Xujeydii ugu horeeyay ee Somaliyeed ayaa gaaray xajka. Arintan ayaa imaanaysa ayadoo la xaliyay diyaaradaha ka qaadi doona kadib markii...
Maxaa cusub
Sidee Xasan Cali Kheyre loogu soo dhaweeyay Qardho. Raiisal wasaaraha oo ku sugan Puntland xalayna ka qaybgalay xafladda aasaaska Puntland...
Argagixiso askari diley oo la dhaawacay. Argagixisada xalaashatey dhiiga muslimiinta ayaa askari maqaaxi fadhiyay toogtey waxase nasiib wanaag la dhaawacay...
Muuse Biixi ayaa amaro cusub duldhigey dadka Laascaanood. Amaradan oo dadku aad uga caroodeen ayaa waxa akhriyay maamulka Laascaanood ee...
Masuuliyiin gaystey xatooyo xoolo dadweyne maamulkii Siilaanyo ayaa la soo bandhigey. Maamulkan Muuse Biixi oo ah kan ugu liita ayaan...
Raiisal wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa ka hadley qorshaha bixitaanka Amisom. Ciidanka Afrikaanka ah ayaan qaadin hawlgal milatari in muddo...
Hilibka beerka oo laga keenay Itoobiya oo markale la qabtey. Beerkan oo aan la garanayn waxa uu yahay ayaa waxa...
Araabi oo loo magacaabay degmo buuxda. Waxa caawa farxad iyo badhaadhe laga dareemayaa Araabi ee ismaamulka Somaslida Itoobiuya kadib marki...
Dawlada Somaliya ayaa beenisay inay raaligelin siiyeen Qalbi dhagax oo ah nin Somali Itoobiyaana oo raiisal wasaarihii dhacay ee Itoobiya...
Madaxweyne Farmaajo oo la geeyay xarun Eritariya ka fulinayso mashaariic horumarineed. Madaxweynaha oo xilli roob da'ayo tagey goobta ayaa dadku...
Cabdiwelli Gaas ayaa si adag uga hadley Tukaraq. Madaxweynaha maamulka Puntland ayaa diidey inuu wax wada hadala ka galo Tukaraq...
Maxkamada gobolka Banaaddir ayaa la horgeeyay sarkaal ku eedaysan inuu masaakiin ka lunsaday lacag dhan 84,000 oo doolarka Maraykanka ah....
Taliye Saylac loo bedelay oo lagu yiri mishahar ma jiro ee Saylici ka soo dhamayso. Maayerka Saylac oo fariin ka...
Mid ka mida dhalinyaro la waayay oo laash kula gadoomey xeebta Berbera ayaa ka hadley sidey wax u dhaceen iyo...
Maamulada Somaliland iyo Puntland oo loo sheegay in la sii daayo dadka la kala qabsadey. Dagaalka Muuse Biixi ku qaaday...
Maxkamad ku taal New Zealand ayaa ka farxisay qoys reer Jabuuti ah oo qoxootinimada lagala noqdey. Raxma Maydhane Dhimbiil iyo...
Argagixisada ajaanibta ah ee jooga Somaliya ayaa gaajo la soo deristay dibna noqonaya dalalkooda. Ilaa 10 argagixiso oo been loogu...
Raiisal wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa lagu soo dhaweeyay Garoowe. Waa socdaalkii u horeeyay ee raiisal wasaaruhu ku tago Garoowe...
Khasaare ka dhashay bambaano argagixisadu ku xirtey gaari. Gaariga argagixisadu ku xirtey qaraxa ayaa waxa iska lahaa oo watay laba...
Prof Axmed Samatar ayaa Lughaya booqdey kana yaabey waxtar la'aanta Saylici oo gabay dadkii u codeeyay ee uu ka maray...
Argagixiso ka tirsan Daacish ayaa ka soo muuqdey maxkamada ciidamada xooga dalka. Maxkamada oo la horkeenay laba nin oo ka...
Soo dhaweynta aad u balaaran ayaa madaxweyne Farmaajo loogu sameeyay Eritariya halkaas calanka la taxay wadooyinka Asmara. Madaxweyne Farmaajo ayaa...
Reer Burco ayaa hanjabaad u soo direy Muuse Biixi. Qaar ka tirsan dadweynaha oo saxaafada la hadley ayaa sheegay in...
Xisbiga Wadani ayaa digniin u direy nin goobjooge ah oo ka dhacsan siyaasada Somaliland. Afhayeenka xisbiga oo saxaafada la hadley...
Maraykanka ayaa si adag u beeniyay inuu weerarayo Iiraan bisha soo socota. Warbixin ay diyaarisay warbaahinta Ustaraaliya ayaa lagu sheegay...
Madaxweyne Farmaajo ayaa la filayaa inuu maanta ka dego caasimada Eritariya ee Asmara. Waxa casuumad u fidiyay Madaxweynaha Eritariya ee...
Puntland ayaa qabatey nin xirnaa dhara dumarka iyo indha shareerta ay dhaqanka u tahay dumarka Carabta. Ninkaan ayaa laga qabtey...
Fanaanada Shaxshaxley ayaa Muqdisho lagu soo dhaweeyay. Fadumo Sharxshaxley ayaa dalka ka maqneyd muddo 25 sanno ayadoo ka carartey markii...
Dayax madoobaadkii ugu dheeraa ayaa aduunka badankiisa laga arkay caawa. Dayax madoobaadka ayaa dhaca marka harka dhulka qariyo qayb ka...
Dal-kugalka xajka ayaa la bilaabay bixintooda kadib markii la xaliyay diyaaradaha Somaliya ka qaadi doona xujaajta geyn doonana dalalka Jabuuti...