Raiisal wasaaraha Somaliya ayaa ka hadlay qodobada lagu soo afjaray awrkacsigii qabyaaladeed ee fadhiidyada Hawiye ee sheegan jirey musharixiinta. Kooxdan...
Madaxweyne xigeenka Somali galbeed Mustafe Cagjar ayaa furey warshad samaysa naqaska aan neefsano ee afka qalaad loo yaqaan ogsajiin. Warshadan...
Ururka caafimaadka aduunka ayaa sheegay in aduunka ay ka jirto umuliso yaraan xilli maanta ay ku sheegeen maalinta umulisada aduunka....
Ilaa intii kooxdii la baxday musharixiinta haddana isku bedelay dagaal oogeyaasha Hawiye ay Muqdisho ka sameeyeen awrkacsiga iyo tola'aay Hawiyoow,...
Kiiniya ayaa sheegtay in derbiga dhulboobka ee ay ka dhisayso xad beeneedka uu mel fiican maraya, ayadoo Maraykanka iyo Ingiriiska...
Waxa 25 Abril magaalada Muqdisho soo galay maleeshiyo awrkacsi u ah Xasan Sheekh Maxamuud iyo Shariif sh Axmed oo ujeedoodu...
Habeenka Laylatul-qadar waa habeen ALLE barakeeyay waa habeenka la soo dejiyay Quraankeena, wuxuu ka qiimo badan yahay kun bilood oo...
Dagaal oogeyaasha Hawiye ee markii hore la baxay midowga musharixiinta ahyaa idowga Yurubu sheegay inay magaalada Muqdisho ka saaraan maleeshiyada...
Askarta xuduuda dalkasi Sacuudiga ayaa sheegay inay qabteen 450kg oo qaada oo ayna wadin Somali laakiin ay wadeen Yamaniyiin soo...
It was 25 April when two former presidents of Somalia Hassan Sh Mohamud and Sharif Sh Ahmed have called their...
Somaliya si deg dega ha uga tashato sidii ay u heli lahayd caasimad matali karta. Xamar markii laga dhigayay caasimada,...
Fanaan Cabdi Qaboojiye ayaa la xaqiijay geeridiisa kadib muddo todobaadyo oo uu xanuun la jiifay dalkaasi Noorway. Cabdi Qaboojiye ayaa...
Dagaal oogeyaasha Hawiye ee sheegan jirey magaca musharixiinta ayaa dalbadey in maleeshiyadii ay ku awrkacsadeen dib loogu celiyo ciidanka. Halka...
Booliiska magaalada Kansas ayaa xaqiijay toogashada gacan ku dhiigle Hanad C/casiis oo 25 jir ahaa oo Jimcihii ku xasuuqay laba...
Madaxweynaha Somaliya ayaa markale tanaasulkii ugu dambeeyay sameeyay kaas oo ah in markii ugu horeysay uu faraha ka qaado inuu...
Waa qayb kale taxanaha XUJO oo meel xasaasiya maraya. Roomiyo aya raba inuu booska ka saaro Nasteexo oo Yaxya welli...
Waxa maalin dhaweyd Muqdisho soo galay ciidan beeleed sheegtay inay ka soo baxeen ciidanka kadibna soo galeen xaafado ka mida...
Hay'adan oo u muuqata inay durba raadsanayso lacag ay ku soo qaadato magaca barakacayaasha ayaa ka hadashay inta qof ee...
Shariif sh Axmed oo wararku sheegayaan inuu boorso weyn oo buuxda kala soo noqday Imaaraadka ayaa hadda ka xumaaday dagaalkii...
Kadib tanaasulkii weynaa ee caawa ee loogu magacdaray noqon maayo qixiye ee waxaan noqon badbaadiye waxaan cidna shaki ugu jirin...
Madaxweynaha Somaliya ayaa xalay saqdhexe muuqaal la soo duubey u sheegay dadweynaha inuu markale tanaasul samaynayo kadib markii wadatashi uu...
Dhacdooyinkii u dambeeyay ee ka dhacaayay Myqdisho waxay tilmaamaysaa in Muqdisho welli ka soo kaban burburkii dawladnimo oo ay u...
As rising Covid-19 infections threaten to collapse Pakistan’s healthcare system, Islamabad has deployed troops across the country, with particular attention...
The syndicate said that the doctors with the highest mortality rates are those working in obstetrics and gynaecology. In a...
Kooxda sheegata beesha caalamka ee fadhida Xalane iyo wadamada kale ee qasaya magaalada Muqdisho ayaa aad ugu farxay qaskii kuwa...
Afhayeen u hadlay guuto laga been sheegay ayaa sheegay inayna waxba ka jirin wararka suuqa la soo geliyay ee sheegaya...
Waxa deegaan u dhow Bacaadweyne ee gobolka Mudug u soo barakacay qoysas farabadan oo ka soo cararay argagixisada shabaab. Qoysaskan...
Wasiirka warfaafinta Dubbe ayaa jawab ku haboon siisay urur Afrikaana oo kursigii Somaliya ay ku fadhidey Jabuuti. Qoraal ka soo...
Kaneecadu waxay ka mid tahay xanuunada aadka u dila wadamada Afrika ee Somaliya ku jirta haddase laba shirkadood baaritaan ay...
Ciidanka Ruushka oo baryihii ugu dambeeyay ku sugnaa xadka uu dalku la wadaago Yukarayn qaasatan gobolka la isku yiraa Dombass...