Kiiniya oo Muuse Biixi u sheegtay iibso qaadkayaga iskana dhaaf kan Itoobiya. Wefdi uu Muuse Biixi u direy Kiiniya oo...
Maamulka degmada Dambal ee Somali galbeed ayaa lagu eedeeyay kicin dadweyne kadib markii wiil dhalinyaro ah oo lagu magacaabo Saleebaan...
Muuse Biixi ayaa beeniyay inuu taageero dadka qaska ka wada Somali galbeed. Waxa welli jira rabshado ka dhaca Somali galbeed...
Somaliya ayaa ka qaybgashay shir muhiima. Shirka oo lagu soo gaba gabeeyey magaalada Jineefa ee dalka Swiserland ayaa waxaa ka qeyb...
Siyaasi Cali Faarax Cabdullaahi ayaa qarxiyay soo dhaweyn xumadii Saylici London kala kulmey. Malaha afar qof ayaa meelaha ordaayay iyo...
Dadweynaha degan Xariirad ee gobolka Awdal oo tirsanaya qabyaalad cad. Waxaan eex ka tirsanaynaa badhasaabka Muuse Biixi magacaabay ee Ciisaha...
Siyaasi Maxamed Jaamac Abgaal kana soo jeeda gobolka Awdal ayaa sheegay nidaam xalaala oo Somaliland lagu wada yeelan karo. Meeshiiba...
Xildhibaanada Mucaaradka ayaa si weyn u soo dhaweeyay gudoomiyaha barlamaanka oo maalmahan ku maqnaa shir hawleed uu ku joofgey Turkiga....
Doorashada horjoogaha Koofur Galbeed ayaa dib loo dhigey markale. Guddiga doorashada madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa maanta sheegay in doorashadu dhici doonto...
Askari aaga uga soo baxay inuu dhac gaysto ayaa xukun ku haboon dhacay. Xukun Xasan Abshir ayaa si dhuumaaleysi ah uga...
Cabdiwelli Gaas iyo Axmed Madoobe waxa kibriyay Xasan Sheekh. Madaxweyne ku xigeenka Puntland Camey ayaa ku qarxiyay Cabdiwelli Gaas iyo...
C/raxmaan Saylici ayaa dalxiis u tagey London iyo dad aad u yar oo ku soo dhaweeyay garoonka magaalada London. Saylici...
Ciidan booliis oo tababaran ayaa laga dejiyay Baydhabo xilli doorasho dhici doonto bisha soo socota shanteeda. Musharxiinta ayaa halis ugu...
Mandheera ayaa martigelinaysa todobaadka dhaqanka Somalida. Waxa magaalada Mandheere ee Woqooyi Bari Kiiniya ka socota isku diyaarinta maalunta dhaqanka ummada...
Wararka naga soo gaaraya magaalada Boosaaso caawa ayaa sheegaya inuu qarax bambaano ka dhacay halkaasi. Bambaanada ayaa ah kuwa gacanta...
Galmudug ayaa u dhacdey halkii laga soo abaabuley weerarkii Gaalkacyo ee argagixisada kooxda gaaleynta ay ku xasuuqeen ilaa 15 ruux...
Cali Gurey oo sheegay in Muuse Biixi talo ugu jirin doorashada iyo fadhiidnimada gudiga oo hore uu u sheegay. Cali...
Dadweynaha Hargeysa ayaa ka xumaadey doorashada Muuse Biixi dib u dhigey. Hooyo ayaa tiri Baydhabo oo ciidamo shisheeye joogaanba waxa...
Xisbiga Wadani ayaa si adag uga hadley doorashada Muuse Biixi dib u dhigey. Xisbiga ayaa sheegay in musuqa guddiga doorashada...
Wasaarada duulista ayaa dib u eegaysa heshiiskii lala galay shirkada Favori ee Turkiga ee maamusha garoonka magaalada Muqdisho. Shirkadan ayaa...
Xildhibaan Bulqaas ayaa qarxiyay sababta Muuse Bixi u tagi waayay Badhan oo Somaliland sheegato inay ka mid tahay iyads. Muuse...
Dawlada Jabuuti ayaa jawaab kulul siisay Faysal Cali Waraabe oo aflagaado saxaafada u mariyay. Maaha markii ugu horeysay e Fatsal...
Guddiga fashilmey ee doorashada maamulka Somaliland ayaa war ka soo saarey. Guddoomiyaha Guddiga fashilmey ee doorashooyinka Cabduqaadir Iimaan Warsame sheegay in...
Guddi been abuur ka samaystey maaliyada dalka ayaa la kala direy. Guddigan oo u badnaa mucaarad diidan maamulka madaxweyne Farmaajo...
Muwaadinin Somali ah ayaa laga soo daayay jeelasha Yugaandha. Muwaadiniintan waxaa garoonka Aadan Cadde ku soo dhoweeyay xeer ilaaliyaha Guud ee...
Xasan Cali Kheyre ayaa la shaaheeyay dadka Muqdisho xalay. Raiisal wasaaraha oo socdaal luga ku maray qaybo ka mida magaalada...
Madaxweyne Farmaajo ayaa geedwalba ka xirey horjoogeyaasha qasayay dalka. Madaxweynaha oo si weyn uga hadlay xagga nabadu ku luntey ayaa...
Xigmada bini-adamka kuma jirto , in wadankaaga aad u basaasto , dal kale , waxaa mahad iskaleh, ilaaha aan nagu...
Dhacdo argagax leh ayaa ka dhacdey Jowhar halkaas oo nin ku diley xaaskiisa oo uur shan bilooda leh. Haweenayda iyo ...
Siyaasiinta Somaliland ayaa ka hadley imaatinka shirkadda Telesom oo xarunteedu tahay Muqdisho iyo Jabuuti ayna leeyihiin Somali isku tagtey. Shirkadan...