Abiy Ahmed ayaa ku guuleystay in loo doorto guddoomiyaha Xisbiga Talada haya ee Dalka Itoobiya,kaasi oo ah siyaasi Muslim ah...
Somaliya ayaa dacwad ka gudbisay Carabta DP World oo u xusul duubtey inay kheyraadka dalka daldashaan ayagoo laaluushaya Somalida. Shirkada Carabta...
Waraabe ayaa ilmoyar ku cunay deegaan ka tirsan Gabiley. Warkan naxdinta leh ayaa laga soo sheegay. Deegaanka Waraabaaley oo qiyaastii...
Madaxweynaha Somaliya ayaa warqadaha aqoonsi ka gudoomey safiirka Muriiteeniya u fadhin doona Muqdisho. Danjire Wadaadi ayaa Madaxweyne Farmaajo u gudbiyay...
Diyaarado dagaal oo joog hoose Ku socda ayaa lagu arkau Deegaan hoostaga Cadaado oo lagu magacaabo Docoley. Diyaaradahan oo isugu...
Dawlada Somaliya ayaa suaalo weydiisay safiirka Imaaraadka u jooga Somaliya. Imaaraadka iyo Sucuudiga ayaa u xusul duubtey inay Somaliya ka fuliyaan danahooda...
Magaalada Boorama ayaa waxa ka dhacay banaanbax kooban oo ay dhigeen dad ku wareersan taloxumada Muuse Biixi oo hadda cunaha...
Shortly after sunrise, a group of young women arrive at a football pitch in Mogadishu where they shrug off their...
Gaas ayaa kulan la qaatey hay'adah Puntland. “Waxaan maraka hore u mahad celinayaa Wasaaradda Maaliyada oo nagu marti galisey xarunteeda, Beesha...
Galmudug ayaa ugu dambeyn yeelatay hal barlamaan. Munaasabad lagu mideynayay Baarlamaanada Maamulada Galmudug iyo Ahlusuna ayaa ka dhacdey Dhuusamareeb. Madaxa Xukuumadda...
RW Xasan Kheyre ayaa furey shirka nabadeynta gobolka Sh Hoose. Wasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya oo shirkan qayb weyn ka qaadatey ayaa...
Faahfaahin qarax ka dhacay Muqdisho. Qaraxa koowaad ayaa waxa uu ka dhacay Xaafada Odweyne ee degmada deeyniile,waxana laamaha aniga ay...
Dib u jaleec jidka Awdal iyo Jabuuti oo xilli hore la isla gartey in la dhiso. Madaxweyne Siyaad Barre iyo...
Wasiirad ka hadashay inta ka hartay in la mamnuuco shirkadda carabta ee DP World. Wasiirka Dekedaha Soomaaliya Maryan Aweys Jaamac ayaa...
Muuse Biixi ayaa ka hadlay tirada ISAAQ iska diley dagaal beeleedyo socda iyo kufsi faraha ka baxay oo 80 kufsi...
Argagixisada Shabaab ayaa isku qarxiyay magaalada Muqdisho iyo khasaare jira. Gaari argagixisadu wadatey oo ku jirey safka baarista bar xanibaad...
C/raxmaan Ciro aya ka yaabay jawaab ka yimi Muuse Biixi. Xisbiga Wadani ayaa sheegay in doorashadii uu ku shubtey Muuse...
Maxkamada ciidanka ayaa xukun ku ridey argagixiso gaystey xasuuq. Argagixisadan ayaa u qaabilsanaa qaraxyada dhiigmiiratada Shabaab kuwaas oo ciidanka amnigu...
Faahfaahin dheeraada ayaa ka soo baxaysa gaari qarax ku haleelay duleedka Muqdisho. Qaraxan oo loo malaynayo in argagixisadu ka dambeyso...
Bam gacmeed lagu weeraray guri shacab oo ku yaal Muqdisho. Dadka degaanka ayaa xaqiijiyay inuu khasaare ka dhashay. Weerarada noocana ayaa...
Filimka Quursi qaybtii labaad oo xiise gaara leh. Waxa inoo jilaya jilayaal aad ku taqaaniin jilida. Qaybtan ayaa waxa ku...
Haweenkii sunta lagu buufiyay Muqdisho ayaa ka hadley sida loo dili rabey. Haweenkan o badankoodu ka badbaadey suntaas loogu talogalay in...
Dhalinyaro si qabyaaladeysan Hargeysa iskugu garaacaya oo la qabtey. Booliiska magaalada Hargeysa ayaa sheegay in dhalinyaradan markey is garaacayaan ay...
Irbad isku durista ayaa hadda laga soo sheegayaa magaalo kale oo ka mida Somaliya. Dhawaan ayay ahayd markii haweenay ku durtey...
Saylici ayaa Siilaanyo iyo Muuse Biixi ku sheegay ''mujaahidiin''. Dhinaca kale wuxuu qirtey in Awdal looga adkaadey Kulmiye. Saylici oo 7000...
Golaha aqalka sare oo ah gole ayna Somalidu waxna ka ogeyn waxna soo kordhin lagana soo guuriyay dalkaasi Maraykanka ayaa...
Ciyaar xiise leh ayaa dhexmartey wadamada Brasiil iyo Ruushka oo ka dhacdey dalkasi Ruushka qasatan garoon aad u weyn oo ku...
Booliiska magaalada Muqdisho ayaa war ka soo saaray hilib la qabtey. Hilibkan oo gaari lagu wadey ayaa lagu qabtey bar xanibaad...
Taageerayaashii Muuse Biixi ee Saylac ayaa ka calaacalaya lacagta uu ku kordhiyay. Muuse Biixi ayaa joojiyay lacagtii masaakiintu Saadka isku...
Nin loo malaynayo argagixisada Daacish ayaa dad ku haysta Suuq ku yaal Faransiiska. Suuqan laga adeegto ayaa ku yaal magaalada Trèbes ee...