Dawlada Somaliya ayaa dibedda soo dhigtey fuleynimada ciidanka xilli ay eryeen safiirkoodii Kiiniya u joogey Muqdisho. Wasiirka warfaafinta ayaa dibeda...
Waxa maanta banaanbax balaadhan ka dhacay magaalada Garoowe halkaas oo dadku aad uga cadhoodeen talaabada horjooge Siciid Deni uu ku...
Xildhibanada ka soo jeeda gobolada Woqooyi ee hadda la baxay Somalilaan ayaa kabaha la dulmaray gudoomiyaha ku magacaaban aqalka sare...
Waxa tuulada Xariirad ee gobolka Awdal la keenay Ciisihii ugu badnaa oo laga keenay Itoobiya si ay isku diiwaan geliyaan...
Ciidanka amniga ee aadka u feejigan ayaa toogtey nin argagixiso ah oo aasay miino uu rabay inuu ku xasuuqo Muslimiin....
Kadib markii dawlada Somaliya eriday safiirkii Kiiniya u joogey Muqdisho ayaa Kiiniya sheegtay in eedaymaha loo soo jeediyay ayna waxba...
Haweenay lagu sheegay da'deeda 101 jir kuna nool dalkaasi Talyaniga ayaa ka yaabsatey gaalada kadib markii ay laba mar hore...
Miyaan rumaysan karnaa horjooge Muuse Biixi ayaa boqol kun oo doolar oo ah lacagtii xooga looga soo qaaday hooyada yaanyada...
Waxa dhawaan looga adkaaday madaxweynaha Somaliya nidaamka doorasho ee uu rabay, waana lagu soo celiyay nidaamka fashilka ah ee doorashada...
Ayadoo aan ognahay in wahaabiyada Sacuudigu ay dabada ka jirto gaalada waaweyn ayaa markii ugu horeysay wahaabiyadu soo kireysatay askar...
Ciidanka Itoobiya ayaa saaka sheegay inay intii ugu dambeysay ka sifeeyeen caasimada gobolka Tigree ee Maqale kadib markii maleeshiyadii falaagada...
Waxa dad farabadan cadho saaida ka muujiyeen lacag horjooge Muuse Biixi ka saarayo khasnada uu jeebka ku haysto una dirayo...
Waxa deegaan hoostaga gobolka Togdheer lagu diley Allaha u naxariistee gabadh lagu magacaabo Hodan Siciid Aadan, waxana dadaal dheer kadib...
Waxa maanta magaalada Muqdisho gaar ahaan isbitaalka xooga lagu aasay 8 dhalinyaro oo dhiigmiiratada shabaab ku xasuuqeen maqaaxi ay ka...
Golaha dhaqanka Banaadiriga ah ayaa kabaha la dulmaray koox isku sheegtay musharixiin oo shisheeye wato oo ujeedkooduna yahay sidii ay...
Warar dheeraada ayaa ka soo baxaya weerar naftii halige ka tirsan nijaasta argagixisada shabaab uu ku qaaday maqaayad laga cunteeyo...
Waxa saacadihii u dambeeyay soo baxay warar sheegaya in xagjir Taram u rabo inuu xafiiska ku sagootiyo weerar uu ku...
Waxa sanadka dambe la filayaa in doorasho la mida tii fadhiid Xasan Sheekh ee isagu guddiga doorashada uu soo xushey...
Waxa dalkaasi Arjantiina ku geeriyooday laacibkii weynaa ee looga daba dhacay kubadda cagta Maradoona. Qoyskiisa ayaa sheegay in xiddigu u...
Dadka deegaanka Waajid iyo dhamaan gobolkaba ayaa si xun uga an-fariiray dhimashada hal qoys oo dhiigmiiratada shabaab ku dileen halkaas....
Warar xog ogaala ayaa sheegaya in raiisal wasaarihii hore ee kalsoonida lagala noqdey Xasan Cali Kheyre u kiro ahaan u...
Waxa miino la qaraxday markab laga leeyahay dalkaasi Giriiga oo shixnad ku dejiyay dekeda Jidda ee dalkaasi Sacuudiga. Masuuliyiinta dekeda...
It seems that the struggle to find a remedy to deal with coronavirus is being overtaken by geopolitical rivalries and...
"During our visit to Azerbaijan, we conducted our inspections in areas particularly outside the war fronts, in civilian settlements such...
Waxaan bishii hore sii baahinay hooyo sideeda caruura ku haysata meel dooxa oo Hargeysa ku taal isla dooxaa laftiisana nin...
Weerarkan lagu ekeeyay wahaabiyada Sacuudiga ayaa imaanaya kadib markii sanadkii hore gantaalo lagu baabiiyay ceelal badan oo saliida laga soo...
Siyaasi C/llaahi Sheekh Xasan ayaa u caqli celiyay kuwa leh waxa loo noqonayaa 1991 oo u badan jufadiisa Hawiye siiba...
Waxa xalay habeenimo ka dhacday magaalada Muqdisho gaar degmada Wardhiigley mashaqo aad looga naxay kadib markii askari la sheegay inuu...
Duqa degmada Saylac ayaa qarxiyay in sanduuqyada doorashada si ula kaca loo geeyo dhul madhan ayadoo dhulkii dadku joogey ee...
Wasiirka waxbarashada ee Yuhuuda ayaa qarxiyay in gacan ku dhiigle Maxamed Salmaan si qarsoodi ah ay kuwada kulmaan jasiirada Sacuudigu...