Maamulka Galmudug ayaa kabaha la dulmaray horjooge Siciid Deni oo hadda ku xeraysan xerada Xalane huteel u dhow. "Had iyo...
Nasteexo ayaa ugu dambreyn la kulantey jacaylkeedii hore ee Yaxya oo xasuustu ka luntey una sheegtay waxa dhacay. Waase diidan...
Doorashadii dalka ayaa u xaniban kooxda sheegata beesha caalamka xilli madaxda qaranku muddo afar maalmooda u fadhiyeen xeradii ciidanka cirka...
Kooxda sheegata beesha caalamka oo hadda soo kala furfurmaysa cida ay yihiin ayaa aad uga xun dhismaha ciidanka qaranka ee...
Laba tareen ayaa isku dhacay dalkaasi Masar waxana jira khasaare balaadhan oo ka dhacay shilkaas loo malaynayo inuu sababay dhinaca...
Iran expects to start domestic production of Russia’s Sputnik V vaccine in April, the RIA news agency cited the Iranian...
As the shift in oil demand from Covid-19 turned the tables of regional levels of fuel production and exports, China...
Askarta horjooge Siciid Deni ayaa rasaas ku furey dad u soo baxay taageerada dawlada magaalada Dhahar ee gobolka Sanaag ee...
Kuuriyada Woqooyi ayaa gantey gantaal shiishkiisu toos yahay oo aan gafayn halka loogu talogalay. Khuburada gantaalada ayaa sheegay inuu yahay...
Waxa la soo xirey shirkii wadatashiga doorashada ee baryahanba ka socday xaruntii ciidanka cirka ee Afisiyoone ee magaalada Muqdisho. Shirkan...
Dawlada Somaliya ayaa shalay si toosa uga hadashay farogelinta kooxda sheegata beesha caalamka ay ku hayso siyaasada arimaha gudaha ee...
Waxa soo hagaagaya xiriirka u dhexeeya dawladaha Masar iyo Turkiga oo xiriirkoodu xumaaday markii milatariga dalkaasi oo dabada ay wadaan...
Wasiirka maaliyada dawlada dhexe ayaa ka hadlay shirkado Somali ah oo diidey inay bixiyaan cashuur ku waajibtey laakiin bixiya cashuuraha...
Dawlada Somaliya ayaa ka digtey farogelinta qaawan ee kooxda sheegata beesha ku hayso arimaha doorashada xilli laba horjooge ay ku...
Cabi Axmed ayaa shalay sheegay inuu dalkiisu markale buuxinayo biyo xireenka bisha lixaad ee sanadkan xilliga roobaadka. Itoobiya ayaa in...
Waxa maalintii sadexaad ka socda xeradii ciidanka cirka ee afisiyooni ee magaalada Muqdisho shirka lagu dhamaystirayo doorashada oo maanta lagu...
Kiiniya ayaa weydiisatey hay'ada qaxootiga ee qaramada midoobey inay muddo laba usbuuca ku keento qorshe lagu xirayo xerooyinka ay ku...
Biyo mareenka mashquulka ah ee Suweys ee dalkaasi Masar ayaa waxa xidheye markab weyn oo ay ka buuxaan badeeco saaida....
Ruushka ayaa waxa lagu tirin jirey marka la eego gaalada kale dad ku adag diinta masiixiga oo aan ogolaan khaniiska...
Isbutnik waa daawadii ugu horeysay ee loo isticmaali karayay yaraynta waxyeelaada hargabka Karoona, waxana hadda ogolaaday wadamo farabadan oo Muslimiina...
Waxa maalintii labaad xaruntii ciidanka CIRKA ee magaalada Muqdisho fadhiya madaxda qaranka oo uu ugu horeeyo madaxweynaha iyo raiisal wasaaraha,...
Waxa caawa magaalada Jawhar ee maamulka Hirshabeele laga fuliyay hawlgal muhiima oo lagu baacsanayo dhiigmiratada shabaab ee xalaashatey dhiigeena. Waxana...
Allaha u naxariistee C/llaahi Qarshe oo ka mid ahaa dadkii fanka kala wareegay Cabdi Sinimoo ayaa Hargeysa lagu aasay sanadii...
Waxa hadda is talaalay Somli farabadan iskana talaalay hargabka Karoona oo baryahan dambe ku soo laba kacleeyay dalka. Waxana dhawaan...
Wasiirka warfaafinta dawlada dhexe ayaa faahfaahiyay shirka maanta ka furmey xeradii ciidanka cirka ee Afisiyoone oo uu ka qayb galay...
Madaxweynaha Faransiiska ayaa dagal kula jira Muslimiinta dalkiisa oo qaarkood u dagaalameen dagaalkii labaad qaybna ka ahaayeen xoreyntiisa iyo weliba...
Waxa berito lagu wadaa in Muqdisho uu ka furmo shirkii lagu saxiixayay dhamayatirka doorashada oo ahaa in la qabto bishii...
Waxay u muuqata in maxkamadaha Mustafe Cagjar ayna shaqaynayn kadib markii hooyo loo xukumey beer wellina lagu haysto weliba loogu...
Wasiirka Warfaafinta Somaliya Dubbe ayaa ka mid noqday dadka qaatay talaalka ay keentay hay'adda qaramada midoobay ee loo qaybiyay wadamada...
Waa filim qosola oo laga sameeyay baraha bulshada. Waxa si qosola u matalaaya Nimco Jookar iyo jacaykeeda oo midna siyaasi...