Safaarada Somalidu ku leedahay Suudaan ayaa baaq u dirtey Somalida ku nool dalkaasi xilli nadaxweynihii hore ee dalkaasi Cumar Xasan...
Maxaa cusub
Somaliya ayaa dib uga mid noqotey ururka boosaha aduunka ee luqada qalaad loogu soo gaabiyo UPU kadib markii ay ka...
Dawlada Igwadoor ayaa dhiibtey mulkiilihii shirkada Wikiliiks ee ka qaylisiisay Maraykanka iyo wadamada Yurub qaar kadib markey dibedda soo dhigeen...
Ciidanka dalkaasi Suudaan ayaa ka shiraya mustaqbalka madaxweynaha dalkaasi ee fadhiyay kursiga mudada 30-ka sano. Kulan ka socdey xarunta ciidamada...
Taliyaha ciidanka qaranka iyo dhamaan wasiirada iyo qaybaha kale duwan ee cidanka ayaa garoonka Muqdisho ku soo dhaweeyay ciidan Somali...
Maamulka Somaliland ee magaalada Hargeysa ayaa looga dhawaaqay roob doon xilli la galay gu ilaa haddana roobyar uu ka curtey...
Safiirka Koofurta Kuuriya u fadhin doona Somaliya ayaa dhiibtey waraaqihiisa aqoonsi. Safiir Choi ayaa waxa waraaqihiisa ka gudomey wasiiru dawlaha...
Dawlada Somaliya ee diciifka ah ayaa ogaatey in argagixisada isticmaasho oo adeegsato gawaadhida gurmadka ah ee aada goobaha ay qarxiyaan...
Xisbiga Faysal Wasaabe ayaa soo faqay cashuuro dheeraada oo masaakiinta gaadiidka wata si sharci daro ah looga qaado xilli dadku...
Maamulka Muusr Biixi ayaa dib u soo celiyay gaarigii C/raxmaan Curo oo ay la wareegeen usbuucii hore kadib narkey xireen...
Argagixisasa shabaab ayaa dagaal cusub ku bilowdey shacabka kadib markii ay gubtey gaari dhuxul u sidey Muqdisho. Inkaatoo dhuxusha ay...
Dad aan la garanayn oo sheegtay naafada 77 ayaa si siyaasadeysan oo ku xumee ah ugu soo baxay madaxtooyada horteeda....
Imaaraadka ayaa u yeeray madaxa cusub ee Puntland Siciid Deni oo intii uu bedelay Cabdiwelli Gaas aan meelna u bixin....
Raiisal wasaaraha Itoobiya Cabi Axmed ayaa looga digey inuu faraha la galo siyaasada Somaliya kadib matkii la ogaadey inuu isagu...
Waxay ahayd maamulkii fadhiidka ahaa ee Sh Shariif markii dalka loo hoosgeliyay dastuur dhoodhoob laga soo guuriyay gaalada kadibna loo...
Raiisal wasaaraha Somaliya Xasan Cali ayaa buuxiyay jagooyin wasaaradeed oo banaanaa oo mid ka mida uu ka geeriyooday wasiirkii hayay...
Warar dheeeraada ayaa ka soo baxaya miino ay aaseen argagixusada shabaab deegaanka Deyniile ee duleedka Muqdisho oo la qaraxdey gaari...
Ciidanka qaranka dalkaasi Liibiya ee uu hogaamiyo jeneraal Khaliif Xaftar ayaa ku siqaya dalkaadi Liibiya oo ay hadda hareereeyeen. Xulafada...
Sirdoonka Maraykanka ee loo yaqaan FBI ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen ninka lagu magacaabo Batrik Kaarliniyo oo hanjabaad u...
Xisbiga Wadani ayaa ka hadley ganacsato fakad ah oo haysta dhalashada Jabuuti lacagana ku qaatey magaca iyo dhalashada Jabuuti. Warshad...
Wararka naga soo gaaraya degmada Kaaraan ee magaalada Muqdisho ayaa waxa ay sheegaya in meydka haweenay saaka lagu waaberiistey xaafada...
Waxa duhurnimadii maanta la isugu yimi golaha shacabka ee magaalada Muqdisho si ay u dhegeystaan warbixin ay dhiibi lahaayeen laamaha...
Waxa mardhow Muqdisho soo gaaray wasiirka arimaha dibedda ee Eriteriya. Booqashada wasiirka oo aan hore loo shaacin ayaa timi xilli...
Wararka ka soo baxaya Muqdisho ayaa sheegaya in gaari ay argagixisadu ku qarxiyeen wadada aada Bakaaraha ee ka tagta Shaqaalaha....
Dawlada Jabuuti ayaa lagu xukumey lacag gaaraysa 385 milyan doolar. Maxkamad London ku taal oo dawlada Jabuuti hore kalsoonidii ugala...
Madaxweynaha oo salaada Jimcaha ku tukadey masjidka weyn ee ku yaala madaxtooyada ayaa si adag uga hadley cadowga koowaad ee...
Madaxa Somali galbeed Mustafe Cagjar ayaa si adag uga hadley shirar aanu jeclaysan xilli aad lo saluugey qaban qaabada iyo...
Raiisal wasaaraha Somaliya ayaa sheegay in dawladiisu ku guulaysatey inay bixiso deyn lagu lahaa dawladii Xasan Sheekh. Deymahaas oo intooda...
Taxanaha Kaaf iyo Kala dheeri ayaa maraya meel xasaasi. Roomiyo oo khaati bilaah u Jiro rabanna inuu cidlo uga tago...
Waxay ahayd shalay markii hooyo xaamila ah weliba ugub ah ay tagtey isbitaal ku yaala Muqdisho si ay ugu dhasho...