Duqa degmada Boorama Saleebaan Xasan Xaddi (Caseeye) ayaa cagaf geliyay hangarkii caanka ahaa ee magaalada halkaas oo ku ganacsan jireen...
Waxa maalmahan dambe agoontii TPLF baraha bulshada ku qoraan nacayb ay u qabaan dalkaasi aan walaalaha nahay ee Eritariya oo...
The Azerbaijani army lost at least 2,855 soldiers during its operation to liberate Armenian-occupied territories in the Nagorno-Karabakh region and...
Guddigii urur goboleedka IGAD u xil-saaray xaqiiq raadinta xad0-beeneedka Somaliya iyo Kiiniya ayaa soo saaray warbixin kooban. Guddigan ayaa dhawaanahanba...
Dawlada Somaliya ayaa si adag u beenisay warar been abuura oo sheegayay in ciidan tababar ugu maqan Eritariya uu qayb...
Waxa maalintii sadexaad jeel ku yaal magaalada Boorama ku xiran sadex weriye oo ka tirsan warbaahinta gobolka Awdal. Waxa dhalinta...
Somaliya ayaan habayaraatee wax faaiido ah ku qabin qaramada midoobey, waana meesha wadamada danaha ka leh dalka ay kolba ku...
Maraykanka ayaa sheegay inuu la baxay ciidankii ka joogey Koofurta dalka una raray Kiiniya iyo Jabuuti halkaas oo uu ku...
Waa qayb kale barnaamijka kaftanka siyaasada oo waxyaabaha looga hadlaa ay dhab yihiin ayaa waxa ku jira taliye ka tirsan...
Wa qayb kale taxanaha QABBO QABBO oo meel xasaasiya maraya. Iskaabulo ayaan nahay waxaan rabnaa guri dad noogu imaan karaan....
Maamulka Muuse Biixi oo cuqdad la daba taagan dhalinta dhalatey burburka dalka kadib ayaa markii ugu horeysay u sheegay dhalinta...
Inkastoo dawlada Somaliya horumar ka samaysay kobcinta ciidanka Somaliya oo ilaa hadda ka gudbi la in gobolkasta cida joogta la...
Waxa habeen hore weerar lagu qaaday saldhig ciidan magaalada xeebta ah ee Tajoora tani oo dad badan u qaateen inay...
Doorashadii dalkaasi Yugaandha ayaa laga soo saaray natiijo ayadoo madaxweynaha mudadaa dheer xukunka ku fadhiyay sheegtay inuu ku guulaystey halka...
Waa qayb kale taxanaha XUJO oo meel xasaasiya maraya. Roomiyo iyo Nasteexo ayaa jacaylkooda meel mariyay halka AJ ay si...
Iiraan oo maalmahan bilowdey dhoolatus milatari oo aan hore loo arag ayaa gantaalo casriya ku soo bandhigtey saxaraha dalkaasi. Dhoolatuska...
Waxa saaka dabaaldeg weyn uu hogaamiyaha dalkaasi Woqooyiga Kuuriya ku soo bandhigey gantaalo casriya oo ridadoodu dheertahay. Woqooyiga Kuuriya ayaa...
Madaxweynaha Somaliya oo qaar ka mida dhalinyarada ku casuumay xarunta madaxtooyada aya sheegay in haddii ay magacaabaan dhalinyaro ay odayadii...
Waxa gobolka Galguduud ku soo badanaya dadka sunta caba sida uu ka dhawaajay isbitaal ku yaala magaalada Cadaado oo ay...
Siyaasiga C/raxmaan Cabdishakuur oo hore u gatey badda lana ogyahay inuu shisheeye dabada ku hayo ha ahaate Ingiriiska uu ka...
Ciidanka dalkaasi Itoobiya ee dagaalka kula jira xubnihii ka haray Tigreega laga guulaystey ayaa xaqiijay in rasaas lays weydaarsaday lagu...
Iran has launched a naval exercise in the Indian Ocean, to test out two of its newest domestically-built warships. The...
Wararka aan ka helayno deegaan u dhexeeya Guriceel iyo Balanbale ayaa waxa lagu diley 5 qof oo sida cad loo...
Guddoomiyaha Guddiga Madaxa Bannaan ee doorashoyinka Qaranka Xaliimo Ismaaciil Ibraahim ( Xaliimo Yareey) oo xaq u lahayd inay maamusho doorshooyin...
Aduunka gaalada iyo wadamada Muslimka ah qaarkood ayaa bilaabay talaalka Karoona kadib markii ay soo baxeen daawooyin la tijaabiyay ay...
Itoobiya ayaa sheegtay inayna ka fursanayn inay dhulkeeda difaacdo haddi milatariga Suudaan joojin waayo dhulka ay ku soo durkayaan ee...
Waa falaqayn ku saabsan arimihii siyaasada ee Itoobiya, Jabuuti iyo Somaliya. Waxa falaqaynta marti ku ah Cabdalle Dabakaale oo arimaha...
Waa qayb kale ruwayada magaalo joog xumo oo sidii caadiga ay inoo matalayaan jilayaasha Oday Cabdulle iyo Maaha. Waxa doorkan...
Waxa baryahan soo baxaayay inay duleedka magaalada Muqdisho lagu soo aruuriyay maleeshiyo u daacada labadii fadhiid ee hore ee Xasan...
Dil laga argagaxay ayaa ka dhacay Boosaaso halkaas oo haweenay iibisa dharka si arxan daro loogu dilay kadib ragii dilay...