Xisbiga Wadani ee Awdal oo ka hadlay 4 Feebarweri ee caanka ah oo kumanaan reer Awdala lagu diley gobolka Awdal....
Shalay ayay ahayd markii la gooyay jidka u dhexeeya Boorama iyo Hargeysa iyadoo dadka deegaanku ka gadoodeen cadaalad xumo taagan...
Wasiir Somaliland ah oo ka hadlay heshiisyo macdaneed oo ay galeen xilli lacago badan laga qaatey shirkado beena oo aan...
Maxkamad ku taala Maraykanka ayaa hakisay xayiraadii uu Trump ku soo rogey wadamo ay Somaliya ku jirto in ay soo...
Waa waraysigii C/salaam Hereri la yeeshay RW Itoobiya Haylamaryam Desaalam oo uu kaga hadlay dhamaan arimaha Somaliya. Wuxuuna cadeeyay in...
Bannaanbax lagu taageerayo go'aankii ay shalay qaadatay Maxkamadda cadaaladda adduunka e ICJ ee ku saabsaneyd dacwada Badda Somalia iyo Kenya...
Qooto qooto qaybtii 24 oo si kale loo matalay iyo Farxiyo Fiska iyo Nasteexo indho oo sii shidey. Waa qayb...
Musharax Faroole ayaa ka cabanaya dawladaha deriska xilli uu xulafo la galay Xasan Sheekh. Faroole ayaa rajadiisu circa tahay waxana...
Saylac oo laga furey xarun maxkamadu yeelato iyadoo dadku ka cabanayaan cadaalad xumo baahsan. Maxamed Yuusuf ARAABINEWS
Garyaqaanka guud ee Somaliya oo ka hadlay guusha yar ee badda Somaliya ee Kiiniya rabto in ay bililiqaysato. C/llaahi Warmooge...
Banaanbax gilgiley Boorama ilaa magaalo cad iyadoo dadku ka cadhoodeen cadaalad daro iyo xoriyad daro ka jirta Boorama kaliya halkaas...
Axmed Muumin Seed oo tilmaamay habacsanaanta wasiirka waxbarashada maamulka Somaliland, wuxuu dhinaca kale ka hadlay sicirbararka. Maxamed Yuusuf ARAABINEWS
Siilaanyo oo darajooyin ku taxay askar dhamaan ka tirsan beesha dhexe isagoo ka akhrinaya warqad la soo qorey. Lama garan...
Siyaasiyiinta Xamar iyo Hargeysa waa isku dan kala dana. Prof Cabdi Samatar ayaa ka sheekeeyay arin soo martey sanadii 2006...
Wadahadaladii u dhexeeyay maamulada Khaatumo State iyo Somaliland xagee loo wareejay iyadoo shirkii hore ama kulankii hore ka dhacay Itoobiya....
Cunsuri Trump ayaa ka hadlay gantaal Iraan ay tijaabisay isagoo wacad ku maray in uu safiirkooda gayn doono Qudus oo...
Waxa maanta bilaabantey khudbadaha qaar ka mida musharixiinta u tartamaya jagada madaxweynaha Somaliya oo ahayd in Xasan fadhiid soo diyaariyo...
Ciyaaraha xulalka Afrika ee ka socda dalkaasi Gabon ayaa maraya gabagabo waxana caawa ciyaaraha qaybta afar isku hadhka ciyaaraya xulalka...
Nin u dhashay dalkaasi Afganistaan ayaa baxsi ku jira kadib markii uu xaaskiisa ka jaray sanka iyo dhegaha gobol ka...
Taliyaha taraafikada Boorama oo wax ka yiri shilka ka dhacay Boorama oo sababay dhimasho iyo dhaawac. Shilkan ayaa aad u...
US President Donald Trump's immigration and refugee restrictions are "offensive", a top Turkish official was quoted as saying on Tuesday,...
Warka shil gaadhi oo ay gaysteen barbarad oo sababay dhimasho aad u foolxun xilli ay hurdeen. Ehelada dadkan ayaa ku...
Gudoomiyaha xisbiga Wadani ee Awdal oo war xasaasiya sii daayay kadib dhacdooyin ka soo kordhey gobolka oo la iska xidhey...
Dawlada yar ee Imaaraadka ee dagaalka kulas jirta Sucuudiga xasuuqa uu ka wado Yaman ayaa taageertay go'aanka aduunka oo dhan...
Faadumo Qaasim Dayib ayaa laga saarey liiska guddiga ilaalinta anshaxa iyo asluub-wanaagga ee doorashada madaxweynaha jamhuuriyadda ee Soomaaliya, Mar ay...
Gudoomiye ku xigeenka gudiga doorashada ahaana ku xigeenkii Axmed Madoobe ayaa iska casilay xilkii gudiga kadib markii lagu eedeeyay in...
Waa warbixin hordhaca oo ka hadlaysa goob lagu xanaaneeyo waraabaha oo aad u xiise leh waxa soo diyaariyay C/salaam Hereri...
Guddiga Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya ayaa soo saaray sida ay khudbadaha u kala jeedin doonaan Musharaxiinta u taagan Xilka Madaxtinimada Soomaaliya....
Ciidamada geesiyiinta Yaman ayaa gantaalo ku garaacay markab uu leeyahay gacan ku dhiigle Salmaanka Sucuudiga oo xasuuqay kumanaan reer Yaman...
Boorama ayaa noqotey meesha ugu xun dhinaca xoriyada maamulka Somaliland waxana maanta la xidhey maayer ku xigeenkii hore ee magaalada....