Maamul xumo dhinaca shidaalka ah ayaa maalintii labaad dadka Jigjiga ku dhib qabaan. Dadka oo cabasho ka muujiyay ayaan garanayn...
Maxaa cusub
Axmed Muumin Seed ayaa beeraha Gabiley soo arkey sheegayna in wasaaradiisu waxba soo saarin laakiin ay u socdaan dhiirigelinta wax...
Maayerka Burco ayaa ka caraysiiyay wasiirka reer Awdal ee qorsheynta. Wasiirkan ayaa sheegay in Muuse Biixi ku yiri deeqaha u...
Booliiska Muqdisho ayaa soo badbaadiyay ilma yar oo la afduubey. Magacyada ragga soo afduubtey ilmaha yar ayaa lagu sheegay Xasan Yaasiin...
Madaxweyne Farmaajo ayaa la kulmey qaar ka mida shirkadaha maalgashi ee Shiinaha kuwaas oo danaynaya inay maalgashadaan dalka dihan ee...
Wasiirkii hore ee biyaha maamulka Muuse Biixi ayaa ka hadley jeneraal Caare iyo cadaalada uu ku tuntey Muuse Biixi. Wasiirkan...
Madaxweynaha Somali galbeed ayaa dareemay mucaaradnimo lagala horyimi intii ugu dambeysay fariina kaga jawaabay. Mucaaradnimada ayaa timi markii uu sameeyay...
Madaxweyne Farmaajo ayaa la kulmey hogaamiyaha dalka Shiinaha. Labada Madaxweyne waxa ay lafa gureen qodobo la xiriira iskaashiga labada dhinac,...
Suldaanka Garxajis (Isaaq) ayaa si kulul ula hadley Muuse Biixi una sheegay in maamulkan lagu kala tagi doono haddii la...
Barnaamijka hadimaha tahriibta iyo qisooyin soo maray dad naftooda tuurey. Tahriibta ayaa faro ba'as ku haysta dhalinta Somaliyeed meelkasta oo...
Wasiirka dhulbahante ee Saleebaan Cali Koore ayaa ka gubtey jeneraal Caare. Jeneraal Caare ayaa balan qaaday in Muuse Biixi dagaalku...
Askari kale oo dil u gaystey mooto bajaajle markana Muqdisho. Goobjoogayaal ayaa waxa ay sheegeen kahor inta aanu falka dhicin inay...
Madaxweyne Farmaajo iyo weftiga uu hogaaminayo ayaa gaaray Shiinaha halkaas oo uu ka furmayo shirka Afrika iyo Shiinaha. Shirka oo...
Beesha Makayl ee Samaroon ayaa ka qaylidey dhul loo sheegay inayna lahayn. Dhulkan oo ah dhul beereed ayaa beesha Makayl...
Isbitaal ku yaala Muqdisho ayaa dadku ku shaqeeyaan halku-dhiga madaxweynaha ee ah is-xilqaan ama isku -tasho. Isbitaalkan oo aad u...
Cabdi Iley ayaa maanta ka soo muuqdey maxkamad ku taal Addis ababa. Madaxii hore ee ismaamulka Somalida ayaa laga qabtey...
Ugaaska guud ee Samaroon ayaa Addis ababa lagu oo dhaweeyay. Ugaas C/rashiid oo in muddo ah ka maqnaa gobolka ayaa...
Marka oo la geeyay ciidan booliisa iyo gudoomiye ka waramay xaalka magaalada. Ciidamada Millatariga Soomaaliya oo bartamihii bishan la wareegay magaalada...
Garoowe oo uu ka dhacay tartanka gudoomiyaha degmada. Musharaxiinta kala ah Axmed Bare Siciid Muuse iyo Maxamed Abshir Jaamac Bakuuke ayaa...
Gudoomiye Axmed Shide ayaa beeniyay warar Jigjiga laysla dhexmarayo. Gudoomiyaha xisbiga talada haya ee Somali galbeed ayaa ka hadley kadib...
Madaxa ismaamulka Somali galbeed ayaa isbedelo ku dhawaaqay. Mustafe Muxumed Cumar ayaa isbedelo dhinaca ah ku dhawaaqay kadib isbedelkii ka...
Muuse Biixi ayaa soo saaray cashuur dhaafyo uu ka hirgelinayo maamulka. Cashuuraha ayaa inta badan laga qaadaa ganacsatada qaar halka...
Dawlada Somaliya ayaa ka warantey halkey marayso soo daabacaada lacagta Somaliga. Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta Shir...
Jigjiga ayaa maanta layskugu soo baxay banaanbax muddo kadib markii magaalada ay bililiqaysteen tageerayaashii Cabdi Iley oo hadda lagu hubsadey...
Axmed Madoobe ayaa banaanbax ka qaban qaabiyay degmada Afmadow ee gobolka Jubbada Hoose. Afmadow ayaa waxa deganaan jirey qaxootigii Somaliyeed...
Saylada xoolaha Boorama ayaa noqotey meel lacag laga gurto oo aan waxba lagu soo celin. Ganacsatada ayaa been loogu sheegay...
Madaxa ku meelgaarka ah ee Somali Galbeed Mustafe Cagjar ayaa raaligelin ka bixiyay sida Cabdi Iley kooxdiisu ugu tumatey huteel...
Cabdi Iley ayaa ugu dambeyn lagu hubsadey jeel. Wararka ka imaanaya Itoobiya ayaa cadeeyay in Cabdi Iley oo lagu haysto...
Wakiilka Muuse Biixi ayaa qaba in Hargeysa uu jooga Cabi Axmed walaalkii. Muuse Biixi ayaa dhowr mar ku hungoobey inuu...
Markaan caafimaadka baranaayay gudniin kuma jirin waa hadalka dhakhtarad Jarmala oo hadda daawaysa haweenka Somalida iyo kuwa kalaba ee jirkooda...