Qurbajooga reer Axamed (Samaroon) ayaa dugsi ka dhisay deegaanka Ciye oo ku yaala duleedka Boorama. Deegaankan ayaa ahaa dhul cidla...
Maxaa cusub
Jeneraalka Muuse Biixi ugu tunka weyn ayaa ka hadley goosadka jeneraal Caare oo hadda ku sugan gobolka Sanaag halkaas oo...
Suldaan Cune ayaa ka hadley cida xirtey iyo sida loola dhaqmey. Suldaanka ayaa waxa qoonsaday jeegaanta oo diidey sida uu...
Gabadh lagu diley Ceel-afweyn oo hore looga heshiiyay dilalkii dhacay. Dadka gabadha laga diley ayaa yaqaana cida dishey waxayna sheegeen...
Norway ayaa sheegtay inay qoxooti Somali ah soo celinayso. Qoxootiga la soo celinayo ayaa waxa u badan dad la ogaadey...
Farmaajo, Cabi iyo Afwerki ayaa heshiis dhinacyo kala duwana ku wada saxiixay Asmara. Sadexda madax oo ka soo laabtey shirkii...
Haween Somaliyeed ayaa booliis habeenkii wareega ka noqdey xaafad Somalidu isku disho oo Sweden ka taal. Hooyooyinka is-xilqaamay oo qaakood...
Gudoomiye degmo ayaa laysugu daray xarig iyo xil ka joojin. Gudoomiyihii degmada Xamar weyne ee gobolka Banadir ayaa shaqada laga...
Ciidanka xooga ayaa Marka ku soo bandhigey argagixiso lagu qabtey dagaal ay ku soo qaadeen sacabka magaalada. Argagixisada aya hore...
Shirkado lagu wareejiyay hantida qarankii Somaliyeed ee haamaha Berbera oo u digey Muuse Biixi. Haamaha ayaa Siilaanyo siiyay dad xigta...
Boorama ma dad aan salaada tukan baa xoolaha u qala. Xildhibaan ka tirsan golaha deegaanka ayaa fariin ku saabsan salaad...
Sirta ka dambeysa naag ninkeeda ku sheegtay khaniis kadib markey isasoo dhiogtey baraha bulshada ayaa dibedda u soo baxdey. Cod...
Qaramada midoobey ayaa wakiil cusub u soo magacowday Somaliya oo bedeli doona wakiilka hadda oo Somalida badankeedu qabto inuu dibusocod...
Gabadh Jaarso ah oo aan waxba qarin ayaa jawaab kulul siisay gabdho deyn waayay yaa Daaroodaay markastana ku halqabsada Oromo...
Yurub Geenyo oo been laga sheegay kana hadashay dad ku shaqaysta magaceeda. Waxa baraha bulshada ka buuxa dad nolosha ka...
Siyaasi Mawliid Daahir oo Muuse Biixi taageersanaa ayaa ka calaacalaya arin lagu samaynayo Awdal. Mawliid ayaa sheegay inuu ka seexan...
C/raxmaan Ciro ayaa Jeneraal Caare ka hadley iyo qabsoomida doorashada maamulka Somaliland. C/raxmaan Ciro ayaa sheegay in arinta jeneraalkan Muuse...
Kooxda gaalaynta Muslimiinta ee shabaab waxay afduubteen 70 oday. Madaxa Galmudug ayaa sheegashadani qiil uga dhigey in dawlada Somaliya maamulada...
Afhayeenka beelaha Direed Injineer Xuseen Maxamed Xasan iyo siyaasi Cali Faarax Cabdullaahi ayaa si adag uga hadley magacaabiistii wasiirada gobolka...
Berbera oo lagu xukumay ajaanib Imaaraadku keensaday. Waxa magaalada Berbera ee gobolka Saaxil lagu xukumey ajaanib si sharci daro ah...
Xisbiga Wadani ayaa tilmaamay in aan sharci ka jirin maamulka Muuse Biixi. Jabhada Jeneraal Caare ayaa mamulka ku beertay jahwareer...
Ergayga xukuma Somaliya ee Maykal Kiiting ayaa la kulmey maamul jufeedyo Kismaayo ku shiraya oo ka xanaaqsan siyaasada dawlada ee...
Meydka wiil dhalinyaro ah ayaa lagu arkey biraha korontada qaada deegaanka Siinka Dheer oo ah duleedka Muqdisho. Dadka deegaanka ayaa...
Wasiirada cusub ee ismaamulka Somalida iyo qabiilada ay ka soo jeedaan. Guud ahaan waa 24 wasiir iyo laba maareeye. Qabiilka...
Barlamaanka ismaamulka Somalida ayaa ansixiyay wasiiro dhinac ka janjeedha o uu soo xuley Madaxweyne ku xigeenka maamulka Mustafe Muxumed. Ansixinta...
Siyaasi Dhoolayare ayaa weeraray Ucid difaacayna jeneraal Caare. SIyaasigan xisbiga Wadani ayaa ka yaabay kan yaree ku xiga Faysal Waraabe...
Ma aamini kartaa siyaasiinta maamulka Muuse Biixi ee Somaliland. Bal u fiirso siyaasiga ay Muuse Biixi isku xisbi yihiin ee...
Faahfaahin dheeraada ayaa ka soo baxaya xasuuq kooxda gaalaynta Muslimiintu goor dhaweyd kka gaysatey Muqdisho gaar ahaan xarunta degmada Hawlwadaag....
Raiisal wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa welli la daalaa dhacaya tirada rasmiga ah ee ciidanka xooga ee dawlada u shaqeeya...
Madaxa Somali galbeed Mustafe Muxummed ayaa magacaabay golihiisa wasiirada oo ka kooban 24 wasiir iyo laba maareeye. Wasiirada ayaa xad...