Argagixisadu ayaa nin taraawiixda ka soo baxay ku xasuuqdey Muqdisho. Ninkan argagixisadu xasuuqdey ayaa lagu magacaabi jiray Xasan Cali Ibraahim (Gaadaay)...
Wahaabiyada Sucuudiga iyo Imaaraadka oo Maraykanku cirka ka taageerayo ayaa weeraray magaalada dekedda leh Xudeyda ee Yaman. Dhim,asho xooga ayay...
Muuse jeeegaanow Ingiriis dhul u doono dhulkani waa kii laga eryay. Shacabka Laascaano oo si adag uga hadley dagaalka jeegaantu...
Ku xigeenka Faysal Waraabe ayaa laga eryay Jaamacada Camuud. Talaabadan ay qaadeen jaamacada Camuud ayaa loo arkaa inay la xirtiirto...
Maamulada Puntland iyo Somaliland ayaa dhalinyaro kala afduubtey. Sida aan wararka ku helayno dhalinyaro ka soo jeeda Somaliland ayaa lagu...
RW Xasan Cali Kheyre ayaa kordhiyay kormeerada uu sameeyo habeenkii gaar ahaana ku tago xeryaha askarta heeganka u ah argagixisada...
Culimadu waa inay bulshada u iftiimisaa sunta iyo dhagarta joogtada ah ee argagixisada shabaab ku hayso dadka Somalida ah e...
Wararkii u dambeeyay dab ka kacay xarun agoomuhu leeyihiin oo Garoowe ku taal. Dabkan oo xalay ka kacay ayaa la...
Puntland ayaa beenisay in wadahadal u socdaan Muuse Biixi. Warkan ayaa imaanaya xilli masuul ka tirsan Somaliland uu sheegay inuu...
Fanaanka Nimcaan Hilaac ayaa casuumay ardayda Koofurta iyo bartamaha Somaliya ee ku sugan Boorama. Ardeydan ayaa wax k barta jaamacadaha...
Qoraa Idaajaa oo si weyn looga yaqan Somaliya oo dhan ayaa Hargeysa kaga hadley in Af-Somalifgu ahayn 4.5. Qoraaga oo...
Doon ku rogmatey Afgooye iyo khasaaraha jira. Sida aan wararka ku helayno doontan ayaa ka tagtey Afgooye ayada oo sida...
Mudawakh Trump iyo hogaamiyaha Kuuriyada Woqooyi ayaa kulmey markii ugu horeysay. Trump ayaa bilo kahor ku hanjabay inuu burburin doono...
C/raxmaan Saylici ayaa amrey in reerkiisu jawaab ka bixiyo eedayn iyo dhulboob uu isagu kula kacay beelaha reer Dudud (Samaroon)...
Qayb kale oo xiise leh filimka Jugjug meeshaada joog. Kamaal oo Faynuus u guurisay hadana ka hinaastey markii dambe. Si...
Madaxtooyada ayaa ciidsiinaya caruur agoona oo dhib ku haysato Muqdisho. “Waxaan u soo jeedineynaa warbaahinta in ay u istaagaan sidii loo...
Balaayo daaman la qabtay leedahaye dabo la qabto ma leh. Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Dr Cabdiraxman Ducaale Beyle ayaa Warbaahinta u...
Wafti ciyaartoy Somali ah ayaa Ruushka lagu soo dhaweeyay. Waftigan oo xiriirka kubadda cagta Somaliyeed ayaa Inta Moosko u taagey...
Beelaha Samaroon oo lagu yaqaan inay martidooda sharfaan ayaa u jawaabay Faysal Waraabe oo dayay inuu isku diro Samaroon Iyo...
Suldaanada Faysal Waraabe ayaa si indha la'aana u taageeray hadal Faysal Waraabe colaad ku gelinaayay kicinaayay beelaha Hawiye iyo Samaroon....
RW Itoobiya Abiy Axmed ayaa booqasho ku tagey dalkaasi Masar. Sidii loo doortey Abiy Axmed waxa isbedel laga dareemay dhamaan...
Suldaanka reer Awdal ee Abshir ayaa laba fariimood u direy Faysal Waraabe iyo afhayeenka Puntland. Faysal Waraabe sowkii ina lahaa...
Gaas ayaa xariga ka jaray wadada wasaaradaha ee Garoowe. Waddadan ayaa dheerakeedu yahay 1.5 KM, waxaana ku baxday lacag gaaraysa...
The city of Jeddah is witnessing the return of singing groups to restaurants, which are an extension of an old...
Wasiirkii hore ee wasaaradda arrimaha gudaha Cabdi Faarax Juxa oo ka haDlayey dhibaatada ay keentay hadalkii uu jeediyey Faysal Waraabe...
Ethiopian Airlines has taken delivery of its 100th aircraft, Boeing 787 Dreamliner on June 6, 2018, once again leading the...
Oday dhaqameedka gobolka Awdal aya si caro leh caqli celina ku jirto ugu jawaabay Faysal Waraabe oo yiri cadaawada ISAAQ...
Puntland ayaa sheegtay inay ardeydeeda kala soo baxayso Somaliland gaar ahaan magaalooyinka Hargeysa iyo BUrco intii ka joogta. Arintan ayaa...
Dr C/raxmaan Beyle ayaa ka hadley tirada ciidanka ee toos u qaata mishaharaa dawlada bilkasta ayna ugu dhacdo keyd iyagu...
HAMBALYO CADOWGII ,SHIRQOOLKII ,DABINKII UMADEENA SOMALIYEED WAQOOYI & KOONFUR BA WAA SOO AFJARANTAY YAASE KA DANBEEYEY??, WAA IMISA DAL TIRADOODU...