Muuse Biixi ayaa u jawaabay Cabdiwelli Gaas iyo xiisada aaga dagaalka Tukaraq oo madafiicda yaryari laysku tuurayo. Culimada ayaa ka...
Maxaa cusub
Laba qof ayaa ciidanka Somaliland ku dileen Laascaanood. Labadaan qof ayaan la garanayn sababta ciidanka Muuse Biixi u toogteen. Waxa...
Iiraan ayaa Maraykanka, Sucuudiga iyo Yuhuuda kaga yaabsatey diyaarad dagaal oo ay markii ugu horeysay ku samaysay dalkeeda, lana tijaabiyay...
Ciid mubaarak dhamaan akhristeyaasha sharafta leh ee sida joogtada noogu xidhan. Waxaan RABI ka rajaynaynaa in uu ciidan ciideeda kale...
Madaxweyne Farmaajo ayaa ummada Somaliyeed kala hadley munaasabada ciida ee beri oo Salaasa ah. Farmaajo ayaa ka codsaday ummada Somaliyeed...
Jeneraal Caare ayaa ku dhawaaqay dagaal lagu xoreeyo Somaliland. Caare oo markii ugu horeysay ka hadley waxa uu qaban ayaa...
Garoonka kubadda cagta ee Burco oo la sharaxayo. Garoonka ayaa waxa hadda loo keenay roog macmala oo lagu xirey garoomada...
Xisbiga Wadani ayaa racfaan ka qaatey xoghaye dib ugu soo noqdey. Xoghayihii la eryay ee Uurcadde ayaa loo xukumey in...
Wasiirka maaliyada Dr C/raxmaan Beyle ayaa dekedda Muqdisho booqdey xilli la eryay masuuliyiin ka shaqayn jirey oo lagu eedeeyay wax...
In ka badan 70 askari ayaa ka goostey Muuse Biixi kuna biirey jeneral Caare. Jeneraalka oo ku sugan gobolka Puntland...
Kiiniya ayaa wadi kari la ciidankeeda jooga Somaliya kadib markii ay la deristay dhaqaale yari uga timi qaramada midoobey oo...
Waa sidee xaalada magaalada Marka oo ciidanka dawladu la wareegay shalay kana saaray xaafado ka mida argagixisada gaalaysa Muslimiinta ee...
Shirka is-cafiska ayaa lagu soo gabagabeeyay Jigjiga halkaas oo dadkii Cabdi Ilay dulmey ay isku raaceen in sharciga looga aargoosto...
Gaari laga soo bililiqaystey ismaamulka Somalida ayaa dib loo celiyay. Shaqaaqadii ka dhacdey dhawaan Ismaamulka Somalida ayaa dad badan uga...
Ciidul adxa ayaa ka mida maalmaha aadka u weyn ee Muslimiintu leeyihiin. Waxa ciidan u dheer Muslilmiinta oo maalinta ka...
Dadka Burco ku nool oo qaylodhaan ka direy wax ayna dhaqan u lahayn oo u habsadey. Bulshada qaar oo saxaafada...
Maamulka aan shaqayn ee Hir Shabeele ayaa beel ka go'day. Beeshan ayaa sheegtay in ay xaqeedii ka weyday maamulkan fadhiidka...
Ciidan uu hogaaminaayo jeneraal Caanood ayaa la wareegay degmada Marka ee gobolka Shabeelaha Hoose. Jeneraal Caanood oo xilka laga qaaday...
Xildhibaanada maamulka Puntland ayaa mooshin ka geeyay shirkada carabta ee DP World oo hore looga mamnuucay inay ka shaqayso Somaliya...
Uurcadde ayaa ka guulaystey C/raxmaan Ciro loona xukumey xoghayehiisa. Waxay ahayd sadex bilood kahor markii shir an caadi ahayn iskugu...
Inaa lilaah waa inaa ilayhi raajicuun dhamaan bahda Araabinews ayaa tacsi tiiraanyo leh ka diraya geerida naxdinleh ee ku timi...
Kiiniya waxay lacag joogta ah siisaa Axmed Madoobe. Siyaasiga Faarax Macalin ayaa afka furtey asagoo is weydiiyay sababta argagixiso tiroyar...
Waxaan cambaareynayaa ninka Somaliga ah ee filim ka sameeyay hablaheena dhiban ee ku nool Nayroobi ee guur xalaala ka raadiyay...
Waxaan maalin dhawayd beer caruurta lagu ciyaarsiiyo kula kulmay, gabadh hooyo soomaaliyeed ah, wadata labo wiil oo yaryar. Saas ayeey...
Madaxweyne Farmaajo ma wuxuu ku biirey urur diimeedka akhwaan Muslimiin. Farmaajo ayaa ku sugan Turkiga halkaas oo uu ka qayb...
Shirkada diyaaradaha ee Itoobiya ayaa bilaabaysa duulimaadyada Muqdisho iyo Addis ababa bisha soo socota sida ay sheegeen afhayeen u hadlay...
Somalida laga soo celiyay xerooyinka qaxootiga Yaman ayaa kordhey. Qaxootigan Somalida ayaa iskood u tagy Yaman xilliyadii burburka dalka ayagoo...
Yuhuuda ku jirta xisbiga Dimoqraadiga oo taageero u diidey Ilhaan Cumar. Ururka Yuhuuda ee ka tirsan xisbiga dimoqraadiga ayaa sheegay...
Dadkii Jigjiga lagu bililiqaystey ayaa ku farxay hantida u soo noqotey. Dadkan ayaa isugu jira Somali iyo Itoobiyaanba. Dhacdadan cajiibka...
Muuse Biixi ayaa ka gariirey jabhada dib u xoreynta Somaliland oo Sanaag ka dilaacdey. Wasiirada Muuse Biixi ee gaashaandhiga iyo...