Muqdisho--Xuska munaasabada maalinta weyn ee 26 Juun ayaa ka dhacday xarunta dib boodhka looga jafay ee dawlada hoose ee Xamar...
Bahda Araabinews.com waxay tacsi u dirayaan qoyska iyo eheladii iyo qaraabadii uu ka baxay allaha u naxariistee xoghayihii xisbigii hantiwadaaga...
Nayroobi--Dawlada Kiiniya ayaa siidaysay sawiro ku saabsan nin Ingiriisa oo hadda la diley oo laga helay kaamiro uu isagu lahaa....
Washington--Maxkamad ugu weyn dalkaasi Maraykanka ayaa ku raacday xukuumada Obama in barnaamijkiisa caafimaadka uu yahay mid saxa isla markaana caawimaya...
Hargeysa--Madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo ayaa qudbad kooban u direy reer Somaliland maalinta 26 Juun oo beri ah oo ummada Somaliyeed...
Hargeysa--Xisbiyada maamulka Siilaanyo ayaa kulan ay iska arkeen kaga qayliyay in Siilaanyo balankii ka baxay oo hadda kadib aan la...
Abudabey--Wasiirka Arimaha Dibada dalka Isu taga Imaaraadka Carabta ayaa u sheegay Warbaahinta in weerarkaasi uusan khasaaro kasoo gaarin Saraakiisha Imaaraadka...
Washington--Madaxweyne Obama ayaa gurigiisa ku casuumay dadweyne iyo madax kale xaflad looga hadlayay xusida bisha LGBT oo la xiriirta soo...
Dagaalyahaninta Kurdiyiinta ee reer Siiriya ayaa waxa u muuqda magaalada dadka ay ku qashaan cadowga muslimiinta ee ISIL ama Daacish...
Fanaanka Xuseen Shire ayaa wax laga waydiiyay fanaaniin Quraan akhrinaysa iyo gabdho fanaaniina oo uu sheegay in iyagoo xamuurad marsan...
Allaha u naxariistee waxa saaka Borama ku geeriyoodey Maxamud Axmed Barre (Garaad) oo ka tirsanaa xukuumada Siilaanyo ahaana wasiirka shaqada...
Muqdisho--Safiirka Imaaraadka u fadhiya Somaliya oo ka mida wadamada aadka u caawiya dadka tabaaleysan ee koofurta dalka ayaa ka badbaaday...
Boorama--Degmada hoose ee Boorama oo la liicliicaysay maamul xumo ayaa maanta dooratey maayer cusub iyo ku xigeen iyadoo hadkaasi ay...
Tooratoorow oo ka tirsan gobolka Shabeelaha hoose ayaa laga xoreeyay argagixisada shabaab waxana durba laga dareemayaa dhaqdhaqaaq nololeed oo ka...
London--Ninka ugu buuran Ingiriiska oo la sheegay in uu geeriyooday iyo dhib lagala kulmey qaadistiisa. Ninkan oo lagu magacaabo Carl...
Dil ka dhacay Hargeysa oo uu ka waramay wasiir ku xigeenka amaanka halkaas oo booliis la dilay: ARAG
Hargeysa--Dil ka dhacay Hargeysa ayaa waxa ka waramay wasiir ku xigeenka amaanka halkaas oo booliis lagu dilay daraad. Booliiska ayaa...
Ridwaan Xaaji wuxu ka mid ahaa wariyeyaasha xafiiska raiisal wasaaraha isagoo shaqada bilaabey xilligii raiisal wasaare Saacid siina waday Cabduwelli...
Hargeysa--Siilaanyo oo sharaxan rabana in loo kordhiyo xukunka ayaa loo diidey in uu ka hadlo wixii u soo qabsoomay markii...
Hargeysa--Shirkada Somtel ayaa ka hadashay qalabkeedii warbaahinta ee lagu gubey deeganada Khaatumo State. Somtel ayaa lagu eedeeyaa in ay maalgeliso...
Borama--Shirkada biyaha ee Shaba ee Boorama ayaa biyo balaadha ka bilowdey Boorama oo dadku si xun uga qayliyeen biyo la'aan...
Nayroobi--Xawaaladaha Soomaalida ee dalka Kiiniya ayaa beri oo ay taariikhdu tahay 23-06-2015 si rasmi ah u shaqo bilaabi doono,ka dib...
Boorama--Hay'ada Camuud Foundation oo iyadu dhistey isbitaalka Al-Xayaad ee Camuud ayaa gaarsiisay deeq lacageed iyo madaxa isbitaalka Dr Maxamed Xasan...
Hargeysa--Faysal Waraabe ayaa sheegay in Siilanyo xilligiisii dhamaaday hadana loo baahan yahay in laga wada hadlo cidii bedeli lahayd. Faysal...
Muqdisho--Kooxda banaysatay dhiiga muslimiinta ee shabaab ayaa mardhow dishey mudane Cumar Bagadi oo ka tirsanaa barlamaanka Somaliya. Cumar Bagadi ayaa...
Karachi--Caasimadii hore ee Bakistaan magaalada Karachi ayaa waxa ka dhacay kuleyl ki ugu darnaa oo gaaray ilaa 50 digrii iyo...
Cilmigu sidiisaba xishood male qaasatan marka ay tahay shay waxba kama jiraan ka dhigaya salaad dhan oo aad u tabacdey...
Qofku ha isku fiirsado isagu hana saxo khaladkiisa inta uuna isku dayin inuu saxo qofkale.. Kadib waxa dhacaya in qofkaste...
Boorama--Ururka Sowod ee ka dhisan gobolka Awdal ayaa gaadhsiiyay deeq tabaruca dadka naafada ah ee jooga iyo dadka danyarta. Ururka...
Garoowe--Cabdiwelli Gaas ayaa booqdey askar ku dhaacantey shil gaadhi oo ka dhacay duleedka Garoowe. Askartan ayaa la sheegayaa in tiradoodu...
Laba wiil oo Somali ah oo tuugo nacasa ayaa wacdaro ay ku bdhigtey gabadh Finland ah kadib markii ay isku...