Hargeysa--Wasiirka Siilaanyo ee maaliyada ninka lagu magacaabo Samaale ayaa iskala waynaaday wasaarada cusub ee saaxiibki Siilaanyo u magacaabay sheegayna in...
Maxaa cusub
Istanbul--Maxamed Biixi oo Siilaanyo wakiil uga ah wadahadalka Xasan Sheekh shirka Turkigu qolka siiyay ayaa sheegay in uu diidan yahay...
Saylac--Iyadoo hooyo reer Lawyacado ah ku qudhbaxday kadib markii wakiilka SNM u jooga kastanka uu waydiistay baadii waxa Lawyacado ka...
Awdal--Mudane Maxamed Dugsiiye oo ah masuul sare oo ka tirsan Awdalstate ayaa booqday jiida hore ee kacdoonka halkaas oo uu...
Istanbul--Gooni goosadka ayaa gartey dantooda ogolaadayna in wadahadalada u dhexeeya iyaga iyo wakiilada Xasan Sheekh ay ka qayb galaan masuuliyiin...
Sidii dalku u burburey waxa jirtey in qolokasta uga faaiideysanayeen danahooda gaarka ah haday tahay dad masaakiina oo rooti ku...
Daawo banaanbixii ka dhacay Lawyacado shalay iyo cadhada dadka oo ku jeeda lacagta baada looga qaado
Lacagta baada looga qaado dadweynaha reer Salal ayaa galisay noloshoodii halis waxayna ku soo koobtey in ay deegaankoodii ku noqdaan...
WAR-SAXAAFADEED Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu digreeto madaxweyne oo sumadeedu tahay JSL/M/XERM/249-3002/022015 uu xilka qaadis, magacaabid,...
Jabuuti shalay iyo maanta waa barnaamij siyaasadeed oo Cali Seenyo ka diyaarinayo Jabuuti. Jabuuti ayaa dhinaca amaanka horumar ka gaadhay...
Washington--Xawaaladaha Somalida ee dalka Maraykanka oo iskood u xidhmay kadib markii bangiyada dalkaasi lagu adkeeyay sharciyada ayaa la sheegay in...
Boosaasoo--Nin Somali ah oo ah naakhuude tahriibiya dadka ayaa hadana ku doodaya in uu magaalada ka guro dadka xun..Wuxuu leeyahay...
Lawyacado--Wararkii ugu dambeeyay ee ka imanaya Lawycado ayaa sheegay in maleeshiyada Siilaanyo ay ku dileen Lawyacado haweenay bixin wayday sodon...
Jabuuti--Taliyaha ciidanka Jabuuti Cabdi Faarax ayaa si cadho leh uga jawaabay arinta xadka Lawyacado isagoo ku tilmaamay in siyaasiyiin reer...
Berbera--Wax badan ayaa dadku is waydiiyaa cida ka talisa maamulka Hargeysa iyadoo aan ognahay in Silaanyo magaciisa la isticmaalo oo...
Lawyacado--Wararkii ugu dambeeyay ee ka imanaya Lawyacado ayaa sheegaya in shacabku banaanbax ka rideen halkaas ay uga soo horjeedaan ciriiriga...
Hargeysa--Wakiiladii Siilaanyo uga qaybgalayay la kulanka kooxda ama wakiilada Xasan Sheekh oo sheegay in ay Turkiga u dhoofayaan. Wakiilada kooxda...
Fanaanka Shay Mire Dacar oo sheegay sida dhayalka ee uu ku caanbaxay: MUUQAAL iyo heesihii la jeclaa
Marka aad maqasho Shay Mire Dacar waxaad ku xasuusataa heesihii qaaciga ahaa sida wacanay ayaamahan iyo kuwo kale oo aad...
London--Xaaska mid ka mida ragii uu gawracay ninkii fulaha ahaa ee wajiga qarsan jiray xilliga uu xasuuqayo dadka shicibka ah...
Axmed Nuur Qalinle waa muwaadin reer Awdala dhawaana ka soo noqday gobolada Adal waxa waraysi xiise leh la yeeshay telefishanka...
Somalida Maraykanka ayaa meel uga soo wada jeesatay argagixisada shabaab oo u hanjabtey suuq ganacsi oo Somalidu ka adeegato ahna...
Kartida dadka Somalida ku jirta maaha mid lala soo baxay taasi oo dalka dhan u keentay burbur xoogan iyadoo qofkii...
Sheekh Maxamed Idris oo muddo ku noolaa dalka Maraykanka haysata dhalashadiisa ayaa waxa ku socota dacwad ku sabsan xagjirnimada inkastoo dacwadaasi...
Sidii dalku u burburiyay waxa dalkeena ku soo batay dhacdooyin badan oo aan hore u dhici jirin sida dhibaatooyinka loo...
Burco--Barnaamijka dhalinyarada ee Universaltv oo doorkan lagu lafaguray yaa ka masuula tahriibka iyo arimaha dhiirigeliya. Waxa dhinaca kale fikirkooda wax...
Boorama--Jaamacadii Shanaad oo cilmigeeda laga baran doono internet-ka ayaa Boorama laga daahfuray waxana sidii caadiga ahayd ka hadlay qaar ka...
Muqdisho--Banaanbax xoogan ayaa ka dhacay Muqdisho kaas oo lagu diidan yahay sharciyada dawlada Maraykanka oo diiday in xawaaladaha Somalida sii...
Hargeysa--Wadahadalo la filayay in uu manta ka furmo dalkaasi Turkiga oo u dhaxayn lahaa wakiilada Xasan Sheekh iyo kuwa Siilaanyo...
Dalkaasi Koofur Afrika waxa ka dhacay banaanbax xoogan oo lagu diidanaa siyaasiyiin iyo dadka ajaanibta ah. Goobta lagu dhigayay banaanaxa...
Muqdisho--Wasiirka arimaha dibedda Somaliya C/salaam Hadliye ayaa kulan isbarasho la qaatay safiirka Shiinaha u fadhiya Somaliya u fadhiya Muqdisho. Kulankan...
Saylac--Xildhibaan C/kariin Adam Kibaar oo ka tirsan xildhibaanada Saylac ayaa sheegay in xadka Awdal iyo Jabuuti u xidhan yahay badhasaabka...