Malaysiya--Laba diyaaradood ayaa si toosa af ku af isugu dhacay xilli ay ku jireen dhoolatus dalkaasi Indoonisiya. Dhoolatuska ayaa ahaa...
Maxaa cusub
Askari ka tirsan ciidamada nabad sugida Soomaaliya ayaa shalay arin geesinimo leh ka sameeyay magaalada Muqdisho gaar ahaan degmada Xamarjajab...
Luuq--Kadib xasuuqii shalay argagixisada shabaab u gaysatay qoys shacaba oo ay dhamaantood xasuuqeen ayna xataa ku jirtay hooyo waayeela ayaa...
Muqdisho--Hay'ada culimada Somaliyeed ayaa bayaan cad ka soo saartey xasuuqyada ay argagixisada shabaab ka gaysanayso Somaliya qaasatan Koofurta iyadoo shalay...
Hargeysa--Maamulka Siilaanyo ayaa ka quustey sheegashadii Sool iyo Sanaag xilli ay cagajugleyn dul dhigeen masaakiinta biilasha looga soo diro dibedaha...
Boorama--Ururka Tawfiiq ee ka dhisan Awdal ayaa deeq gaadhsiiyay gabadh yar oo aad u xanuusan oo baryahaaba loo gurayay lacag....
Argagixisada shabaab ayaa maalinkasta disha qof muslim ah waxana u dambeeyay qoys ka kooban lix ruux oo ay ku dileen...
Gabiley--Qaar ka tirsan dadweynaha Gabiley oo ka yaabay maayerkii ee ay doorteen ee magalaada oo Siilaanyo u magacaabay wasiir. Waxay...
Hees mardhow daawaha laga rogey oo ay ku luqeynayso fanaanada da,da yar ee Shacbaan Aden. Ma garbaa ma gardaraa waxa...
Muqdisho--Barre Hiiraale oo ka tirsan raga isku haya maamulka Jubba ayaa waraysi ku sheegay in uu maxbuus ku yahay Muqdisho...
Hargeysa--Cali Gurey oo ka tirsan xisbiga Faysal Waraabe ayaa ka digey in maamulka Hargeysa yeesho madaxweynayaal badan haddii aan la...
Hargeysa--Madaxweynaha maamulka Hargeysa Siilaanyo oo markale sameeyay isku shaandheyn kooban iyo buuxi meelaha banaan iyo xilal yaryar ka soo saaray...
Awdal--Kolonel Maxamed Daahir ayaa suaalo laga waydiiyay kacdoonka halka uu marayo, wuxuuna sheegay in maalinkasta uu sii xoogaysanayo ayna dhulka...
Awdal--Sargaal sare oo ka tirsan kacdoonka reer Adal ayaa fariin adag u soo diray maamulka Hargeysa. Sargaal Maxamud Nuur oo...
Hargeysa--Siciid Sulub oo wasiir u ahaa Daahir Rayaale ayaa sheegay in maamulkla Siilaanyo ku khasaareen wadahadaladi Turkiga soona jeediyay in...
Madaxweynaha Somaliya ayaa fadeexad hoosta loo galiyay kadib markii warqadi muhiimka ahayd ee uu ka akhrinayay shirka maalgashiga ee ka...
Burco--Qurbajoogta ka soo jeeda deegaanada Burco ayaa dhisanaya xaafad ka tirsan Burco laakiin ay iyagu leeyihiin oo u dhisan hab...
Shamal shaykh--Masar ayaa ku dhawaaqday in ay dhisayso caasimad cusub xilli shirka maalgelinta uu si xawli ah uga socdo dalkeeda...
Cape town--Dhaqaatiirta Koofur Afrika ayaa noqday kuwii ugu horeeyay ee ku guulaysta in xiniinyo u xidhaan wiil dhibaato kaga dhacday...
Fanaaniinta reer Boorama ayaa qaadhaan u ururiyay abwaanka reer Awdal ee Af-gudhiye oo ku xanuunsan Boorama. Fanaaniinta ayaa faataxa u...
Salaanta guud wixii ka dabeeya, hordhac aan u idhaahdee; Beel weyntii Gadabuursi ee qarniyo hortood boqortooyada lahaa ee Afrika iyo...
Madaxweynaha Somaliya Xasan Sheekh ayaa sheegay in Muqdisho meelkasta oo aad tagto ay ka buuxaan shaqaale Kiniyaana oo u shaqeeya...
Mandheera--Argagxisada shabaab ayaa sheegatay in ay weerar gaadmo ah ku qaadeen Jimcahan gudoomiyaha Mandheerada Kiiniya Cali Roba. Weerarka ayaa waxa...
Muqdisho--Sargaal ka tirsan hay'ada nabadsugida laguna magacaao Farxaan Faarax Maxamed (Farxaan Qoroole)ayaa maanta Muqdisho lagu xiray. Farxaan Faarax Maxamed oo...
Wiil dhalinyara ayaa qosol ku soo bandhigey arimaha tahriibka qaadka iyo shukaansiga barnaamij loogu talagalay in lagu soo bandhigo hibada...
Baydhabo--Diyaaradaha dagaalka ee iswada ee Maraykanka ayaa la rumaysan yahay in ay duqeyn ku dileen sarkaal ka tirsan kuwa banaystay...
Baydhabo--Maydka argagixisadii shabaab ee weerarka ku qaaday xarunta uu Baydhabo ka degan yahay madaxweynaha koofur galbeed Shariif Xasan ayaa la...
Afganistaan waa dal burburay sida Somaliya runtiina burburkiisu wax sidaa u weyn kama horeyn dalkeena. Wuxu ahaa dal xora oo...
Boorama--Hadaladii waaweynaa (great speeches) ee shalay uu jeediyay Suldaanka weyn Suldaan Saleebaan Cali ee ahaa ''saaka ama halkaa raac (kacdoonka)...
Hargeysa--Xisbiga Siilaanyo oo Siilaanyo ka maqan yahay ayaa iyaguna ka hadlay in ay kursiga sii fadhin doonaan oo aan ka...