Faysal Waraabe ayaa kabaha la dulmaray Muuse Biixi oo socdaal weli u jooga gobolka Togdheer maantana weerar uu Jeneraal Caare...
Tahriibayaal Somali ku jirto ayaa xoog looga dejiyay markab badbaadiyay. Markabka oo ku xirnaa dekeda caasimada Liibiya ayaa tahriibeyaashu diideen...
Jeneraal Caare ayaa weerar ku qaaday ciidan ka tirsan Somaliland oo ky sugan deegaanka Ceel-afwey e gobolka Sanaag. Dagaalka oo...
Madaxweyne Farmaajo ayaa ka hadley kulan uu la qaatey madaxweynaha Talyaaniga. Farmaajo oo muddo sadex cisho jooga dalkaasi Talyaaiga oo...
Siyaasi Cali Faarax Cabdullaahi muxuu ka yiri socdaalka Muuse Biixi iyo shirka beelaha Direed ee dawlada Somali galbeed oo baryahan...
Xidhibaan ka tirsan Somaliland ayaa qarxisay in Berbera sun ku shubeen Imaaraadku. Xildhibaan Siciid Warsame ayaa sheegay in ayna Berbera...
Haweenay Marookaana ayaa jacaylkeeda ku dishey Imaaraadka waxase ka daran waxa kadib ay samaysay. Haweenaydan oo da'deedu tahay sodomeedyadii ayaa...
Dil ka dhacay suuqa Bakaaraha Muqdisho. Wararka ka imaanaya suuqaasi ayaa cadeeyay in halkaasi lagu diley shaqaale ka tirsan shirkada...
Agaasimihii cadaalada Somaliland ayaa Muuse Biixi duhur cad kaga dhaqaaqay Burco. Agaasimaha oo lagu magacaabo Xuseen Maxamed Maxamuud ayaa sababeeyay waxa...
Haddii Sucuudigu nala shaqayn waayo dilka Jamaal xag kale ayaan u gudbeynaa. Wasiirka arimaha dibedda ee Turkiga oo Maraykanka jooga...
Xulka qaranka Somaliya ayaa garaacay xulka Itoobiya. Ciyaartan koobka Olimbikada Afrika ayaa Somaliya soo bandhigtey ciyaar xiise oo ku garaacdey...
Sidee Boorama looga xusey xuska dhalashada nabigeena SCW. Maanta ayat ku beegan tahay dhalashada rasuulkeena SCW welibana ku beegan maalintii...
Muuse Biixi ayaa loo xirey xaafado badan oo ka tirsan Burco kadib markii uu la yimi guuto dhan oo ciidan...
Gabadh uu dhalay Trump ayaa taageertay Ilhaan Cumar oo bisha koowaad ee sanadka 2019 iman doonta aqalka cad ee Maraykanka...
Faahfaahin qarax gaari oo argagixisadu ka fulisay Muqdisho. Qaraxa ayaa ka dhacay kasoo horjeedda Hoteelka Makah Al-Mukaramah. Sida goobjoogeyaal u xaqiijeen...
Itoobiya ayaa in muddo ahba waxa Somalilanbd u joogey wakiil soo maray dawladihii kumeelgaarka ah iyo kuwo aan soo marinba,...
Ciidanka oo lugaynaayay saacado ayagoon wadan gaarida Amisom la siiyay ayaa argagixisada ka xoreeyay deegaanka Dhanaane ee gobolka Sh Shoose...
Madaxweynaha dawlada Somali galbeed ayaa markii ugu horeysay booqasho u kicitimay. Mustafe Cagjar ayaa ka degay Godey halkaas oo aad...
Umadkastaa Markay rabto hogaamiye , ka hor waa inay horta Soo iibsadaan , Muraayadda Aragga , si ay hogaamiye fiican...
Sheekada Xasan Sheekh waa saaxiibkaa saaxiibkiis waa cadowgeyga. Waxa maanta Xasan Sheekh booqasho ku tagey Kismaayo oo uu in muddo...
Tan iyo Sannadkii 1991-dii Xilligaasi oo ay Burburtay Dawladii dhexe ee Soomaaliya waxaa Somaliya ka Hana qaaday Shirkado Badan oo...
Axmed Madoobe ayaa Kismaayo ku soo dhaweeyay Xasan Sheekh oo hore uu u diidey saraakiisha uu soo magacaabo. Xasan Sheekh...
Xisbiga UCID ayaa wakiilka Muuse Biixi ugu magacaaban Jabuuti ku eedeeyay tuuganimo. Wakiilkan ku magacaaban Jabuuti ayuu sheegay in la...
Muuse Biixi ayaa reer Burco ogeynba inuu imanaayo iyo niyadjab ay ka muujiyeen maamulkiisa. Dadka magaalada oo caadi ay u...
Askari nabadoon ku diley Kismaayo bishii hore ayaa sharciga lala tiigsadey. Askarigan oo lagu magacaabo Cabdirisaaq Cumar Cabdullaahi ayaa si...
Somaliland lama wada laha ee hala wada yeesho. Aqoonyahan C/rashiid Cabdi JaamacAqoonyahan C/rashiid Cabdi Jaamac ayaa daboolka ka qaaday dareenka...
Wefti ka socda jaamacadaha Carabta oo Burco tagey. Xubnahan ka yimi Masar ayaa booqdey jaamacada Burco oo tayadeedu hooseyso, ayagoo...
Parliament’s Defence committee has said construction of the Somalia border wall is going well. The committee yesterday commended the Kenya...
Raiisal wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa ka hadley dakhliga dawlada ee kordhey oo muujinaysa in shacabka Somaliyed diyaar u yihiin...
Muuse Biixi ayaa u safrey Togdheer iyo safarkiisa oo aan lagu arkin wasiirada beeshiisa ee faraha badan iyo xataa weriyeyaasha...