Waxaan ku war helnay booliis soo buuxiyay masjidka oo gudaha u soo galay ayuu yiri Maxamed Sicid oo ka mid...
Maxaa cusub
Waxa magaalada Muqdisho laga bilaabay diiwaangelinta ciidanmada kala duwan ee Somaliyeed. Ciidamada kska duean oo ay ku jiraan kuwo welli...
Laba weriye oo ka tirsan saxaafada xorta ah ee gobolka Awdal ayaa badhasaabka Awdal ee Muuse Biixi soo magacaabay uu...
Dhalinyaro is-xilqaantey ayaa degmada Beledweyne ka fulisay arin aad loogu baahnaa. Dadka magaalada oo marna biyo la'aanta ka cawda ayaa...
Faahfaahin xasuuq kooxda gaalaynta Muslimiintu ka gaysatey magaalada Muqdisho oo maalmihii u dambeeyay ay ku xasuuqeen ilaa 30 halka dadka...
Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Somali galbeed ayaa magaalada Jarati waxa uu ku dilay Labo nin, deegaankaasina waxa uu ahaa midka...
Amisom ayaa war ka soo saartey warar sheegaya in ay banaysay goobo ay kaga sugnaayeen Koofurta dalka oo ka difaacaayeen...
Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qarax ay argagixisadu dhigtey meel dadku fadhiisto oo derbiya ayaa waxa la...
Mashaariicda uu ku faano Muuse Biixi ayaa waxa ka mida inuu dhagax dhigey buundo isku xirta dugsigii uu ka baxay...
Shir aan caadi ahayn ayaa Boorama ugu soo xidhmey beelweynta DIR oo muran badani ka taagan yahay. Shirka DIR Ayaan...
Dhalinyarada magaalada Berbera ee dekedii kala wareegtay Carabta Imaaraadka oo wata Hunuud iyo Bangaladhesh ayaa la wareegay xataa kuuligii dhalintu...
Madaxweyne Farmaajo oo furey kalfadhiga 5-naad ee golaha shacbiga ayaa ka hadlay guulaha dawladu ka gaaray musuqmaasuqa, la dagaalanka argagixisada...
Aduunka ayaa dhinac ka maray xagjir Trum oo Yuhuuda u saxiixay dhulka Suuriya ee ay ku qabsatey hubkii Maraykanka sanadii...
Siyaasi Cali Faarax Cabdullahi ayaa si adag uga hadley sheekada ictiraaf raadinta sheegayna in waxan ay ku wareereen uu u...
Xildhibaanada iyo wasiirada Dhulbahante ee u daacada ah maamulka Somaliland ayaa ka shirey shirqool Muuse Biixi ku soo qaaday oo...
Abaar ayaa ka dilaacdey deegaano hoostaga degmada Araabi. Abaartan oo biyo la'aantu ugu weyntahay ayaa inta badan canaantaa dawlada deegaanta...
Dal inaanu dhismeyn waxa lagu gartaa marka amarka iyo kala dambeyntu burburto. Marka qofka muwaadinka waayo cid uu xaqiisa weydiisto...
Wararkii u dambeeyay gaari kooxda gaaleynta ee shabaab ku qarxisay suuqa bartankiisa ayaa sheegaya inuu Jiro qasaare ka dhashay. Dhiigmiratada...
Wararka aan ka helayno deegaanka Dhagaxamadow oo ka tirsan gobolka Jarar ee Ismaamulka Somali galbeed ayaa waxa sheegayaan in qarax...
Xilli Sdhalinyar badan aamineen dalkooda una dhaqaaaqeen inay iskood isku dabaraan maadaama maamulada ay ku hoos noolyihiin gabeen inay wax...
Tababare u dhashay dalka Gaana ayaa loo magacaabay xulka qaranka Somaliya. Ma Jiro xul qaran oo Somaliyed waxase jira dhalinyaro...
Urur rayid ah oo ka hawlgala Hargeysa iyo Burco ayaa ugu baaqay gudiga doorashada Somaliland ee fashilmey inay is casilaan....
Maamulka Somaliland ayaa sheegay inay ruqsada isgaarsiinta kala noqdeen laba shirkadood oo iyagu diidey inay bixiyan cashuurtii. Labadaa shirkadood ee...
Ciidamo ka tirsan maamulka Puntland ayaa sameeyay gadood waxana booqdey masuuliyiin ka tirsan maamulka Puntland oo uu horkacayo Wasiirka Xanaanada...
Maamulka degmada Luuq ee Gobolka Gedo ayaa waxaa ay soo saareen amaro ku socda dhalinyarada ku shaqeysta Gaari Hindiga loo...
Wararka ka imaanaya gobolka Togdheer ayaa sheegaya in deegaanka lagu magaacaabo War-idaad lagu arkay xanuunka loo yaqaan Gawracatada oo inta...
Madaxda qaranka oo uu ugu horeeyo madaxweynaha iyo raiisal wasaaraha iyo dhamaan inta kale ayaa ku tukadey wasiir ku xigeenkii...
Booliiska magaalada London gaar ahaan xaafada Isiltan ayaa sheegay in wiil Somali ah lagu diley halkaas habeenimadii Sabtida kadib markii...
Labadan argagixis ayaa siyaabo kala fuean uha baxay kooxfa gaalaynta ee shabaab uguna biireen kooxda ka sii daran ee Daacish...
Maamulka Somaliland oo ka mida maamulada ugu cadaalad xun uguna musuqa badan ayaa la shegaya inay xabsiga u taxabeen wasiir ...