Maxaa cusub
Waxa shalay soo baxay warar sheegaya in Suldaan Wabar oo ciidanka beeshiisu hore isku dhiibeen qaarna lagu daray ciidanka Somaliland...
Isagoo ku sugan Buuhoodle ayuu Cali khaliif sheegay in kaliya beesha Abgaal oo kamid ah beelaha Hawiye ay ku guuleysan...
Maxamed Cabdulle Fiidow oo ah guddoomiyaha degmada Jalalaqsi ayaa u sheegay Warbaahinta in qaraxii Ismiidaaminta ahaa ee ka dhacay Maqaayad...
Madaxweynaha Ruushka iyo kan Turkiga ayaa sheegay in dawlada Siiriya ay ogolaatey in ay xabad joojin hirgasha isla caawa saqda...
Dalkaasi Jabaan ayaa noqdey dalka ugu badan ee dadkiisu is dilaan shaqada oo ka badatey awgeed. Dadka samaynaya saacadihii loogu...
Iyada oo wasiirada haatan xilka dalka ka haya oo mid walba dhankiisa shaqaalaha dawlada ku xuso nidaam beelaysan oo sad-bursiimaha...
Dawladaha Ingiriiska iyo Maraykanka ayaa digniin ka soo saaray in la musuqo doorashada ka dhacaysa Somaliya si qaasana u digey...
Raiisal wasaaraha Yuhuuda oo ka hadlay qaraarkii qaramada midoobey ee Maraykanku ka aamusay ee faray Yuhuuda in ay joojiso dhulka...
Wararka laga helayo deegaanka Dudun ee ka tirsan gobolka Mudug ayaa wararku sheegayaan in dagaal halkaas ka dhacay u dhexeeya...
Lix musharax oo ka soo jeeda beesha Hawiye ayaa cabasho u gudbiyay qaramada midoobey kadib shir jaraaid oo ay ku...
Xildhibaanada uGu da'da yar barlamaanka Somaliya e cusub ee musuqa badan ayaa waraysi siisay idaacad gudaha ah. Ikraam Aadan Absuge...
Madaxweynaha Turkiga Erdogan oo isaga laftiisu taageero ururkiisa Akhwaan muslimiin ee ka dagaalanta Siiriya laguna jabiyay dagaalkii XALAB ayaa hadda...
Musharixi fadhiidka noqday ee xisbiga UCID laga caydhiyay, Jamaal Cali Xuseen ayaa waxaa loo heystaa lacago kala duwan oo uu...
Madaxweynaha Romaniya oo diidey haweenay noqon lahayd raiisal wasaare oo ay soo magacaabeen xisbiga ku guulaystey aqlabiyada dalkaasi doorashooyinkii dhacay....
Afhayeenka xafiiska Shariif Xasan Sh Aadan, Cabdulaahi Sheekh Xasan ahna wasiir ka tirsan Maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya ayaa sheegay in...
Wararka laga helayo Dugsiga Sare ee Booliska Muqdisho ayaa sheegaya in 11 xildhibaan loo diiday in lagu dhaariyo xafladii maanta...
Hogaamiyaasha kooxda la baxdey madasha qaranka ayaa fasaxday 7 Xildhibaan oo ka mid ahaa 11-kii Xildhibaan ee ay horay u...
Baarlamaanka Cusub ee maanta la dhaariyey ayaa goordhow doortay laba Guddoomiye ee kala hogaamin doona Aqalka Sare iyo Aqalka hoose...