Muuse Biixi ayaa xiriir la samaynaya madaxweynaha ismaamulka Oromada kadib markii Cabi Axmed albaabka ka xirtey sheegayna inayna ogolayn farogelin...
Cabi Axmed ayaa furey shir uu la qaadanayo mucaaradkii hore ee Itoobiya. Raiisal wasaaraha Itoobiya Cabi Axmed oo kaalin weyn...
Macalin lagu diley Afgooye iyo cida ka dambeysa. Macalinka la dilay ayaa lagu magacaabi jiray Cumar Mahad, waxaana uu ahaa maamulaha...
Argagixiso isku ekeysiiyay ciidanka dawlada ayaa xukun ku dhacay. Kooxdan gaaleynta Muslimiinta ayaa lagu helay maca ayagoo xiran dharkii ciidanka...
Muuse Biixi waa ku dhici waayay inuu Badhan tago. Xildhibaan Bulqaas ayaa qarxiyay inuu Muuse Biixi ka dici waayay inuu...
Isimo codsi u direy madaxweynaha Puntland Cabdiwelli Gaas inuu gobol u magacaabo magaalada qadiimiga ah ee Taleex. Siyaasiyiinta Dhulbahante ayaa...
Wasiirka ganacsiga ee maamulka Muuse Biixi ayaa amaro aan dadka faaiido u lahayn soo rogey. Wuxuu lacago ku soo rogey...
Maayerka Ceerigaabo ayaa la gar naqsaday Muuse Biixi oo u yimi. Muuse Biixi ayaa booqasho fashilantey ku maraya meelaha nabada...
Wararkii u dambeeyay qarax kooxda gaaleynta Muslimiintu ka gaysatey Muqdisho gaar ahaan xaafada Wadajir isgoyska Kaawa-godey. Wasiirka amniga ayaa warkan...
Weerar saakadii hore kooxda gaalaynta Muslimiintu ku qaaday Gaalkacyo ayaa hadda lagu guulaystey in la soo afjaro. Ciidanka amniga ayaa...
Shil khasaare keenay ayaa ka dhacay inta dhaxaysa Jigjiga iyo Dambal tuulo lagu magacaabo Jiri. Tirada dhimashada ayaa lagu sheegay...
Hogaamiyihii ka toobad keenay gaalaynta Muslimiinta Roobow ayaa hadda markale la gudoonsiiyay shahaadada musharaxnimada Koofur Galbeed. Ilaa iyo hadda ma...
Muuse Biixi oo la ogaadey dharkii uu xirnaa markuu Sool tagey. Waxa shalay la arkey Muuse Biixi oo hor fadhiya...
Reer Boorama ayaa qaylo dhaan ka direy masjid magaalada la da'ah oo dumey. Masjidka Harawo oo ku yaala bartamaha magaalada...
Ma runbaa in Maraykanku dayaxa cagta saaray sanadii 1969 sidey ku andacoodeen ee ay ka ameeyeen filimaan badan iyo nin...
Argagixisada Sucuudiga taageero ee Daacish oo sun ku weerartay Xalab. In ka badan 70 qof ayaa la dhigey isbitaal ku...
Liiska basaasiintii u shaqayn jirey Tigreega ee u joogey Koofurta Somaliya ayaa la shaaciyay. Liiskan oo qarsoodiya ayaa waxa ku...
Dr C/raxmaan Beyle ayaa wado cad ku ridey xildhibaano mucaarada oo si kuturi kuteen oo aqoon iyo cilmi ku jirin...
Liiska basaasiin u shaqayn jirey xukunkii Tigreega ee Itoobiya uu ku lahaa Somaliland. Siyaasiintan oo qaarkood ku jiraan maamulka Muuse...
Maska madaxaa laga dilaa waana naqaanaa Hargeysa goobkasta oo laga soo galo. Jeneraal Caare ayaa dagaalkii uu la galay ciidanka...
Muuse Biixi ayaa guuto ciidana oo ka soo jeeda deegaanka Laascaanood la galay Laascaanood iyadoo dhinaca kale ay magaalada ka...
Kiiniya ayaa hadashay tirada qaxootiga ee isaga noqdey xeryahay ku jireen mudada 26 sano kadib burburkii dalka ay sababeen kooxihii...
Madaxweyne Farmaajo ayaa ka degay Yugaandha kadib safarkii Turkiga halkaas oo uu wadahadal la qaatey madaxweyne Erdouqaan. Madaxweyne Erduqaan ayaa...
Cabsi la soo deristay dadweynaha ku nool xaafad ka tirsan Boorama. Magaalada ayaa ah magaalada kaliya ee u dhow buur...
Turkish Foreign Minister Mevlut Cavusoglu has accused Donald Trump of intending to brush aside the killing of Jamal Khashoggi “no...
Muuse Biixi ayaa ka calaacalay dawlada dhexe ee Somaliya Puntland-na amaanay. Muuse Biixi ayaa sheegay inuu jecelyahay reer Puntland asagoo...
Dhacdo naxdin badan ugubna ah ayaa ka dhacdey duleedka Kismaayo halkaas oo deegaanka Goobweyn ay gabadh ku sumeysay ayeydeed oo...
Madaxweyne Farmaajo ayaa la yaabay dadka diidan ganacsi wadaaga wadamada geeska Afrika una bedelay siyaasad wadaag. Farmaajo oo hadda Turkiga...
Maxaa looga hadley xuska maalinta Af-Somaliga oo Hargeysa lagu qabtey. Afka hooyo ayaa la qorey 1972 taas oo aad loogu...
Iiraan ayaa Maraykanka u sheegtay in gantaalaheedu gaarayaan haddii ay dhaqaaq ku soo sameeyaan xadka dalka iyo biyihiisa iyo hawadiisa....