oo colaad mooday inuu xukun ku helayo ayaa lagu qasaarey sida uu sheegay Cali Calasow. Waa shaqsigii...
Waa barnaamij xiise leh oo looga hadlaayo kacdoon loogu magacdaray bustaha qoyan oo ka curtey gobolka Awdal. Hadaba muxuu kacdoonkaas...
Wasiirka arimaha dibedda ee Turkiga Mafluud ayaa ugu baaqay Taram inuu joojiyo argagixisada uu ku quudinayo Suuriya. Saliida Suuriya waxa...
Madaxweynaha Hirshabeele Maxamed Cabdi Waare ayaa beeniyay inay wax ka jiraan wararka sheegaya in uu ka hor istaagey labada hore...
Xisbiga Faysal Waraabe ayaa sheegay inay soo arkeen hub yaala dekedda Berbera oo la sheegin cida iska leh. Maamulka Somaliland...
Gudoomiye C/xakiin Dhoobo daareed ayaa sheegay in heshiiskii lagu dhisay Butlaan laga baxay haddana beelihii ku wada jirey gobolkaas ay...
Kadib foolxumadii iyo dhiiga ka dhashay xil ka qaadistii afhayeenka barlamaanka Butlaan C/xakiin Dhoobo daareed ayaa waxa soo yeeraysa qaylo...
Gudoomiyihii horjoogaha Butlaan Siciid Deni sida xun u galay xilka qaadistiisana ay ku daadatey dhiig ayaa soo kaxaystey ciidamo taabacsan...
Waxa xalay ku beegnayd dhalashada xabiibkeena Maxamed SCW waxana guud ahan ummada Somaliyeed xuseen maalintan qiimaha leh ayadoo ay caado...
Siyaasi dibedda soo dhigey caqli xumada Sheekh Shariif oo farageliyay dhismaha ciidanka qaranka ee xawliga ku socda iyo nin xukun...
Waa qayb kale oo xiise leh filimka Kaafi iyo Kala dheeri. Atooraha dadka loo adeegsado oo jacayl loo soo bandhigey...
Ciidanka difaaca cirka ee Iiraan ayaa sheegay inay dhulka soo dhigeen diyaarad nooca aan la wadin ah oo ku soo...
Waxa magaalada Gaalkacayo ka dhacay banaanbax ay dhigeen haween sita sawirada madaxda qaranka iyo horjoogaha Butlaan oo ka cabanaya dhalinyaro...
Carabta khaliijka ku nool waxa caadi u ah inay markasta isha ku hayaan xaasaskooda, taas oo aan jacayl ka ahayn...
Caatiqa waa haweenay hadda uurleh oo sida ilmihii shanaad isla markaana ayna jirin wax dhibaato ah oo is faham la'aana...
Madaxweynaha Turkiga ayaa sheegay inay qabteen xaaska argagixiskii weynaa ee Daacish ALbaqdaadi oo gacantiisa ku baxeen kumanaan reer Ciraaq iyo...
Sucuudiga oo arkey sida loo galay saliida uu ku faafiyo dhaqanka foosha xun ee Carabta kadib markii Xuutiyiintu dhulka dhigeen...
The Egyptian hosts and their Russian guests took turns manning Egypt’s Russian-made air defense systems during a joint military exercise...
Beijing has announced plans to develop 6G technology in the hope of cementing its supremacy in wireless connection amid a...
Kadib soo jeedin hortaalay golaha wakiilada waxa xilkii laga qaaday afhayeenka golahaas ninka lagu magacaabo Cabdi Xakiin Dhoobo-daareed. Waxa sidaas...
Labada madaxweyne ee Xasan Sheekh iyo Sheekh Shariif ayaa sheegay inay lacag ugu deeqeen dadka waxyeeladu ka soo gaartey fatahaadaha...
Kadib markii dawlada Somaliya sheegtay inay ka heshay lacagtii ugu horeysay xirmooyin shidaal oo u xirnaa shirkado muddo 30 sanno...
Horjoogaha maamulka Somaliland ayaa cadho kula duldhacay wakiilada maamulkiisa u jooga dalalka Yurub. Xilka qaadis jeegaamaysan oo uu sameeyay ayuu...
US actions to bolster its ‘illegal presence’ in Syria violate international law, Russian Deputy Foreign Minister Sergey Vershinin said on...
Waa barnaamij aalaaba lagu soo qaato qodobada markaas xiisaha leh waxana doorkan lagu taabtey shirqoolada loo gaystey Awdal sodonkii sano...
Salaadiinta beelaha Maxadcase iyo Habarcafaan (Samaroon) oo saxaafada la hadley ayaa ka gaabsaday inay magacaabaan Suldaan Wabar oo halgan toosa...
Deegaan u dhow magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ayaa waxa tog ka dhacay gaari u eg laankuruusal oo ay...
Sirdoonka Turkiga ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen haweenay ay walaalo yihiin argagixiskii weynaa ee Albaqdaadi oo xagjir Taram sheegtay...