Monday, May 20th, 2024
header










Meta







June 2019

Doon u rarneyd ganacsato Somaliland ah oo degtay

Doon ka soo shiraacatey dalkaasi Imaaraadka oo lagu qiyaasay alaabta saarneyd ilaa 5 milyan oo doolar ayaa ku degtay xeebta dalkaasi. Doontaa ayaa waxay u rarneyd ...

More From June 2019

Haddii ilmahaaga aad argagixiso uga shikido noo soo sheeg: Taliye Bashiir

Iyadoo magaalada Muqdisho caan ku tahay in dadka degan hoosta gashadaan argagixisada ayaa taliyaha booliisku u sheegay haddii ilmahooda shaki ka ...

Raiisal wasaare Xasan Cali oo booqdey ciidankii nolosha ku qabtey argagixiskii qaraxa waday ( daawo )

Raiisal wasaare Xasan Cali Kheyre oo xalay booqdey askarta jiida hore ee taalada Sayidka ee magaalada Muqdisho oo fashiliyay qarax kooxda ...

Haddii aad qabtaan hayb sooc iyo dil ku soo noqda gobolkiina: C/casiis Laftagareen

Madaxweynaha Koofur galbeed C/casiis Lafagareen oo ka hadlaayay xasuuqii wuxuushnimo ee ka dhacay Gaalkacayo qaybta Galmudug ayuu marka hore dalbadey in ...

War farxad leh: argagixis gaari qarxiyay oo nolosha lagu qabtey

Duhurkii maanta ayay ahayd markii argagixiso ka tirsan kooxda gaalaynta Shabaab oo gaari uu waday ku warxiyay argagaarka KM4 ee magaalada ...

Maxaa kala qabsaday ruug cadaa Cali Xaraare iyo Nimco Jookar

Maxaa kala qabsaday ruug cadaa Cali Xaraare iyo Nimco Jookar filimkeeda maalmihii nolosheyda. Ma is tidhi dadku waxay leyihiin Nimco rag ...

Dab xoogan o ka kacay suuq ku yaala Berbera iyo qasaare jira

Dab aad u xoogan ayaa ka kacay suuq ku yaala Berbera halkaas oo ay ka burburtey hanti aad u farabadan oo ...

Muuse Biixi oo ka calaacalay Boqor Buurmadow

Muuse Biixi ayaa markii ugu horeeyay ka calaacalay Bowor Buurmadow oo ciidan beeshiisa geeyay Sool. Muuse Biixi ayaa yiri xan badan ...

Wararkii u dambeeyay dil wuxuushnimo ah oo noociisa aan hore loo arag

Waxa magaalada Gaalkacayo qaybta Galmudug xalay ka dhacay dil wuxuushnimo oo aan noociisa hore uga dhicin Somaliya oo dhan. Dilkan ayaa ...

Barnaamij lagu feyday argagixiso ku qoslaaya dadkii ay xasuuqeen

Argagixisada Wahaabiyada ee ka jirta Somaliya waxay ku raaxaystaan kuna farxaan dhiiga musliniinta Somaliyeed ee ay daadiyaan. Waa barnaamij lagu feyday ...

Lacag reer Yurub bixiyeen iyo wadooyinka lagu dhisayo oo la shaaciyay

Raiisal wasaare ku xigeenka Somaliya ayaa sheegay in lacag ay bixiyeen reer Yurub loogu talogalay in lagu dhiso laguna dayactiro wadooyin ...

Xildhibaanad Somali Kiiniyaana oo loo gacan qaaday

Markaad maqadho xildhibaanad Somali Kiiniyaana ayaa loo gacan qaaday waxa markiiba niyadaada ku soo dhacaysa in Kiiniyaan u gacan qaadeen maadaama ...

Isbitaalka guud ee Garoowe oo ajaanib badan laga eryay iyo sababta

Maamulla Butlaan ayaa sheegay inay eryeen shaqaale gaaraya 37 oo ka hawlgeli jirey isbitaalka guud ee magaalada Garoowe. Waxa lagu sifeeyay eryida ...

Iiraan oo war ka soo saartey markab qarax ku qabsadey xeebta Cumaan

Saraakiisha Iiraan ee ku sugan gacanka Cumaan ayaa war ka soo saaray qarax qabsaday maraakiib mid ka sharciyeysnaa dalkaasi Norwey. Saraakiisha ...

Gudigii dawladu u xilsaartey dilkii Beledweyne oo bilaabey hawsha

Kadib markii dil foolxun ka dhacay Beledweyne gaar ahaan degaanka Kalabaydh halkaas oo sarkaal booliisa lagu diley kuwo kalana la dhaawacay ...

Horjoogeyaal ku fashilmey inay la kulmaan ajaanib joogta Kiiniya

Shir ay sadexda horjooge ee Puntland, Galmudug iyo Jubba la yeelan lahaayeen ajaanib ku sugan Kiiniya ayaa fashilmey. Horjoogeyaashan ayaa ku ...

Deg deg: Cudurka Iboola oo soo gaaray Yugaandha oo askar ka joogto Koofurta dalka

Ururka caafimaadka aduunka ayaa xaqiijay in cudurka Iboola,soo garay Yugaandha oo askar badan ka joogaan Somali. Askarta Yugaandha ayaa ka yimi ...

Xuutiyiinta oo qasaare gaarsiiyay wahaabiyada Sucuudiga iyo cabsi la soo deristey

Dawlada Yaman ee ay hogaamiyaan Xuutiyiibta ayaa weerar ku ekeeyay garoon duyaaradeed oo looga soo duulo halkaasna gaarsiiyay qasaare badan. Wahaabiyada ...

Hooyo boqorada Ingiriisku siisay bilad oo sheegtay in loo hanjabay

Waxa sanad kasta loo gudbiyaa boqorada gabow dhaaftey ee Ingiriiska dadka loo maleeyo inay bulshada wax ku soo kordhiyeen ama magac ...

Axmed Karaash muxuu ku soo arkey tuulada Af-urur ee Butlaan: SAWIRO

Shalay ayay ahayd markii argagixisada Shabaab ka carartey tuulada Af-urur oo ay ku sugnayd laba usbuuc markii ciidanka Butlaan uga soo ...

Suuriya oo dhulka soo dhigtey gantaalo ka yimi Yuhuuda

Ciidanka lidka diyaaradaha ee dalkaasi Suuriya ayaa dhulka soo dhigey gantaalo ka yimi Yuhuuda, kuwaas oo ay ku waday raadaaro ciidanka ...

Afar qof oo lagu diley Galguduud iyo deegaanka ay ka soo jeedeen

Wararka aan ka helayni deegaan u dhow magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galguduud ayaa sheegaya dil foolxun oo ka dhacay halkaas. Waxa ...

Korneyl Caare oo wacad ku maray inuu qabto gobolka Sanaag

Koloneel Caare oo ku sugan Butlaan ayaa wacad ku maray inuu xoreeyo Sanaag isla markaana qabto gudoomiyaha. Caare ayaa intii uu ...

Argagixisada oo ka carartey deegaanka Af-urur iyo ajaanib Butlaan eriday

Wararka ka imaanaya gobolka Bari gaar ahaan deegaanka Af-urur oo argagixisadu la wareegtay laba usbuuc kahor ayaa saraakiisha Butlaan sheegeen inay ...

Fanaanka Nimcaan Hilaac oo boos loo magacaabay

Fanaanka Nimcaan Hilaac oo ka mid ahaan fanaaniinta kooxda xidigaha geeska ee Hargeysa laakiin mudooyinkii u dambeeyay kaligii iska shaqaysan jirey ...

Jabhad labaad oo ka qaraxdey Somaliland iyo ciidan ka goostey: SAWIRO

Wararka naga soo gaaray gobolka Sanaag ayaa sheegaya in jabhad taabacsan oday dhaqameedka Buurmadow inay ka soo goosteen maamulka Muuse Biixi. ...

Turkiga oo ka cadhoodey sida Ayslaan ula dhaqantey xulkooda qaranka

Turkiga ayaa cadho ka muujiyay sida jasiirada Ayslaan ula dhaqantey xulkooda kubada cagta. Turkiga oo hire u soo faraacay Faransiiska ilaa ...

Xaaf isagiibaa meelna haysan muxuu xil iga qaadaa

Gudoomiyaha qaybta Galmudug ee gobolka Mudug ayaa ku qosley xil ka qaadis la sheegay in Xaaf baraha bulshada u soo mariyay. Gudoomiye Cabdi ...

Iiraan oo daboolka ka qaaday gantaalo cusub oo ka nixiyay Maraykanka

Dawlada Iiraan ayaa daboolka ka qaaday hub casri ah oo ah gantaalada lidka diyaaradaha oo xataa dhulka soo dhigaya diyaaradaha is ...

Waxa la ogaaday in Buurmadow la baxsaday nimankii diley saraakiisha Samaroon: Cali Faarax

Siyaasi Cali Faarax Cabdullaahi ayaa taabtey arimo badan oo ay ku jirto in la ogaaday in Buurmadow la baxsaday ragii laayay ...

« Back    More »

Maxaa cusub

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la wada ogaa inay aargoosanayso oo weliba ay u sheegtay kooxda ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo mardhow soo idlaaday ayaa Yuhuuda uu ka soo gaaray khasaare ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda Xalane kadib weerar ilaa hadda socda oo ay ku fasaxday ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday inuu Iiraan ka weeraro saldhigyada milatari ee uu ku leeyahay ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato xasuuqii Yuhuudu ka gaysatay safaaradeedii Suuriya oo saraakiil iyo shacab ...

Ruushka oo tijaabiyay gantaal rajo tiraya difaaca Maraykanka

April, 13, 2024
Wasaarada difaaca ee Ruushka ayaa shaacisay inay tijaabisay gantaal rajo tiraya difaaca cirka ee Maraykanka xilli kooxda Xalane ...

Heshiiska badda ee Soomaaaliya iyo Turkiga yaa ka naxay ma Axmaarka mise??? XASAASI

February, 24, 2024
Turkiga iyo Soomaaliya ayaa qalinka ku duugay heshiis labada dhinacba dan u ah oo soo socday ilaa dawladii ...

Caruurtii uu hooyadood ku hor gubay oo afka furtay: Qaracan runtii

February, 21, 2024
Maxkamad samirsiin u ah qoyska la baxsaday gacan ku dhiiglaha xaaskii gubay ayaa lagu qabtey Muqdisho. Waxase qaracana ...

Qisada Cumar binu Khadaab iyo haweenay oynaysa

February, 20, 2024
Qisada amiir Cumar binu khadaab iyo haweenayda ooyaysa. Waxa u caadi ahayd amiirka xilligiisii inuu habeenkii magaalada Madiina ...

Dawlada Somaliya oo si toosa u sheegtay aqoonsiga Awdalstate

February, 13, 2024
Dawlada Somaliya oo si cad u sheegtay inay aqoonsanayso maamul ay leeyihiin shacabka gobolka Awdal oo iyagu si ...

Madaxweynaha Awdalstate Dr Nageeye oo Muqdisho lagu soo dhaweeyay

February, 8, 2024
Madaxweynaha Awdalstate Dr Cabdisamad Nageeye ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay magaalada Muqdisho halkaas oo uu ka jeediyay ...

Qisada wiil aan masjidka laga waayin oo gabadh qurxoon dhexda ku sugi jirtay

January, 28, 2024
Qisada waxa magacaeeda la yiras wiilkii qabriga ka dhex hadlay.  Waqtigii rasuulkeena scw scw waxa jiray wiil dhalinyara ah ...

Dagaal aan la galno Soomaaliya haba sheegin kala jarna hadalkeed daa: Cabi Axmed

January, 27, 2024
Raiisal wasaaraha Itoobiya Cabi Axmed oo gartay inuu bad galay ayaa sheegay inayna dan ugu jirin dagaal uu ...

Tiirarka salaada ee hadaanad iska hubin ayna salaadaadu jirin

January, 22, 2024
Tiirka salaada oo aad qalado salaadaadu waa kakac Salaadu waxay leedahay tiirar aan laga gudbi karin, haddii aad ka ...

Axmaar Cabi Axmed ma ku dhiiran karaa inuu Awdal xoog ku galo

January, 9, 2024
Waa su'aal dad badan oo khuburo is weydiinayaan. Sidee ku fushan karaa heshiiska uu la galay dhiigyacab Muuse ...

Hub nooceeya oo degdega ayaa dalku u baahan yahay

January, 9, 2024
Soomaaliya si ay u ilaashato qaranimadeeda ayadoo qaadaysa dhinaca is difaaca hub nooceeya ayay si degdega ugu baahan ...

Gaal kale ma soo degdegayo inta Turkigu saldhig ku leeyahay dalka

January, 9, 2024
Turkiga ayaa wacad ku maray inuu ilaaliyo qaranimo dhuleed ee dalka, Turkiga ayaa saldhiga Afrika ugu weyn ku ...

Kooxda Xalane oo walaacii ugu weynaa soo wajahay

January, 9, 2024
Sideed cisho ayaa bishani dhaaftaey waxayna shacabka Soomaaliyeed u ahayd sideed casho oo hadii dhiig laga saro aan ...

Banaanbixii ka dhacay Awdal oo walaac ku abuuray qorshaha Ingiriiska

January, 8, 2024
Reer Awdal ayaa maanta muujiyay arin ka yaabisay qorshaha weyn ee Ingiriisku ka lahaa gobolada Waqooyi gaar ahaan ...

QORAALADIINA

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Heshiiska badda ee Soomaaaliya iyo Turkiga yaa ka naxay ma Axmaarka mise??? XASAASI

February, 24, 2024
Turkiga iyo Soomaaliya ayaa qalinka ku duugay heshiis ...

Dagaal aan la galno Soomaaliya haba sheegin kala jarna hadalkeed daa: Cabi Axmed

January, 27, 2024
Raiisal wasaaraha Itoobiya Cabi Axmed oo gartay inuu ...

Kooxda Xalane oo walaacii ugu weynaa soo wajahay

January, 9, 2024
Sideed cisho ayaa bishani dhaaftaey waxayna shacabka Soomaaliyeed ...

Banaanbixii ka dhacay Awdal oo walaac ku abuuray qorshaha Ingiriiska

January, 8, 2024
Reer Awdal ayaa maanta muujiyay arin ka yaabisay ...

NEWS IN ENGLISH

UK armed northern Somalia group start terrorising Las’anod town

February, 5, 2023
The secessionist group in Northern Somalia who called ...

Probe points to origin of drones used to attack Russia – media

December, 14, 2022
Drones used by Ukraine to attack targets in ...

Kadyrov says he is proud of EU sanctions against his daughters

December, 13, 2022
Chechen leader Ramzan Kadyrov said on Friday he ...

US rushing to replace weapons sent to Ukraine

November, 20, 2022
The US Army is speeding up its weapons ...

Grain can only send to poorer countries not the West: RUSSIA

November, 17, 2022
Russia supports the extension of the grain transport ...

Russia allows extension to grain deal

November, 17, 2022
Russia is “allowing a technical prolongation” of the Black Sea ...

North Korea fires more ballistic missiles – Seoul

November, 3, 2022
North Korea fired four short-range ballistic missiles into ...

Transition to electric cars projected to cost EU over half a million jobs

October, 31, 2022
The EU’s transition to electric cars may lead ...

Türkiye to export long-range artillery missile to Indonesia

October, 31, 2022
Major Turkish defense manufacturer Roketsan announced its first ...

Russia-Türkiye trade soaring

October, 21, 2022
Economic cooperation between Russia and Türkiye has been ...

China will work with Russia as ‘great powers’ – Xi

September, 15, 2022
Chinese President Xi Jinping wants to work with ...

US can’t save EU from energy crisis it creates

September, 5, 2022
The US is not able to ease the ...

Putin explains how Russia and Turkey will bypass the dollar

September, 5, 2022
Russian gas supplies to Turkey will be partly ...

US supports Ukraine attacking Crimea – Politico

August, 12, 2022
The US regards Ukrainian strikes on Crimea as ...

Russia explains rules for using nuclear weapons

August, 10, 2022
Russia is a responsible nuclear power and will ...

Meta