Warka aan ka helayno Berbera ayaa sheegaya in halkaas ay ka dhaceen gadood xoogan oo ugu dambeyn keenay in xoogsato...
Maxaa cusub
Turkiga ayaa hanjabay hogaamiyaha adag ee dalkaasi Liibiya jeneraal Khalifa Xaftar oo xukunka ka tuuraya ururka akhwaan Muslimiin ee jooga...
Booliiska magaalada Muqdisho ayaa sheefay in gacanta lagu dhigey nin looga shakisan yahay dil foolxumaa oo lagula kacay gabadh la...
Maamulka Somaliland ayaa sheegay inay dib u fasaxeen laba telefishano oo ka hawlgala Hargeysablaakiin xarumo ama weriyeyaal u joogaan gobolada...
Kiiskii ugu foolxumaa ee ka dhaca Somaliya ayaa welli ka socda maxkamadaha maamulka Butlaan. Waxa hore dil loogu xukjmay sadex...
Nin Ciise ah oo Samaroon ka soo caayay Jabuuti ayaa helay jawaab ku haboon. Ninkan ayaa sidoo kale miciin bidey...
Madaxweynaha Maraykanka iyo hogaamiyaha Woqooyiga Kuuriya Kim ayaa markii ugu horeysay ku kulmey xadka adag ee u dhexeeya labada Kuuriya....
Kulan ay maanta yeesheen sadexda xisbi ee maamulka Somaliland ayaa ku soo dhamaaday guuldaro kadib markii ay diiden inay waxba...
Luqada Soomaaligu waa luqad aad u horeysa oo aan u baahnery inay luqad kale wax ka soo amaahato. Waxayna ka...
Boliiska dalkaasi Koofur Afrika ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen gaadhi xamuula oo la soo xaday. Gaadhigan xamuulka ah ayaa...
Maamulka Puntland ayaa sheegay inay burburiyeen goob argagixisadu ku lahayd deegaanka lagu magacaabo Calmadow oo ah buuraha ay ku dhuuntaan...
Hay'adda sirdoonka qaranka ee loo soo gaabiyo magaca afka qalaad ee NISA ayaa bandhigtey argagixis isa soo dhiibey oo muddo...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa heshiis la galay horjooge Xaaf oo rabay inuu waqti ku darsado laakiin...
Waxaa Maanta oo Jimce ah 28-ka bisha Juun 2019 lagu soo gaba-gabeeyay Addis ababa ee caasimada Itoobiya shir ku saabsanaa...
Taariikhdii Dr Omer Cismaan Raabi uu Ku lahaa Xornimada Djibouti ee Loo Dabaal dagayo. Allaha u Naxariisto Dr Cumar Cismaan...
Waa barnaamij xiise leh oo looga hadlaayo guurka. Guurka Somalida ayaa soo maray marxalado farabadan inkastoo midka hadda uu yahay...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya oo ku sugan Magalada Cadaado ayaa maanta waxaa uu xariga ka jaray dhismaha Xerada Cusub ee...
Waxaa maanta magaalada Garoowe ee Xarunta maamulka Puntland si diiran loogu soo dhaweeyey Saraakiil iyo ciidan farabadan oo dhawaan ka...
Magaalada Hargeysa ee maamulka Somaliland ayaa ka mid ahayd magaalooyinkii laga taagay calankii Somaliyeed ee ugu horeeyay kadib markii uu...
Madaxweynaha Ciraaq ayaa sheegay in dalkiisu marnaba ogolaan doonin in xagjir Taram ka dhigto meel uu uga duulo dalka jaarka,ay...
Sucuudiga ayaa warbixin ka soo saaray xoolaha dalkiisa uga yimaada Domalita gud ahaan waxayna sheegeen in xooluhu lahaadaan summada hal...
Madaxweynaha Somaliya ayaa waraaqaha danjirenimo ka gudoomey safiiro cusub oo loo soo bedelay dslka xilli ay aad u badanayaan wadamada...
Raiisal wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa sheegay in uu dhisayo Galmudug mideysan xilli horjoogihii maamulkaas oo maalmo kahor u qaylo...
Madaxweynaha Somaliya ayaan la sheegin inuu wefti u direy kulan ay qabanqaabinaayaan maamulka Somaliland iyo shirkado taabacsan oo ka dhacaya...
Waxa magaalada Berbera ee maamulka Somaliland laga masaafuriyay nin gaaleeyay Somali badan kadib markii uu isticmaalay khayaano iyo lacag. Ninkaan...
Sirdoonka qaranka ee afka qalaad lagu soo gaabiyo NISA ayaa soo bandhigey argagixis ka tirsan kooxda gaalaynta Muslimiinta ee Shabaab....
Dawlada Yaman ee ay hogaamiyaan Xuutiyiinta ayaa gantaal ku garaacday garoon ay ka soo duulaan diyaaradaha Yuhuuda iyo Maraykanka ee...
Kadib muran uu keenay horjooge Xaaf oo hadda ka cararay Dhhusamareeb haddana lagu sheegay tuulada Godinlabe ayaa waxa dawladu qorsheynaysaa...
Xaaskii madaxii hore ee maamulka Somaliland Maxamed X Ibrahim Cigaal ayaa sheegtay in gurigeeda lagu gubey. Lama garan karo cida...
Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galguduud ayaa sheegaya in horjooge Xaaf oo xaalku ku xun yahay uu...