Madaxweynaha maamulka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 26-Jun-2016 oo ku beegan 56-sano guuradii kasoo wareegtey markii ay gobollada...
Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya, Cabdisalaan Hadliye Cumar, ayaa qoraal uu ku soo qoray bartiisa Twiterka ku xaqiijiyey geerida wasiiru dowlaha...
Argagixisadii xasuuqey dadkeenii Soomanaa burbur xooglana u gaystey hantidoodii ayaa lagu soo bandhigey huteel Naasahablood. Dhiigmiiradkan oo caruura isla markaana been loogu sheegay...
Muqdisho ayaa si weyn looga dabaaldegay maalinta weyn ee 26 Juun. Munaasabad lagu xusayay 56 guurada ka soo wareegatay markii calan...
Oday dhaqameedyada soo xulaya golaha shacabka oo la soo saaray magacyada iyo qabiilada. Iyadoo shalay magaaladda Baydhabo ee xarunta gobolka...
Somaliland oo ku faraxdey soona dhaweysay Ingiriiska ka baxay reer Yurub. Wasiirka arimaha dibedda maamulka Somaliland iyo Faysal Waraabe ayaa...
Wararkii u dambeeyay ee aan ka helayno Muqdisho ayaa sheegaya in uu jiro khasaare nafeed oo ay gaysteen cadowga ummada...
Wararka ka imanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in argagixisada xalaashatey dhiiga muslimiinta ay weerar ku qaadern huteel Naasahablood, waxana jira...
Gudi ka kooban Culimo Nabadoono iyo isimo ayaa labadii bari ee lasoo dhaafay ku mashquulsanaa soo Afjarida colaada ka dhalatay...
Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa howlgal ay xalay ka sameeyeen degmada Yaaqshiid ee magaalada Muqdisho waxay kusoo qabteen hub farabadan...
Siyaasiyiin beesha dhexe ah oo ku farxay Ingiriiska ka baxay Yurub halka qaar kalana ka naxeen. Waraysi ay bixiyeen siyaasi...
Ingiriiska waa ka baxay Yurub maxayse tani uga dhigan tahay Somalida Yurubta ka soo guurtey ee soo degay Ingiriiska sanadihii ugu...
Waxgarad iyo dhalinyaro ka soo jeeda beesha Warsangeli ayaa sheegay in hal kursi oo ku lahaayeen maamulka Siilaanyo hadda la siiyay...
Xilli Xasan Sheekh sii dhacayo iyo maamulkiisa uu hogaamiyo fadhiid Cumar C/rashiid ayaa isku shaandheyn loo dan lahaa laba wasiir...
Ciidanka ammaanka Puntland ayaa Maqribkii shalay hawada ka saaray idaacadda Daljir oo xarumo faro badan ku leh deegaanada Puntland, ka...
Allaha u naxariistee waxaa caawa Degmada Afgooye ee Gobolka Shabellaha Hoose lagu dilay Nabadoon Maxamed Aadan Nuur (Maxamed Carabey) oo...
Aftidii Ingiriiska oo lagu kala baxay iyo Ingiriiska oo codka ugu badan siiyay in ay ka baxaan reer Yurub. Iyadoo...
Waxa bilaabmey tirinta aftida laga qaaday shacanka Ingiriiska in ay ka sii mid ahaadaan midowga Yurub iyo in ka baxaan....
Gudoomiyaha gobolka Awdal Ramaax ayaa qarxiyay si aan hore loo arag isagoo si toosa u sheegay in shacabka Hargeysa iyo Burco...