Nin argagixisadu meyd ahaan uga tageen magaalada Muqdisho ayaa isla kuwii oo isaga raadinaaya uu ku arkey Baydhabo kadibna u...
âHorta ninka wadaadnimada sheegta ee Berberaawi la yidhaahdo, ee dhallinyarada ku dhex faafiya figradaha qaldan ee ah âannaga wadaaddada ah...
Faahfaahin xasuuq foolxun oo argagixisada shabaab la baxdey ku dishey lamaane caruur leh deegaanka Awdiinle ee gobolka Bay. Dadka deegaanka...
Kala Haab ayaa meel xiise leh maraya. Faadumiina oo tababar siisay Farax Kaftan si loo furto. Dhinaca maxay ku dhamaatey...
Ma jirto wax lagala hadlo maamulka Somalidiidka ee Muuse Biixi waxa sidaas yiri madaxweyne ku xigeenka Puntland Camey oo la...
RW Itoobiya ayaa isbedel ku sameeyay jagooyin ka mida muhiim dawladiisa. Abiy Axmed ayaa eryay taliyihii ciidamada oo ku naaxay...
Suldaan reer Puntland ah ayaa fariin u direy reer Awdal sheegayna in dadka reer Puntland ee jooga Awdal ay magan...
RW Xasan Cali Kheyre ayaa booqdey qoxootiga Somaliyeed ee ku nool Jabuuti. Raâiisul Wasaare kheyre oo la hadlay boqolaal ka...
Faahfaahin xasuuq argagixisadu ka gaysatey Muqdisho. Argagixiso ka tirsan kooxda Shabaab ayaa sida la sheegay ku qarxisay xaafada Yaaqshiid gaari...
Allaha u naxariistee waxa saaka magaalada London ee Ingiriiska ku geeriyooday weriye Maxamed Aadan Xirsi oo ku magac dheeraa Teera...
Dawlad deegaanka Somalida Itoobiya ayaa lagu eedeeyay dad u xirxirey siyaasad ahaan. Dadkaan la xirxirey ayaa isugu jira dhalinyaro, odayaal...
Tahriibayaal ka baxay Somaliya ayaa ku dhintey xeebaha dalka burburey ee Yaman. Ugu yaraan 46 qof oo tahriibayaal oo ku sodey...
RW Xasan Cali Kheyre ayaa wadahadal la furaya madaxda dawlada Jabuuti. Raâiisul Wasaaraha Soomaaliya oo ay la socdeen wafti ay ka...
Muuse Biixi ayaa ka qayliyay dadkii Hargeysa oo la waayay meel lagu aaso. Waxaan gaarney diciifnimo awgeed inaan weyno meel...
Qaracan haween Somaliyeed ayaa seexda dariiqyada caasimada Indooniisiya. Haweenkan oo ka soo cararay dhibka iyo dulmiga ka jira Somaliya ayaa...
Hooyo Somaliyeed iyo 7 caruurteeda ah ayaa guri ku gubtey dalkaasi Maraykanka. Guriga hooyadan kula nooleyd caruurteeda ayaa ahaa guri...
Puntland ayaa ciidan cusub gaysay furinta Tukaraq halkaas oo ay u tafaxaydatay sidii ay dhulkeeda uga xoreyn lahayd Muuse Biixi...
Qaylo dhaan ka soo baxdey xildhibaanada Hir-Shabeele oo argagixisadu ugaarsi ku bilowdey. Xildhibaanadan oo aan wax shaqo u hayn gobolka...
Maxaa ka soo baxay shirkii madaxweyne Farmaajo iyo maamul goboleedyada ee ka dhacay Baydhabo xilli argagixisada kordhisay xaauuqa duhurka cad...
It's been a year since three of Qatar's neighbors plus Egypt severed ties with the Gulf state, cut off exports,...
Argagixisada ayaa markale duhur cad xasuuqdey nin oday ah magaalada Muqdisho. Marxuumka la dilay ayaa waxaa lagu magacaabi jiray Macalin Daahir...
Puntland ayaa walaac ka soo sarartey lacag duufaaneed oo dawladu siisay Somalilandtaas oo loogu talogalay duufaantii ku dhufatay gobolka Awdal....
Ciidanka dawlada ee degmada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa gacanta ku dhigey argagixiso xalay gelinkii dambe ku soo weerartay buundada...
Buuhoodle ayaa soo dhaweysa kolba wasiirkii Dhulbahante ee yimaada. Dhawaan ayay ahayd markii madaxweyne ku xigeenka Puntland Camey uu tagey...
Aabihii Somaliyeed ee laga soo masaafurinaayay Kanada ayaa war farxadle loo sheegay. Yuusuf Maadey Maxamed oo lagu helay inuu Kanada...
SOMALIA & SOMALILAND Dagaal koodu wuxuu soconayaa #18bilood 4 waa dhacday Dhaqdhaqaaqyo ciidan oo ka socda xuduudka Somaliland Bishii la...
Qayb kale oo xiise leh taxanaha Kala Haab iyo Fadumiina oo ilaalis ku jirta. Makala bixi doonaan Faarax Murtiile iyo...
Somaliya aaminkii aa ku soo noqdey siyaasiga Salaad Cali Jeelle ayaa si qosola uga hadley siyaasada dawlada oo uu sheegay...
Maamul Somalilnimo diidan argagixisana wata u ogolaan meyno dalkeena. Puntland ayaa war ka soo saartay xaaladii u dambeysay ee gobolka...
Dawlada Somaliya ayaa lacag ugu deeqday duufaantii ku dhufatay Awdal. Duufanta oo si aada u waxyeelaysay xeebaha u gobolka Awdal...