Xildhibaan ahna Prof Dalxa ayaa la yaabay goorta barlamaanka Somaliya uu gaaray go'aan ah in ayna dhici Karin doorashada 2016....
Khuurada wax baadha ee dalkaasi Malaysiya ayaa ku socda garab loo malaynayo in uu yahay diyaaradii la waayay sanad iyo badh...
Fanaanka da'da yar ee Nimcaan Hilaac ayaa wali ku sugan Muqdisho halkaas oo uu ka helay soo dhaweyn aanu waligii...
Shirkii mucaaradka Somaliland ayaa waxa ka soo baxay war murtiyeed ay ka chadleen dhaman mucaaradka waxayna ku baaqeen in si...
Shirkan oo ah mid Heer wasiir ah ayaa waxaa si wada jir ah u shir Guddoominaya M.weynaha Soomaaliya Xasan Sh...
Wakaalada wararka ee Rueters ayaa warbixin ka qortey ninkii isku qarxiyay huteel Jasiira kaas oo galaaftey khasaare nafeed iyo mid...
Kulan ay yeesheen xukuumada raiisal wasaare Cumar C/rashiid iyo barlamaanka ayaa laga soo saaray warbixin ku saabsan doorashada 2016 oo...
Waa sidee degmooyinka Baardheere iyo Diinsoor ee cadowga ummada Somasliyeed iyo bani aadamku haystey muddo sanado ah. Degmooyinka ayaa la...
Abwaan Axmed Saleebaan Bidde ayaa farin u direy Saleebaan Gaal oo hadda Siilaanyo dabada ku hayo si fiicana u aaminey....
Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Daahir Rayaale ayaa shaaca ka qaaday in Saylici bilaa shaqo yahay taasna ay keentay in...
Wasaaradda maaliyadda ayaa sheegtay in dakhliga gudaha ka soo xaroodo uu kordhay laba laab (100%) sanadkii la soo dhaafay, taas...
Dhacdo aad u naxdin badan ayaa ka dhacday dalkaasi Shiinaha halkaasoo hooyo Shiine ah iyo ilmaheeda oo kor u soo...
Madaxweyne Cabdulkalam ayaa ahaa saynisyahan baray Hindiya sida lo sameeyo gantaalada ridada dheer kuwaas oo la saari karo awooda nukliyeerka...
Waxa maanta magaalada Muqdisho lagu aasay laba suxufi oo mid noqdey dadkii ku dhintey weerarkii fuleynimo ee argagixisada shabaab ku...
Inaa lilaah waa inaa ilayhi raajicuun anagoo kala ah Axmed Xasan Dirir, Aniisa Xasan Dirir, Ibrahim Ismaaciil Saban waxaan tacsi...
Gudiga doorashooyinka qaranka ee dhawaan la dhaariyay ayaa doortey hogaan cusub Una doortey haweenay. Marwo Xaliimo Ibrahim Xaliimo yarey oo...
Inaa lilaah waa inaa ilayhi raajicuun anagoo Kala ah Xuseen Ibrahim Cawaale iyo xaaskiisa Sahra Cismaan Cawaale iyo dhamaan ilma...
Inaa lilaah waa inaa ilayhi raajicuun dhamaan bahda Araabinews.com waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan geerida ku timi xaaji Maxamud...
Xasuuqii shalay ka dhacay huteel Jasiira ayaa ahaa kii ugu weynaa ee argagixisada shabaab ee xalaashatay dhiiga bani aadamka ay...
Tababar ku saabsan dhibka loo gaysto haweenka ayaa laga furey Boorama iyadoo ay ka soo qaybgaleen saxaafada kala duwan ee Boorama...
Arday gadoodsan ayaa burburiyay muraayadaha jaamac ku taal Hargeysa iyo masuuliyinta oo ka hadlay sida wax u dhaceen. Gadoodka ardayda...
Madaxweynaha Maraykanka Barak Obama ayaa safarkiisii labaad ku maraya Itoobiya halkaas oo maalinta beri ah uu hadal ka jeedin doono...
Taliyihii hore ee ciidamada nabad sugida Soomaaliya Axmed Macalin fiqi ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa internetka ee Facebook wuxuu...
Dood aad u kulul oo lagu falanqeeyay raga fura xaaskooda maxaa u diidey caruurtooda mise way isla nacaan iyada iyo...
Magaalada Boorama ayaa laga masaafuriyay dad Itoobiyaana oo u badan Oromo oo la sheegay in ay xanuuno qabaan iyo waliba...
Marka loo eego sawirada laga soo qaaday qaraxa ka dhacay hotel Jazeera oo ku yaala agagaarka garoonka diyaaradaha ee magaalada...
Weerarka Ismiidaaminta ah ayaa loo adeegsaday Gaari weyn oo Nuuca Xamuulka qaada ah gaar ahaan Nuuca Soomaalida u taqaan Siteey...
Dood laysku jaray ayaa looga hadlay khayraadka dalka qaasatan Koofurta inta la ogyahay...doodan u dhaxaysay rag aan la garanayn aqoontooda...
Gudoomiyaha Wadani C/raxmaan Ciro ayaa isna jawaab ka bixiyay warqadii Siilaanyo ka hor akhriyay saxaafada oo uu ku tilmaamey mid...
Madaxweynaha mamulka Somaliland Siilaanyo ayaa warqad loo soo qorey ka akhriyay jawaab uu u direy mucaaradkas taas oo dad badan...