Horjooge Axmed Madoobe oo Kiiniya ku xiran ayaa ku guuldaraystey inuu musharax uu watey kursi uga helo golaha shacabka halka...
Maxaa cusub
Saraakiisha amniga ayaa bandhigey dhiigmiirad ka tirsan argagixisada shabaab oo isa soo dhiibay. Dhiigmiiradkan oo lagu magacaabo Ciise Cumar Deerow...
Waxa xalay goor dambe dib loogu doortey gudoomiyaha golaha shacabka Aadan Madoobe oo muddo hore soo hayay shaqadan. Guusha Aadan...
Gudoonka ku meel gaadhka ee berito qabanaya doorashada gudoonka cusub ee golaha shacabka ayaa ku fahmay Rooble Baahane iyo adeerkiis...
Wararka aan ka helayno Ceel-Waaq oo xero ku taal dhawaan ay Kiiniya isku dayday inay ku boobto kuraasta gobolka Gedo...
Xildhibaan Muna Axmed ayaa fariin u dirtey Rooble Baahane oo taladii iyo khaatumadii seejiyay xildhibaan Dhabancad oo ku tuntey sumcada...
Kadib lacag saaida oo Kiiniya uga baxday sidii ay ku boobi lahayd kuraasta taala gobolka Gedo ayaa guddiga khilaafaadka ay...
Madaxweynaha Butlaan Axmed Karaash ayaa cambaareeyay qarax reer Khaatumo fadhiyeen oo lagula eegtay magaalada Muqdisho. Haddaba waxaad is weydiin kartaa...
Maraykanka oo wata xulafada reer Yurub qaarkood ayaa cunaqatayn saaray Ruushka asagoo isleh lugaha u taag dhaqaalaha Ruushka, waxase ugu...
Kiiniya ayaa ka qayliday kharashka xad dhaafka ah ee kaga baxay daad-gureynta doorasho booba oo ay ka waday Ceel-waaq. Doorashadan...
Madaxweynaha Butlaan ayaa sheegay inuu talaabo ka qaadi dono cidii ka dambeysay isku daygii dil ee loogu dan lahaa wasiirka...
Wasiirka arimaha dibedda ee dawlada dhexe C/samad Muuse Cali ayaa ka badaaday isku dey dil markii uu Gaalkacayo u geeyay...
Kiiniya oo ku jirta dagaalkii ugu dambeeyay ee ay is leedahay doorashada yaanu ku guulaysan madaxweyne Farmaajo ayaa ciidamo badan...
Waxa niyad-jab xoogan ku dhacay kooxda Xalane iyo kooxda Sahan ee ka shaqeeya sidii Somaliya ayna weligeed u helin dawlad...
Kiiniya ayaa bilowday ka aargoosiga xoolaha sida geea ayadoo geel farabadan ku dishey deegaano hoostaga Ceel-waaq ee gobolka Gedo. Dadka...
Waxa beri oo Arbaca ah la filayaa in maxkamada sare ay go'aan ka gaarto kursiga ay haystaan kooxda Xalane ee...
Guddiga doorashada ayaa ka degay magaalada Garbahaaray ee deegaan doorashada labaad ee maamulka Jubba halkaas oo dhawaan la filayo in...
Madaxweyne Farmaajo ayaa tacsi ka direy halgamaa abwaan Badal Jaamac oo aargoosi siyaasadeed lagula kacay kadibna kuwa aan tukan ay...
Waxa mardhaweyd magaalada Muqdisho lagu diley abwaan Badal Jaamac oo lagu yaqaanay dawlad jacayl, wadaniyad iyo inuu xukunka u diido...
Kulankii maanta ee golaha shacabka ayaa waxa ka dhacday fowdo tii ugu xumayd kadib markii la iska qaatay go'aan aan...
Lacagta Ruushka ayaa cirkaa isku shareertay xilli wadamada reer galbeedka ee saaray cunaqabataynta ay hayso sixir bar kii ugu xumaa...
Kadib markii taliyaha ciidanka booliiska Muuse Biixi uu runta u sheegay xildhibaan Maxamed Abiib kuna yiri waxaad tahaan ku tusay...
Milatariga Ruushka ayaa helay sir ku aadan tirada askarta Yukrayn ay ku waayeen dagaalka mudadii uu socday. Yukrayn ayaa keliya...
Waxa maanta teendhada Afisiyooni ee Muqdisho lagu dhaariyay in ka badan 240 xildhibaan oo matali doona barlamaanka Cusub ee Somaliya...
Wasaarada gaashaandhiga ee Ruushka ayaa sheegtay in markab dagaal oo dab qabsaday hadda uu degay kadib markii la soo riixaayay...
Dhacdo aad u murugo leh ayaa ka dhacday Soomaali galbeed qaasatan baadiyaha Doolo halkaas oo wiil yar oo mudo la...
Waxa rasaas ka dhacaysaa jeelka Muuse Handaraab ee magaalada Hargeysa halkaas oo hadda Muuse Handaraab dalbaday ciidanka Ingiriisku u tababaray...
Isku day ay rabeen kooxda Xalane oo adeegsata Rooble Baahane ayaa fashilmay kadib markii ay ogaadeen in xildhibaanada badankoodu ka...
Kalidii taliyaha dalkaasi Yukrayn ayaa goor dhow ku faanay inuu soo qabtey madaxii mucaaradka ee Yukrayn. Ninkan la qabtey oo...
Aniga waa hore ayaan doortey qaran ayuu yiri madaxweyne Farmaajo oo ka hadlay xuska 12 guurada ciidanka qaranka oo si...