Madaxweyne Farmaajo ayaa tacsi u direy ehelada saraakiil ku shahiidey weerar argagixiso. Sarakiishan ciidan oo uu ku jirey abaanduulaha gobolka...
Sadex afhayeenadii hore ee barlamaanka ah oo ka soo jeeda Koofur galbeed oo hadda ah mucaarad is biirsadey ayaa ka...
Aargoosiga qabiil ayaa ku soo badanaya gobolka Mudug ayadoo nin xoolo dhaqato ah lagu dily gobolka xalay. Lama garanayo cida dilka...
Quitting OPEC won’t mean very much. Quitting the Gulf Cooperation Council would have far costlier repercussions. Qatar’s surprise decision to...
Djibouti will resume providing port services to South Sudan following the restoration of peace in the latter, official said. The...
Madaxweynaha Eriteriya ayaa la filayaa inuu Jabuuti tago kadib wadahadalo hoose oo u socdey iyaga iyo xukuumada Jabuuti kuna aadan...
Wararkii u dambeeyay dad badan oo ku sumoobey deegaan ka mida Puntland gaar ahaan deegaan hoostaga Carmo oo lagu magacaabo...
Denmaak ayaa jasiirad sumaysan ku tuureysa qaxootiga ay diido iyo dadka dambiyada ka galay dalka ee ah ajaanibta magangelyada u...
Safiirka Somaliya u fadhin doona Kiiniya ayaa laga gudoomey warqadaha aqoonsiga. Mudane Maxamuud Tarsan ayaa jore u soo ahaan jirey...
Muuse Biixi ayaa la hadley haweenka Hargeysa kadib balankii aanu fulinin. Haweenka ayuu shegay in loo qoondeeyay kuraas laakiinse aanu...
Gudoomiyaha xisbiga Wadani ee Awdal ayaa khashifay socdaalkii fashilmey ee Muuse Biixi ku tagey qaar ka mida magaalooyinka gobolada Sool...
Nuclear accord and settlement labels caused Germany to deny Jerusalem as Israel’s capital. The founding director of the European Coalition...
The Somali and Borana communities have signed a peace deal to end hostilities and coexist in peace. The peace negotiations...
Qatar’s emir, Sheikh Tamim bin Hamad Al Thani, has received a written invitation from Saudi Arabia’s King Salman to attend...
The US has re-established a permanent diplomatic presence in Somalia more than two decades after closing its embassy in Mogadishu,...
Xaafadii biyuhu ku soo baxeen Boorama oo welli qaylo dhaan direysa kadib markii ay waydey cid u soo gurmata maadaama...
Argagixisada kooxda gaaleynta Muslimiinta ayaa weriye ku dhaawacdey Muqdisho kadib markii ay bambaano ugu xirtey gaarigiisa. Waxay kooxdan gaalayntu xoojisay...
Laascaanood ayaa maamulka Somaliland shaqaale ka qoranayaa. Tirada u fadhiisatey shaqada la sheegayo ayaa lagu sheegay 190 qof oo shaqo...
Illaahay ha u naxariisto Abwaan Cabdixakiin Cabdillaahi Jibriil (Abwaan Qiiq) oo maalmahan-ba xanuun u jiifay ayaa waxa uu goor dhawayd...
Xagjir Xasan Daahir Aweys ayaa taageeray weerarkii kooxdiisa shabaab ka fuliyeen Gaalkacyo ee ay ku xasuuqeen dad gaaraayay 18 qof....
Khilaafka madaxda Puntland ayaa dibedda u soo baxay. Madaxa Puntland iyo ku xigeenkiisa Camey ayaa hore loo ogaa inuu jiro...
Haweenay maalqabaneena hadana dawarsata dalkaasi Shiinaha ayaa dhawaan la ogaaday inay ahayd maal-qabeen howl-gab ah. Haweenaydan 79-jir ah ayaa waqtigeeda ugu...
Xisbiga Wadani ayaa Awdal u magacaabay gudoomiye cusub oo bedeli doona kii hore oo isay iska casilay booskaas sheegayna inuu...
Xisbiga Wadani ayaa ka hadley fadeexadii Muuse Biixi ka raacdey Burco. Muuse Biixi ayaa socdaal faaiido daro ah ku tagy...
Xildhibaan Khadar oo ka tirsan maamulka Somaliland ayaa ka hadley dhalinyaro hubeysan oo hadana dadka dhaca oo Hargeysa ku soo...
Gudoomiyaha barlamaanka ayaa muran horleh ka bilaabey shaqada barlamaanka kadib markii uu ka soo noqdey safar shaqo oo uu ku...
Dawlada Somaliya ayaa raaligelin ka bixisay dib u dhaca baasaboor Somaliga kadib markii maalmihii u dambeeyay uu ku yimi hakad...
Laba gabdhood oo Somaliyeed ayaa ku dhintey shil ay ku galeen dalkaasi Maraykanka wadooyinkiisa mashquulka qaarna faaruqa yihiin. Amaal Maxamed ,...
Warka naga soo gaaraya isgoyska Sayidka ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in gaari uu halkaasi ku qarxay uuna ku dhintey...
Hogaankii ururkii ONLF ayaa soo xerogalay Jigjiga. Wafti uu hoggaaminayo guddoomiyaha ururka ONLF ayaa maanta ka soo degay Jigjiga kadib wadahadalo...