Xubin ka tirsanaa wasaarada arimaha dibeda ee Somaliya oo dhawaan taageero u muujiyay Yuhuuda ayaa dalbadey in amnigiisa la sugo...
Maxaa cusub
Madaxa Somaliland ayaa markale Imaaraadku diyaarad ku qaaday bil kadib markii uu sidan oo kale uga dhoofiyay Hargeysa. Diyaarad ay...
Xildhibaan Ilhaan Cumar oo xagjir Taram sudhey sawirkeeda iyo holaca weerarkii 2001 ayaa ololaha doorashada 2020 soo xeraysay muddada sadexda...
Tiro Somali ah ayaa maanta dalka dib ugu soo noqdey kuwaas oo laga soo celiyay dalka burburey ee Liibiya halkaas...
Waxa ka soo baxaya faahfaahin dheeraada qarax ay fuliyeen argagixisada kooxda gaalaynta ee Shabaab oo hadda ay si toosa u...
Xildhiban Salaad Cali Jeelle ayaa qarxiyay in koox mucaarad ku sheega laakiin ah dawlad-diid iyo nidaam diidnimo oo uu horkacaayo...
Duqa magaalada Muqdisho ayaa amaanay dadka shacabka ee kaalin weyn ka gaystey xalay nin argagixiso ah oo ay booliiska u...
Madaxtooyada Muuse Biixika rarayo gurigii Moorgan una rarayo dhul aanu isagu lahayn ayaa muranka ugu badani ka taagan yahay. Muusr...
Suldaan Abshir oo ka mida suldaanada gobolka Awdal ayaa afka furtey dhinacna calaacal la soo fariistey saxaafada. Suldaanka ayaa ugu...
Madaxa Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo welli ku sugan Imaaraadka halkaas oo uu kulamo la qaatey shirkada dhiigmiiratada ah ee...
Siyaasiga reer Kiiniya Faarax Macalin ayaa qarxiyay sir uu ka ogyahay shidaalka Somaliya oo hore loo ogaa in Carabtu ku...
Siyasiga Cali Faarax Cabdullaahi ayaa sheegay in reer Awdal isku filan yihiin ayna muhiim tahay inay iskood isku taagaan, isagoo...
Yuhuudiga isku sheega inuu falanqeeyo arimaha Carabta iyo Yuhuuda ayaa bartiisa baraha bulshada ku weeraray madaxweyne Farmaajo oo markii ugu...
Madaxweynaha xagjirka ee dalkaasi Maraykanka Taram ayaa bogiisa baraha bulshada ka fujiyay sawirka Ilhaan Cumar oo xaga dambe uu ka...
Wararka aanu ka helayno wadada warshadaha ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in halkaasi ay argagixisadu ka fulisay qarax ah nooca...
Shirkada maamusha dekedda Berbera ee Dp World ee dhiigmiiratada ah ayaa dekedda keentay wiishash duuga oo laga keenay dekedaheeda Imaaraadka....
Shirka amniga oo ay ka qayb galeen guddiga loo xil saaray sugidda amniga caasimadda ayaa looga hadlay mudaaharaadkii ka dhacay...
Shirkada diyaaradaha ee dalka yar ee ku naaxay saliida qasweyna ka wada Somaliya guud ahaan ee Imaaraadka ayaa heshiis la...
Magaalada Hargeysa ayaa laga tukadey roob doon uu horkaxayo madaxa maamulka Muuse Biixi. Eaxa curtey xilligii gu'ga waxase muuqda ilaa...
Siyaasiyiinta Maraykanka ee labada xisbi ee dalkaasi ayaa si aada u cambaareeyay xagjir Taram oo sawirka xildhibaan Ilhaan Cumar oo...
Xilli maanta barlamaanka ay ka buuxdo argagixisada iyo dawlad-diidka ay su'aalo weydiinayaan laamaha amniga ayaa xildhibaanadu ka dhiibteen fikirkooda ku...
Madaxa Somaliland Muuse Biixi ayaa markale sameeyay isku shaandheyn kooban halkaas oo uu eryay wasiir ka mida golihiisa mid kalana...
XildhibaanC/raxman Ibbi ayaa qarxiyay in bajaajleyda Xamar ka shaqeeya ay yihiin bambo-tuurayaal hore u diley sadex askari oo u adeegaayay...
Cabdi Good oo lagu yaqaan qabyaalad iyo xanta dadka heesa oo uu ku caanbaxay ayaa sheegay in sirdoonka Jabuuti fariimo...
Cismaan Batrool ayaa sheegay in Bulshada ku Nool Sool iyo Sanaag ay aaminsan yihiin Midnimada Soomaaliya, Islamarkaana aysan Jirin Heshiis...
Madaxweyne Farmaajo ayaa si adag uga Hadley amnigha magaalada Muqdisho oo argagixisada iyo taageereyaashoodu kordhiyeen dilalka qorsheysan iyo kuwa qaraxyada...
Cuidanka lidka diyaaradaha ee Suuriya ayaa dhulka soo dhigey gantaalo Yuhuudu ka soo gantey dhinaca Lubnaan oovay ku weerareen magaalada...
Dagaal gaaban ayaa ka dhacay magaalada Muqdisho halkaas oo is rasaaseeyeen ciidan beeleed la sheegay inay ka yimaadeen Balcad oo...
Safiirka cusub ee Maraykanka u jooga Somaliya ayaa boiqdey Hargeysa halkaas oo uu soo dhaweeyay madaxa Somaliland Muuse Biixu. Booqashada...
Wararkii u dambeeyay ee ka imaanaya dalkaasi Suudaan oo shalay ciidanku xukunka ka qaadeen madaxweynihii dalkaasi Cumar Xasan Al-bashiir ayaa...