Qaxooti Yamaniyiina oo ka soo cararay xasuuqa Sucuudigu ayaa soo gaaray Berbera shalay ayagoo la socda doon ay ka soo...
Shirkii Kismaayo ee maamul goboleedyada Koofurta Somaliya ayaa dib u dhacay sida wararka ka imanaya Kismaayo ay sheegayaan. Shirkan oo...
Jeneraal Badmaceeye ayaa lagu aasay Muqdisho iyo madax ka qaybgashay aaskiisa. Xukuumada oo uu hogaaminayo RW Xasan Kheyre ayaa ka...
Maamul jufeedyada qaar ayaa ka warwareegaya shirka dastuurka dib loogu eegayo ee ka dhacaya Muqdisho ee ka dhacaya Muqdisho ee...
Maraykanka ayaa wax ka yiri arin ka socon weyday oo la xiriirta Suudaan. War kasoo baxay Xukuumadda Maraykanka ayaa lagu sheegay...
Muuse Biixi ayaa ka hadley casuumad loogu sameeyay degmada Baki xilli uu hadda xoogiisii isugu geeyay gobolka Awdal kana filayo...
Dr C/raxmaan Beyle ayaa sheegay lacagta la rabo si loo daabaco lacag kale oo shilin Somali ah. Wasiirka Malaiyadda Soomaaliya...
Muuse Biixi ayaa magacaabay guddi lagu sheegay guddiga diyaarinta iyo muraabiqiinta ee xisbiga Kulmiye. Qoraal uu Muuse Biixi soo saaray...
Madaxweyne Farmaajo ayaa arkey lacagta cusub ee dalku yeelanayo. Madaxweyne Farmaajo ayaa la kulmey dhigiisa dalkaasi Suudaan. “Mudane Madaxweyne, muddo...
“Once they are all dead we will go to one of the settlements,” says the Somali-Ethiopian pastoralist who is dealing...
Somali refugees are fleeing war, cholera and hunger in Yemen, the United Nations said Thursday, with 10,000 expected to return...
Aqalkii martida oo xadhiga laga jaray Boorama iyo hadalada laga jeediyay. Aqalkan oo loogu magacdaray madaxtooyada Awdal ayaa ah guri...
Soomaaliya iyo Suudaan ayaa heshiis balaadhan wada saxiixdey. Madaxweynaha Soomaaliya Farmaajo ayaa dhiggiisa Dalka Suudaan Cumar Xasan Albashiir uga mahad...
Prof Axmed Samatar ayaa markale sharaxay wuxuu ku raacay gudoomiyaha xisbigiisa Muuse Biixi. Prof Axmed Samatar ayaa ku doortey Muuse...
cMarkale caruur ku dhimatey dab ka kacay guri ay deganaayeen magaalada Hargeysa. Waxay ahayd bishii hore markii caruur ay ku...
Musharaxa xisbiga Kulmiye Muuse Biixi ayaa soo dhaweyn u sameeyay siyaasiyiin ku biirey xisbigiisa iskana difaacay eedaymo loo soo jeediyay...
Odayaal ka tirsan beesha Jibriil Yoonis (Samaroon) ayaa taageeray C/rashiid Xasan Mataan oo cidla taagan maadaama beesha oo dhan ay...
Siyaasi C/rashiid Xasan Matan ayaa ku biirey xisbiga Kulmiye sheegayna in beesha (Jibriil Yoonis) oo dhan gacanta ku hayo isla...
Axmed Madoobe ayaa sheegay xilliga uu qabanayo shirka maamul goboleedyada Koofurta oo uu ku dhawaaqay inkastoo Puntland ku kala jabtey...
Somaliya iyo Turkiga ayaa kala saxiixdey heshiis dhinaca beeraha ah. Labada dowladood ayaa waxaa heshiiska u kala saxiixay Saciid Xuseen...
Shirkii golaha wasiirada ayaa masuul lagu eryay iyo cida lagu bedelay masuulkaas. Shirkan oo la qabto maalin kasta oo khamiisa...
Harimacad lunsan ayaa hal qof ku diley degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabeelaha hoose. Sida dad goobjoogeyaala sheegeen Harimacadkan lunsan ayaa...
Xildhibaanadii xilka ka tuuri lahaa Shariif Xasan ayaa Baydhabo ku sii jeeda. Warkan waxa xaqijiyay Xildhibaan Dhubad Maxamed Dhaqane oo...
Madaxweyne Farmaajo ayaa gaaray Suudaan halkaas oo loogu sameeyay soo dhaweyn aad u balaadhan. Farmaajo ayaa booqashadii u horeysay Suudaan...
Oday dhaqameed ku biirey xisbiga Wadani ee gobolka Awdal ayaa ka hadlay in dadku u baahan yahay isbedel. Doorashada maamulka...
Prof Allabari oo reer Awdala oo Kulmiye ku eedeeyay in hadda xabaalihii kaliya u hadheen inay iibiyaan. Xafladan oo la...
Libaaxyo uu leeyahay wasiir Cali Warancade ayaa dhaawacay mid ka tirsan shaqaalaha beertiisa ee ku taal magaalada. Waxa laga waramay...
Wasiir Cukuse ayaa ku dhegan xisbiga Wadani kuna eedeeyay in ayna u hogaansanayn sharciga. Doortashada maamulka Somaliland ayaa wax ka...
Xisbiga Wadani ayaa sheegay in wasiirka duulista Somaliland Hargeysa kula madaxda duulista Somaliya. Kulankan oo qarsodi ahaa ayaa waxa sheegay...
Wasiirka duulista Somaliland ayaa wadahadal Addis ababa kula galaya madax ka tirsan dawlada Somaliya. Lama garanayo madaxda uu la kulmayo...