Saudi Arabia opened its airspace for the first time to a commercial flight to Israel with the inauguration Thursday of...
Suldaanka Muuse Biixi ayaa sheegay inuu joojiyay hadalada sunta ah. Suldaan Xasan ayaa hore u kiciyay iskana fogeeyay beelaha ee Isaaq...
RW Xasan Kheyre ayaa amrey in si deg dega loo baaro xasuuqii argagixisada ee shalay. “Waxaan ka tacsineynayaa aniga oo ku...
Wararkii ugu dambeeyay qaraxii ka dhacay Muqdisho. Gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay oo uu kaxeynayay Ismiidaamiye ka tirsanaa argagixisada...
Hay'ada Camuud Foundation ayaa deeq gaarsiisay dadka abaaruhu ku dhifteen ee Awdal. Deeqdan ayaa gaartey degmooyin hoostaga Lughaya oo dadka xoolihii...
Muran ka taagan miisaaniyada maamulka Somaliland. Dood ka socotey golaha wasiirada maamulka ayaan laga soo saarin wax natiijo ah. Waxana...
Xisbiga Wadani ayaa kalsoonidii kala noqdey gudiga doorashada ee maamulka Somaliland oo hore u fashilmey markii ay ku guuldaraysteen inay qabtaan...
Kiiniya ayaa waxay rabto ka samaynaysa xad beeneedka labada dal. Qaar ka mid ah Bulshada Magaalada Balad Xaawo oo saxafada la...
Haween ka shaqeeya nadaafada ayaa goordhow la sumeeyay. Haweenkan lagu sumeeyay magaalada Muqdisho ayaa loola cararay isbitaalada magaalada si loo daaweeyo....
Qaramada midoobey ayaa walaac ka muujisay dabago'a geed dalka caan ku ah. Warbixinta ay sameysay Hay’adda Cunada iyo Beeraha ee QM...
Wasiirka maaliyada Dr Beyle ayaa war ku soo kordhiyay cashuuraha dalka. Dr C/raxmaan Bayle oo la hadley saxaafada mar uu booqdey...
Wasiirka dastuurka Xoosh ayaa sheegay cida ah ku simaha afhayeenka barlamaanka. Arrintan ayaa ka dambeysay markii ay dood ka dhalatay...
Qabiiladee ka soo jeedaan wasiirada dawlada madaxweyne Mustafe Martin ee Somaliland. Madaxweynaha dibeda looga dhawaaqay ee Somaliland Mustafe Martin ayaa...
Waxma idiinma balan qaadi karo reer Awdalow laakiin waa sidii Muuse Biixi sheegay waa hadalkii wasiirka qorsheynta maamulka Somaliland oo...
Yuhuudiga Natanyahu ayaa si xun uga hadley qoxootiga Afrikaanka ah. Natanyahu ayaa ka hadlayay deyr koronto ku xiran tahay oo Yuhuudu ka...
Afhayeenka Muuse Biixi ee dibedda Prof Axmed Samatar muxuu ka yiri xiisada heshiiska dekedda Berbera laba dawladood iyo maamul goboleed...
Boorama ayaa biyo la'aantu ku soo badatey iyo wasiiro maamulka ah oo agab wareejiyay. Maamul xumada maamulka Somaliland ayaa keentay in...
Maayerada Boorama iyo Gebiley ayaa ka hadley xilka qaadis hortaala. Maayeradan ayay ahayd in marhore cod loo qaado ayagoo lumiyay kalsoonida...
Wasiir ka mida wasiirada Muuse Biixi oo gabdho caayay ayaa maxkamad la soo taagayaa. Wasiir Guri barwaaqo ahna wasiirka warfaafinta ayaa...
Qarax khasaare gaystey ayaa ka dhacay duleedka Gaalkacayo. Qaraxan ayaa ka dhacay dhinaca Woqooyi ee magaalada. Warka ayaa intaa ku...
Madaxweyne Farmaajo oo tababar u soo xirey ciidan cusub. Madaxweynaha ayaa awoodiisa ugu badan saaray sidii ciidanku u noqon lahaa...
Gudigii aqalka sare ee loo xilsaarey xalinta barlamaanka ayaa war soo saaray. Waxa ay sheegeen in ay la kulmeen Gudoomiye Jawaari...
Dadweynaha Boorama ayaa ka hadley sida Muuse Biixi u dhacay lacagtoodii. Qaylada dadkan aan cidina u maqneyn ayaa imaanaysa markii...
Xildhibaan Obama oo ayna soo gaarin lacagta Carabta ayaa dalbadey in golaha keeno heshiiska ay kasla saxiixdey Imaaraadka iyo maamulka Somaliland...
Wasiirada deegaanka maamulka Somaliland Shukru Baandare ayaa gudi hortagtey. Wasiiradan deegaanka ayaa hawsheeda u gudan kari weyday ayadoo goobaha ay...
Axmed Muumin Seed ayaa qaabiley wefti caalami ah. Wasiirka beeraha maamulka Somaliland ayaa la sheekaystay hay'ad ka socota qaramada midoobey oo...
Mooshin maanta la horgeeyay golaha wakiilada maamulka Muuse Biixi. Mooshinkan ayaa waxa ka hadlay gudoomiyaha golaha Baashe oo faahfaahiyay iyo...
Shacab soo dhaweeyay wado xirneyd oo maanta loo furey magaalada Muqdisho. Wadooyinka Muqdisho ayaa inta badan loo xiraa dhinaca amniga ayadoo...
Maydka argagixiso lagu diley Buurdhoobo ayaa la soo bandhigey. Saraakiisha Ciidanka Xoogga dalka ee Gobolka Gedo ayaa waxa ay degmada Buurduubo ee...
Filimka xiisaha leh ee Sinji Quursi oo sida aad ku arkaysaan cinwaanka ka turjumaaya sheekooyin dhaba oo ka dhex dhaca...