Gudiga doorashooyinka qaranka ee dhawaan la dhaariyay ayaa doortey hogaan cusub Una doortey haweenay. Marwo Xaliimo Ibrahim Xaliimo yarey oo...
Maxaa cusub
Inaa lilaah waa inaa ilayhi raajicuun anagoo Kala ah Xuseen Ibrahim Cawaale iyo xaaskiisa Sahra Cismaan Cawaale iyo dhamaan ilma...
Inaa lilaah waa inaa ilayhi raajicuun dhamaan bahda Araabinews.com waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan geerida ku timi xaaji Maxamud...
Xasuuqii shalay ka dhacay huteel Jasiira ayaa ahaa kii ugu weynaa ee argagixisada shabaab ee xalaashatay dhiiga bani aadamka ay...
Tababar ku saabsan dhibka loo gaysto haweenka ayaa laga furey Boorama iyadoo ay ka soo qaybgaleen saxaafada kala duwan ee Boorama...
Arday gadoodsan ayaa burburiyay muraayadaha jaamac ku taal Hargeysa iyo masuuliyinta oo ka hadlay sida wax u dhaceen. Gadoodka ardayda...
Madaxweynaha Maraykanka Barak Obama ayaa safarkiisii labaad ku maraya Itoobiya halkaas oo maalinta beri ah uu hadal ka jeedin doono...
Taliyihii hore ee ciidamada nabad sugida Soomaaliya Axmed Macalin fiqi ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa internetka ee Facebook wuxuu...
Magaalada Boorama ayaa laga masaafuriyay dad Itoobiyaana oo u badan Oromo oo la sheegay in ay xanuuno qabaan iyo waliba...
Marka loo eego sawirada laga soo qaaday qaraxa ka dhacay hotel Jazeera oo ku yaala agagaarka garoonka diyaaradaha ee magaalada...
Weerarka Ismiidaaminta ah ayaa loo adeegsaday Gaari weyn oo Nuuca Xamuulka qaada ah gaar ahaan Nuuca Soomaalida u taqaan Siteey...
Dood laysku jaray ayaa looga hadlay khayraadka dalka qaasatan Koofurta inta la ogyahay...doodan u dhaxaysay rag aan la garanayn aqoontooda...
Gudoomiyaha Wadani C/raxmaan Ciro ayaa isna jawaab ka bixiyay warqadii Siilaanyo ka hor akhriyay saxaafada oo uu ku tilmaamey mid...
Madaxweynaha mamulka Somaliland Siilaanyo ayaa warqad loo soo qorey ka akhriyay jawaab uu u direy mucaaradkas taas oo dad badan...
Boqorka Sucuudiga iyo dadka la socda ayaa fasax u joogi doona xeebta loo yaqaan French Riviyera ee ku taal magaalada...
Naasir Cabdiraxmaan oo kamid ah Ciidamada Militeriga Somalia ayaa si qarsoodi ah ula hadlaty saxaaafada isagoo sheegay sababo badan oo...
Injineer Maxamed Faarax oo ka tirsan golaha Siyaasada ee reer Awdal ayaa waraysi uu siiyay codka Khaatumo State wax laga...
Madaxweyne Obama oo khudbad dheer ka jeediyay Kiiniya ayaa reer Kiiniya u sheegay qaasatan bahda wax abuurta in ay ka...
Hay'ada nabadsugida Somaliya ayaa furtey baro cusub oo la isaga baadho gawaadhida soo galaysa Muqdisho halkaas oo argagixisada shabaab ay...
Madaxweynaha Khaatumo State Prof Galaydh ayaa ku horqarxiyay Xasan Sheekh in uu qayb ka yahay kala goynta dalka mar haddii...
Faysal Waraabe ayaa qarxiyay muranka iyo buuqa ka jira maalmahan Hargeysa sheegayna in wuxuba hal beel isku yihiin oo ayna...
Labada xisbi ee Ucid iyo Wadani ee maamulka Hargeysa ayaa shir uga furmey huteel ka mida magaalada ay ku tilmaameen...
Maayerka Baki ayaa qaylodhaan ka direy abaar dishey xoolihii gobolka dadkina weerar ku haysta..abaartaas ayuu ku sheegay in ay tahay...
Ganacsatada reer Boorama oo dadkii haraad u dhimanayaan ayaa balan qaaday in ay bixiyaan lacag badan oo lagu martigeliyo ciyaaraha...
Ururka dalada Nafis oo iyagu u guntadey sidii ay u ciribtiri lahaayeen tacadiya wali socota ee lagu hayo haweenka Somaliyeed...
Xirsi Tooriile ayaa reer Boorama u sheegay in dilkii SNM u gaysatay dadkeeda markii ay soo weeraraeen Burco iyo Hargeysa...
Fikir ururin lala dhexmaray dhalinta waxgaradka ah iyo shacabka magaalada Boorama qaar ka mida ayaa reer Boorama fahmeen ruwaayada kla...
Waxa baryahan ku sugnaa jiida hore ee kacdoonka wafdi ka socdey Awdal Political Council oo ah urur ay leeyihiin reer...
Xisbiga Isku taga ummada Somaliyeed ama United Somali Party (USP) oo ka mida xisbiyada ugu da'weyn dalkeena ayaa ugu baaqay...
Wasiirka arimaha dibeda maamulka Siilaanyo Maxamed Biixi oo ka turjumayay kulan ay la qaateen xoghayaha Ingiriiska u qaabilsan dhinaca taageerada...