Ciidamada Kumaandooska Soomaaliya ee DANAB ayaa bedelay ciidamadii AMISOM ee ilaalada u ahaa madaxweynaha Soomaaliya. Madaxweynaha la doortay ee Soomaaliya...
Madaxweynaha cusub waa reer Galmudug: C/kariim Guleed oo hambalyana direy xilli Somalida gees ka gees ay soo dhaweeyeen madaxweynaha cusub.
Xildhibaan Siciid Rooble oo hambalyo u direy Farmaajo kana hadlay Saylici iyo Siilaanyo ku tilmaamay dad aan la aqoon xilalka...
Somalida meelkasta oo ay joogaan uma kala hadhin soo dhaweynta madaxweynaha cusub ee Somaliya haba ugu daraato Muqdisho oo hooyo...
Afhayeenka Siilaanyo oo hambalyo iyo digniin u wada direy Farmaajo xilli ay ahayd in Siilaanyo laftiisa uu ka hadlo isagoon...
Gudoomiyaha guurtida Somaliland oo codsaday in Somaliland u duceyso Farmaajo xilli Hargeysa laga dabaaldegay laakiin lakala dareeriyay. Maxamed Yuusuf ARAABINEWS
Congratulating former Prime Minister Mohamed Abdullahi ‘Farmajo’ on his election as Somalia’s new President, the United Nations Assistance Mission in...
Foreign Secretary Boris Johnson looks forward to meeting newly elected Somali President and working with him on shared priorities. Foreign...
The United States congratulates the people of Somalia on the successful conclusion of their national electoral process. We congratulate Mr....
Supporters of Somalia's new President Mohamed Abdullahi Mohamed, a veteran diplomat and former prime minister, hope he can be the...
Following many attacks from al Shabaab, the government resolved to build a 440-mile wall along Kenya's border with Somalia. The...
Burburkii dawladnimadeena laba tiir oo waaweyn ayaa harmar la waayay taas oo keentay in dadka iyo dalku halmar wada degaan...
Heeso qiiro leh oo ka turjumeysa guusha madaxweyne Maxamed Farmaajo iyo Xaawo Degan. C/llaahi Warmooge ARAABINEWS
Dadka Koofur Afrika oo u dabaaldegay guushii madaxweyne Maxamed Farmaajo ku noqdey madaxweynaha Somaliya iyadoo Somalidu sugeysay hogaan mideeya. C/llaahi...
Madaxweynaha cusub ee Somaliya Maxamed Farmaajo ayaa Muqdisho la sugey amnigiisa xilli argagixisada shabaab ay jeclaan lahayd in ay arbushto....
Madaxweynaha cusub ee Somaliya Maxamed Farmaajo ayaa codsi u jeediyay taageereyaashiisa qaasatan Muqdisho kana codsaday in ay joojiyaan rasaasta la...
Madaxweynihii hore ee maamulka Puntland Cadde Muuse Xirsi ayaa goor dhow ku geeriyooday magaalada Dubai ee dalka isu taga Imaaraatka...
Madaxweynaha cusub Maxamed Farmaajo ayaa loo dhaariyay xilka isagoo ka jeediyay khudbad gaaban halka Xasan Sheekh u hambalyeeyay. C/llaahi Warmooge...
Waxa hadda lagu kala baxay natiijada doorashada madaxweynaha Somaliya oo saaka ka bilaabantey hangar lagu xerayn jirey diyaaradihii xooga dalka...
Waxa hadda dhamaatey tirinta codadka wareegii labaad oo ay isku soo hadheen sadex musharax waxana wacdaro dhigey Maxamed Farmaajo oo...
Waxa socda tirinta wareegii labaad oo ay ku tartamayaan labada musharax ee Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Shariif Sheekh Axmed oo...
Waxa dhawaan dhamaadey tirinta codadka musharixiinta waxa soo bnaxdey natiijada iyadoo wareegii labaad uu bilowdey. Waxana toos loo cuney musharixiin...
Iyadoo siyaasiyiin gobolka Awdal ee hadla jeelka lagu guro ayaa xildhibaan Cadoosh oo ka mida golaha deegaanka uu ku eedeeyay...
Siilaanyo ayaa bilaabay in uu beel beel ula kulmo qabiilada Somaliland si uu taageero ugu helo saldhiga Berbera oo la...
Cambaarayn xoogleh ayaa dusha looga tuurey badhasaabka Siilaanyo iyo Muuse Biixi u jooga Boorama oo durba gaystey xadhigii labaad markana...
Wasiiro ka tirsan maamulka Somaliland oo saaka wada dhoofey xilli lacagta lagu dalxiisayo ay u baahnaayeen masaakiinta ka soo qaxay gobolka...
Kooxda xidigaha geeska oo noqotey igu shubo iyo hees ay u qaadeen kooxdii dhiiga badan daadisey ee SNM iyadoo la...
Waxa hadda socota doorashada madaxwenaha Somaliya oo musharixiintu codkooda ku ridayaan waxase isla goobta ka tanaasuley musharaxnimadiisa sidaana ku khasaaray...
Halkan toos uga daawo doorashada madaxweynaha Somaliya oo la filayo in maanta la soo afmeero iyadoo musharixiinta qaar ay ciida...
Sheekh Shariif oo markale codsaday in la doorto xilli la kala iibsaday xildhibaanada oo goyska dambe ka qoslayaan kuna dhifteen...