Askari mooto Hindiile diley ayaa gacanta lagu dhigey magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan iyo waxa dilka keenay. Dad aad u...
Maxaa cusub
Akhriso liiska xisbiyada laga diiwaan geliyay dalka doorashada soo socota. Ayadoo la filayo in doorasho ka dacdo dalka sanada 2020...
Qaxootiga Yamaniinta ee Puntland ayaa banaanbax kahor dhigey xarunta Qaramada midoobey ama hay'adda qaxootiyada ee boqolaalka kun ku soo qaadatey...
Qiso xanuun badan oo askartii Cabdi Iley mariyeen hooyo umula. Hooyada oo sidey sheegtay deganayd deegaanka Nogob ee dawlada Somalida...
Gudoomiyaha xisbiga Somali galbeed ee Itoobiya iyo weftigiisa ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay Jigjiga. Waa markii ugu horeysay ee...
Haweenay booliis ah ayaa lagu taxay darajada sareeye guuto. Saakiya Xuseen ayaa shaqadeeda aad loo amaanay waxayna ku mutaysatey hawlkarnimo...
Cabi Axmed ayaa sheegay in arinta Cabdi Ilay ay u taalo maxkamada. Raiisal wasaaraha Itoobiya oo wax laga weydiiyay waxa...
Gudoomiyaha Jaaliyada Somali Galbeed ee gobolka Awdal ayaa si xoriyada uga hadley xaalka ay ku sugan yihiin shaqaaqadii ka dhacdey...
Siyaasi Cali Faarax Cabdullaahi ayaa jawaab siiyay Prof Mixile oo reer Awdala oo yiri Muuse Biixi wuu qadiyay reer Awdal...
Laba ka mida kooxda gaalaynta Muslimiinta ee Shabaab ayaa gacanta lagu dhigey magaalasa Muqdisho gaar ahaan xafada Wadajir. Labadaan dhiigyacab...
Madaxweynaha ku meel gaarka ah ee dawlada Somali galbeed ayaa ka qayliyay bogag been abuura oo ay furteen dad raba...
Ciidamo gadoodsan ayaa la wareegay bangi Puntland leedahay oo Gaalkacyo ku yaal. Dadka deegaanka oo daawanaya sida arintani u dhacayso...
Ganacsatada Jigjiga ayaa qarxiyay sida la rabay in loo qixiyo iyo sida hadda ganacsigu yahay. Kadib bililiqadii ka qaraxdey Jigjiga...
Waraabe ilmo kale ku cunay deegaano hoostaga Togdheer iyo Muuse Biixi oo daawanaya. Dadka deegaanka ayaa xataa talooyin u soo...
Qudbadii raiisal wasaare Cabi Axmed u jeediyay boqolaal Somali ah oo dhamaystiran. Cabi Axmed ayaa la kulmey duqeyda iyo maamulka...
Wasiir hore oo reer Awdala oo Muuse Biixi ka calaacalaya. Maxamed Mixile Boqore oo maamulkii Siilaanyo ka tirsanaa ayaa sheegay...
Ciyaartoydii hore ee cuslaatey ee gobolka Awdal ayaa ciyaar isku arkey. Ciyaartan oo ka dhacdey magaalada Boorama ayaa waxa ka...
Hinda Jaamac oo ah gabadh da'yar oo qortey buuga Qaran Dumis ayaa la kulantey raiisal wasaare Xasan Cali Kheyre. Hinda...
Masuuliyiinta cusub ee dawlad deegaanka Somali Galbeed ayaa ku dhawaaqay laba arin oo muhiima oo Somali galbeed ka dhigeysa deegaan...
Imaamkii ugu da'da yaraa caalamka ayaa tujiya boqolaal reer Urduna. Imaamkan oo sagaal jira ayaa salaada Jimce akhriya qudbada waxana...
Uurcadde ayaa ka hadley racfaan qaadashada xisbiga Wadani kadib markii uu ka guulaystey. Dadka indha indheya siyaasada qabiileysan ee maamulka...
Madaxa cusub ee ismaamulka Somalida Mustafe Muxumed Cumar ayaa sheegay inuu ogolyahay xoriyada diinteenu banaysay isagu kow ka noqonayo oo...
Faahfaahinta qarax argagixisadu ka fulisay Muqdisho. Wararka naga soo gaaraya agagaarka wasaarada gaashaandhiga ayaa sheegaya in qarax u adeegeshaasha argaixisadu...
Madaxii ku meelgaarka ah ee ismaamulka Somalida ayaa is casilay. Axmed Cabdi Maxamed oo ku xigeen u ahaa Cabdi Ilay...
Tirada dhimashada xujaajta Somalida ah ayaa la xaqiijay. Xajka sanadkan ayaa guud ahaan u socdey si nabada inkastoo dad Masaari...
Ku xigeenkii hore ee Daahir Rayaale ayaa ka qayliyay jeneraal Caare oo wacad ku maray inuu xoreynayo Somaliland ayaa saldhig...
Wiil yar oo waraabe cunay ayaa la keenay isbitaal ku yaal Togdheer. Waraabaha ayaa farobaas ku haya caruurta gobolka ayadoo...
Madaxweynaha Jabuuti muxuu kula hadley dadkiisa munaasabada ciidal adxa oo maanta lagu jiro maalintii labaad. Dunida Muslimka ayaa si wadajira...
Trump ayaa galay xaaladii ugu xumaa kuna dhow in barlamaanku eryo. Trump ayaa xaalku ku xumaadey markii garyaqaan u shaqayn...
Cali Xaraale ayaa soo faqay halista shirkad shidaal oo Xasan Cali Kheyre ku jirey ay ku hayso soo saarista shidaalka...