Dalalka maamulka Somaliland ka taageera dhaqaalaha doorashada ayaa shuruud ku xiray la'aanteed diidey inay lacagta iska khasaariyaan. Wadamada ayaa inta...
Maxaa cusub
Sh Xasan Daheeye ayaa dhalinta u iftiimiyay cida isku direysa Somalida iyo Oromada oo ah dad walaalo ah ahaana Somali...
Markab ay saarnaayeen qaxooti Somali iyo Eritariyaana oo markii hore laysku qabsadey cida ama dalka uu ku soo xiranyo ayaa...
Madaxweyne Farmaajo ayaa isku shaandheyn ku sameeyay hay'adaha amniga dalka iyo agaasinka madaxtooyada. Waa isbedelkii labaad intii madaxweyne Farmaajo loo...
Dadkii Jigjiga ka qaxay ayaa qarxiyay sirtii lagu qixiyay markii hore. Waxa Jigjiga dib ugu soo laabanaya dad aad u...
Hay'ado waxtar ka gaystey deegaanada Baki ee gobolka Awdal oo waxyeelo soo gaartey. Dadka deegaanka ayaa farxad ka muujiyay deeqo...
Madaxweyne Farmaajo ayaa la kulmey guddiga dhaqaalaha ee dhawaan ay abuureen. Madaxweynaha ayaa sheegay in hawl adag u taalo guddigan....
Axmed Madoobe ayaa markale xirey saraakiil ay dawladu soo magacowdey. Shalay ayay ahayd markii laba sarkaal oo ka tirsan sirdoonka...
Ganacsatada gobolka Bari ee Puntland ayaa qaylodhaan ka direy baad argagixisada Daacish ka qaado. Qaar ka mid ah Ganacsatada ayaa sheegay...
Sidee u dhacdey guushii Ilhaan Cumar oo taariikhda gashay. Ilhaan Cumar ayaa ku guulaystey kursi aqalka barlamaanka Maraykanka uga banaanaa...
Dadka Jigjiga ku nool ayaa ku faraxsan nolosha caadiga ku soo noqotey. Bangiyada iyo adeegyada kale ayaa caadi ku soo...
Wasiir shalay caayay jeneraal ka baxsaday Muuse Biixi ee halganka dib u xoreynta bilaabay ayuu durba dafirey. Wasiirkan Maaliyada ee...
Aas wadareed loo sameeyay caruurtii Sucuudigu ku xasuuqay Saada oo Yamana. Cruurtaan oo bas la socdey ayaa diyaradaha xulafada wahaabiyiinta...
Balaarinta dekedda Berbera ayaa la shaaciyay xilliga Imaaraadku bilaabayo. Kulan Muuse Biixi joogey ayaa u qaabilsanaha Imaaraadka dekedda Berbera uu...
Puntland ayaa ku dhawaaqdey xilliga la qabanayo doorashada madaxa maamulka iyo ku xigeenkiisa. Cod lagu ansixiyay isla arintaas ayaa ka...
Ingiriiska ayaa iska weeciyay markab sida qaxooti Somali iyo Eritariyaan ah oo badda taagan. Markabkan oo sita calanka gacanta Jibroolta...
Go'aamo ka soo baxay shir aqoonyanada ismaamulku kaga shireen xaalada gobolka Somalida oo hadda degan si tartiib tartiib ahna ku...
Aqoonyahanada ismaamulka ayaa markii ugu horeysay si xora uga hadley Jigjiga. Waxay ka hadleen in dadkooda loo xiri jirey hebel...
Beel cadaalad xumada Muuse Biixi is hayn kari weyday oo dhambaal u direy xoghayaha qaramada u fadhiya Somaliya Maykal Kiiting....
Qora reer Awdala oo jago madhan ka aqbalay Muuse Biixi. Muuse Biixi oo bedelay wakiilada u jooga wadamada jaarka iyo...
Faysal Waraabe ayaa sheegay in Axmed Madoobe gar ka helay. Faysal Waraabe oo cuqdad u qaba Daaroodka iyo Hawiyaha kuna...
Wafdi hordhaca oo ka socda Eritariya ayaa soo gaaray Muqdisho. Wafdigan oo uu hogaaminayo wasiirka arimaha dibedda ee dalkaasi Cusmaan...
Waa sidee nolosha magaalada Jigjiga xilli weji nadiifa loo doortey gudoomiyaha xisbiga ismaamulka Somalida. Axmed Shide oo lagu yaqaan hawlkarnimo...
Beelaha Maxadcase (Samaroon) ayaa isku diley degmada Siilaanyo u magacaabay ee Cali Xaydh ee gobolka Awdal. Beesha Abrayn (Samaroon) ee...
Somaliland ayaa xukuntey sheekh Xagjira oo dhalinta Hargeysa ku kicinaayay xagjirnimada taas oo marka dambe keenaysa inay naftooda haligaan. Sheekhan...
Puntland ayaa guul ka gaartey dagaal ay argagixisada kula gashay buurta Habar humbulo ee deegaanka Calmadow ee gobolka Bari. Argagixisada...
Samaroonka Itoobiya ayaa dib u soo nooleynaya xisbigoodii qadiimka ahaa ee Horyaal. Shir xalay si aada loogu lafogurey isbedelka ka...
Shaqaalaha Shiinaha ee ka shaqeeya shidaalka ismaamulka ayaa war laga soo saaray. Sidii rabshadaha iyo bililiqada ay uga dhacdey Jigjiga...
Abuurida guddi dhaqaaleyahan ayaa lagu amaanay dawlada. Somaliya intey burburiyeen kooxihii indhaha la'aa ee S-tu ugu wada horeysay ee ay...
Dekedda Muqdisho ayaa ka mid noqotey dekedaha caalamiga ah ee habeenkii shaqeeya kadib markii xalay ooda laga qaaday lana fuliyay...