Waa hees loogu talogalay 2017. Aduunyada guul ku joog waxa codkeeda halaasiga ku qaadaysa Ifraax Hargeysa.
Maxaa cusub
Madaxweynihii hore ee ku meel gaadhka ahaa ee hore u fashilmey ayaa weerar ku qaaday fadhiid Xasan Sheekh oo ilaa...
Waa qaybkale oo aad u xiise leh oo wariyaha Hereri iyo asxaabta la socotaayi ay ku tageen magaalo xeebeedka Bulaxaar...
Waa hees aad looga sheekeeyay maadaama haween badan yihiin haween kali nool reer galbeedkana looga yaqaan single mother. Waa codkii...
Dhacdo aad u foolxun ayaa ka dhacday dalkaasi Koofur Afrika oo Somalida lagu ugaadhsado oo hadda u muuqda in at...
Culimada gobolka Awdal ee Ahlu sunna oo lagu yaqaaano NABAD ayaa ka cambaareeyay masaajid ku yaala Berbera oo wasiirka diinta...
Qosolka 2017 iyo salaadiinta iyo garaadada wareeray xagey u badan yihiin. Waa wariyihii Cali Xaraare iyo siyaasada murugsan ee Somaliya....
Madaxweynaha Khaatumo State ayaa bixiyay waraysi dheer oo lagu waraystey dhinacyo badan oo khusaysa Khaatumo iyo dhinacyada diidan jiritaankooda. ...
Waxa markale heshiis wada saxiixdey madaxda maamulada Galmudug iyo Puntland oo hadda ku wada sugan magaalada Muqdisho ku saabsan xiisadaha...
Kulan ay maanta ku yeesheen xildhibaanada barlamaanka Somaliya ku yeesheen Muqdisho ayaa la magacaabay guddi doorasho oo qabata gudoonka barlamaanka...
Waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu qabtay doorashada xildhibaanada aqalka hoose ee matalaya goboladda waqooyi ee dalka, waxaana ku soo baxay...
Dhamaan bahda ARAABINEWS ayaa idinleh sanad wanaagsan oo kheyr leh RABI ha inooga dhigo 2017. Sanad kasta iyo maalin kasta...
Booliiska dalkaasi Baraazil ayaa shaaca ka qaaday sida loo diley safiirkii dalkaasi Giriiga iyo xaaskiisa oo qiratey dilka iyadoo waliba...
Fanaanka Axmed Biif oo show uu ka dhigi lahaa loo diidey sababo aan la garanayn ayaa bixiyay waraysi xiise leh...
Waa qaybtii 19 oo aad u xiise leh oo ay soo jileen fanaaniinta Hargeysa kuwii loogu jeclaa. Waa Cawo oo...
Kulan maanta loogu hiilinayo musharxiinta sida Xasan Sheekh iyo gudoomiyeyaasha maamul goboleedyada ayaa waxa ka soo baxay go'aano lidi ku...
Waraysi hordhaca ayaa Dr Cali Khaliif kaga waramayaa sida uu uga niyad jabay Xasan Sheekh oo maamulkiisii dhamaaday sheegaynas in...
Raiisal wasaarihii hore ee Somaliya Maxamed C/llahi Farmaajo oo taageero badan ka haysta shacabka magaalada Muqdisho ayaa laga waraystey rajada...
Safiirkii Giriiga u fadhiyay Baraazil ayaa la xaqiijiyay in uu ku dhintey gaadhi gubtey oo ka dhacay buundo ku taala...
Ciidamada amaanka dalka Brazil ayaa goordhow shaaca ka qaaday inay heleen Meydka ruux ku dhex gubtay gaari oo loo badinaayo...
Waxaa lagu wadaa in maalinta beri ah magaalada Muqdisho uu ka dhaco kalfadhiga labaad ee Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Federaalka...
Labadii –ilaa- sadexdii maalmood ee u danbeeyay, waxaa magaaladda burco ku sugnaa wafti uu horkacayo Murashaxa madaxweyne ee xisbiga kulmiye...