Dawlada Farmaajo ayaa faro kulul ku haysa musuqmaasuqa ay qaataan masuuliytiinta dawlada u shaqeeya iyo taliyeyaal loo xirey laaluush ay...
Maxaa cusub
Meydka Somali laga helay kaniisad ku taal Jigjiga kadib rabshadihii iyo bililqadii la socotey ee ka dhacay sabtidii ina soo...
Wasaarada arimaha dibedda ayaa war ka soo saartay wasiir ku xigeenka wasaaradaaas oo eedaysan oo ciidanka booliisku ku fashilmey inay...
Argagixiso masaajid dhexdii ku diley askari booliisa oo sujuudsan ayaa maanta la khaarajay. Kaamarooyinka wax duuba ayaa argagixisadan oo isla...
Muuse Biixi ayaa buundo dhagax dhigey magaalada Boorama. Buundadan oo magaaladu u baahneyd muddo ad u dheer ayaa Muuse Biixi...
Maxaa u dambeeyay xaalada magaalada Jigjiga iyo ismaamulka Somalida kadib markii shalay ciidamo uu soo Abiy uu Khalkhal geliyay magaalada....
Faahfaahinta weerar argagixiso oo ka dhacay Afgooye oo khasaare gaystey. Inta la xaqiijay afar qof ayaa ku dhintey weerar nafti-halignimo...
Madaxweynaha ismaamulka Cabdi Maxamuud Cumar ayaa markii ugu horeysay ka Hadley rabshadihii ay abuureen askartii dawlada dhexe ee saakadii hore...
Muuse Biixi ma qabo la taliyeyeyaal la garanayo. Siyaasi Cali Gurey ayaa inadeerkii Muuse Bixi ku qarxiyay afkana fur tey....
Halkee ku sugan yahay Cabdi Maxamuud Cumar iyo waxa lagu haysto oo la ogaadey. Waxaan la soconay in saaka ciidanka...
Weriye Aadan Nuux Dhuule oo aan qarinin in maamulka Somaliland u jirin maamul ahaan maadaama buu yiri ayna jirin dad...
Booliiska magaalada Hargeysa ayaa ka waramay dhalinyaro lagu qabtey falal aan hore loo arag. Waxa baryahan dambe magaalada ku soo...
Abiy Axmed maku saxan yahay inuu soo farogeliyay ismaamulka Somalida dastuur ahaan ayadoo Itoobiya ku dhisan tahay dastuur qabiil oo...
Ciidamo booliisa ayaa ku fashilmey inay soo xiraan wasiir ku xigeenka arimaha dibedda dawlada Somaliya Mukhtaar Mahad Daauud oo lagu...
Wararkii u dambeeyay xiisad ka taagan Jigjiga oo ciidamo la wareegeen. Waxa saaaka ciidamo ka tirsan kuwa dawlada dhexe la...
Yuhuuda ayaa qiratey in laga guulaystey argagixisadii ay taageeri jireen oo xataa ay ku daawayn jireen isbitaaladooda. Wasiirka xagjirka ah...
Madaxweyne ku xigeenka Puntland Camey ayaa ka Hadley isqarxintii ka dhacdey Buuhoodle oo aan cidi waligeed ku riyoon in argagixiso...
Somalida ayaa aad u carootey hadal ka yimi Abiy Axmed oo ku saabsan shidaalka Caluub ee Somali Itoobiya. Raiisal wasaaraha...
Gacan ku dhiigle Salmaanka Sucuudiga ayaa xasuuq ka gaystey Xudeyda oo ah dekedda labaad ee ugu weyn dalka oo baryahan...
Somaliland waxay la shaqaysaa Shabaab waxana cadayn u ah Buuhoodle. Siyaasi Cali Faarax Cabdullaahi ayaa dhinaca kale kabaha la dulmaray...
Shirkii golaha wasiirada ayaa ka furmay Garoowe. Raiisal wasaare Xasan Cali Kheyre oo furey shirka ayaa waxa ku weheliyay madaxa...
Xildhibaan Aareeye oo leh Ciisow naca Farmaajo iyo Koofur lana xirta ISAAQ. Waxba iskuma tihiin Beledweyne iyo Koofur waxaad wax...
Xildhibaan Cabdi Shire Jaamac ayaa ka fal celiyay kufsi iyo dil Kiiniya ka wado gobolka Gedo. Waxa uu sheegay xildhibaanka in...
Faahfaahinta weerar isqarxin oo ka dhacay Buuhoodle. Waxa xalay fiidkii weerar isqarxin uu ka dhacay gobolka Cayn ee Buuhoodle halkaas...
Argagixiso ka tirsanaa Daacish ayaa xukun ku dhacay. Laba nin oo hore maxkamad loo soo taagey laguna helay dambiyo khatara...
Jaaliyada Samaroonka Itoobiya ee Awdal ayaa taageeray degmooyinkii loo magacaabay ee ay ka mid ahayd Araabi, Lafaciise iyo kuwo kale....
Reer Laascaanood ayaa fikirkooda ka dhiibtey heshiis la sheegay in lagu amrey Miuuse Biixi iyo Cabdiwelli Gaas inuu dhexmaray. Heshiiskan...
Laba qof ayaa ku dhintey ceel Arabsiyo oo Hargeysa agteeda ah ku taal. Dadweyne farabadan ayaa ku soo xoomay goobta...
Madaxweynaha Jabuuti ayaa war ka soo saaray inuu booqanayo Eriteriya. Intii Itoobiya xiriirka u soo celisay Eritariya wilaa dhowr madaxweyne...
Denmark ayaa mamnuucdey weji qariska ama indha shareerka oo ay inta badan dhaqan u tahay haweenka Carabta ee Khaliijka. Dhaqankaas...