Gudoomiyihii golaha maamulka Galmudug Cali Gacal Casir ayaa xilka laga tuurey kadib mooshin cod loogu qaaday Dhuusamareeb ayaa afhayeenka ay...
Maxaa cusub
Wasiir Dr C/raxmaan Bayle ayaa ka hadley kulan uu la qaatey bangiga adduunka. Kulanka oo looga hadlay sidii loo caawin lahaa...
Bahda Araabinews ayaa hambalyo u diraya boqor Aadan Maxamud Aadan iyo boqorada Hibo Cumar C/llaahi (Hibo nuura) oo meherkoodu ka...
Muuse Biixi oo lagu eedeeyay inuu yahay hogaamiyaha qabyaalada maamulka Somaliland oo laba jufo si qarsoodiya ugu heshiiyeen inay qabiilada...
Madaxweynaha Somaliya ayaa Addis ababa ku sugan halkaas oo ay isku arkeen madaxa ku meelgaarka ee dawlada goboleedka Somalida Mustafe...
Jahwareer ka jirta maamulka Galmudug. Kulanka mooshinka lagu soo gudbiyey waxaa guddoominayey guddoomiye ku xigeenka 1aad ee baarlamaanka Galmudug Xareed...
Puntland ayaa dil ku ridey laba nin. Xukunka dilka ah ayaa ka dhacay magaalada Qardho. Maxkamad ciidan oo ku taallo...
Imaaraadka ayaa markale dhirbaaxo kala kulmey Jabuuti. Madaxtooyada Djibouti ayaa sheegtay in si toos ah loo qarameeyay Saamiga imaaraadku ku lahaa...
Itoobiya iyo Eriteriya ayaa qaaday xanibaadii ugu dambeysay ee u dhaxaysay labadooda dal. Tan ayaa imaanaysa furfurnaanta uu la yimi...
Amniga xarumaha degmooyinka oo la adkeeyay kafib markii kooxda gaalaynta Muslimiinta ay xasuuqyo ba'an ka gaysatey labausbuuc oo isku xiga....
Hooyada dhashay Cabdi Iley ayaa sheegtay in xabsiga lagu garaacay oo ay arkeen iyada iyo xaaskiisa. Waxase dad badan iswaydiinayaan...
Fanaanada Farxiya Fiska ayaa si weyn Hargeysa lagu soo dhaweeyay. Fanaanada oo ka hadashay soo dhaweynta ayaa sheegtay sidey ugu...
Kooxda gaalaynta Muslimiinta ayaa qarxisay xarunta degmada Hodan iyo masaajid. Argagixisada ayaa isla sidii caadiga ahayd u isticmaashey weerarkii xaruntii...
Madaxweyne Farmaajo ayaa furey kalfadhiga afraad ee barlamaanka Somaliya oo ka soo noqdy fasax ay ku jireen muddo bil iyo...
Buundo isku xirta Camuud iyo Boorama oo laga dhabeeyay dhiskeeda. Waa markii ugu horeysay ee maamulka beesha dhexe uu balanqaad...
Maayerka Boorama ayaa jafjaf ku bilaabey wado duntey xilli laga hakiyay xilka qaadista ama ay hor joogsadeen maamulkii Siilaanyo Muuse...
Cayda wasiir ka tirsan wasiirada Muuse Biixi ayaa guddi loo saaray. Wasiirka warfaafinta oo lagu magacaabo Guri Barwaaqo ayaa cay...
Madaxdii ku shirey Kismaayo waxay muteysan karaan in xabsiga loo taxaabo waxa sidaas qaba aqoonyahan ku takhasusey arimaha hanaanka dawladnimada...
Banaanbax balaaran ayaa ka dhacay Garbahaarey iyo waxa dadku ka caroodey. Dadka isku soo baxay ayaa ku qaylinaayay doonimeyno goboleysi,...
Argagixisada gaalaynta Muslimiinta ayaa markii ugu horeysay qarax soo hoos gelisay gaari gacan kadibna ku qarxisay goob dadku ka adeegtaan....
Madaxweyne ku xigeenka Puntland ayaa wax laga xumaado ku tilmaamey shirkii Kismaayo ku dhexmaray madaxda maamul goboleedyada oo ay dawlada...
Gudoomiyaha golaha wakiilada mamulka Somaliland Baashe ayaa ka hadley cida laga sugayo saamiga qaybsiga iyo sharcinimada golaha iyo weliba iscun...
Jarmalka ayaa joojiyay dayactirka wadada isku xirta Garoowe iyo Gaalkacyo oo qorshuhu ahaa in la dhameeyo sanadkan maadaama sanadkii hore...
Shirkii uga socday maamul goboleedyada Kismaayo ayaa fashil ku soo dhamaadey. War ay soo saareen ayaan waxba kaga duwanayn kuwii...
Magaalooyin ku yaala Somaliya oo bangiga aduunku u qoondeeyay lacag dib loo dhisao kaabaha dhaqaalaha oo ay ku baxayso 9...
Hooyada dhashay gudoomiye shaqo joojin lagu sameeyay ayaa ka hadashay cadaalad daro lagula kacay wiilkeeda laguna xirey sifo ka baxsan...
Argagixisada ku hadhey gobolka Idlib waxa u furan kaliya hal wado oo ah in loo dhoofiyo kuwii taageeri jirey ee...
Barlamaanka gobolka Somalida Itoobiya ayaa ansixiyay laba arimood oo hore loo soo jeediyay maantana la horkeenay golaha. Labadan arimood ayaa...
Dalalka Jabuuti iyo Eriteriya ayaa gaaray heshiis hordhaca. Heshiiskan ayaa imaanaya markii raiisal wasaaraha Itoobiya Cabdi Axmed uu Eriteriya ka...
Madaxweyne Farmaajo ayas booqdey xaruntii Hawlwadaag ee argagixisadu qarxisay. Madaxweynaha ayaa isla markii uu soo gaaray Muqdisho waxa uu tagay Masjidkii...