Muqdisho-Araabinews--Xildhibaano diidan golaha wasiirada cusub ee la magacaabay ayaa sheegay in ay haystaan ilaa 120 xildhibaan ay kalsooni kala noqosho...
Maxaa cusub
Habeenkii maaweelada Hargeysa iyo wariye Hereri oo ka diyaariyay laba barnaamij oo ka jiray Hargeysa kan hore ayaa ahaa ruwaayad...
Xulka kubada cagta ee Ivory Coast oo uu hogaaminayo xidiga Yaxya Tore ayaa ku guulaystay koobka wadamada Afrika ee lagu...
Boosaaso-Araabinews--Taliska booliiska magaalada Boosaaso aya soo bandhigey argagixiso ay xalay dileen kadib markii ay dileen nin booliisa. Taliyaha ayaa sheegay...
Boorama-Araabinews--Maayerka iyo maayerka ku xigeenka Boorama ayaa shir jaraaid wada qabtey kuna qosley war beena oo lagu qorey saxaafadaha reer...
Lughaya-Araabinews--Salaadiin ka tirsan Awdal oo Lughaya kaga hadlay deegaanada xeebaha oo beesha dhexe ku soo durkayso iyo deegaano wali gacanta...
Stokhom-Araabinews--Sanadguuridii sadexaad ee Khaatumo State ee Sweden oo si weyn laysugu arkay iyo taageerayaal farabadan oo isugu yimi kana hadlay...
Buhoodle-Araabinews--Ciidanka maamulka Khaatumo ayaa weerar ku ekeeyay degmada Xudun ee gobolka Sool halkaas oo ciidanka Khaatumo guul weyn ka soo...
Fanaanka da,da yar ee Cumar Shooli ayaa raaligelin ka bixiyay hees dhaqanka Somalida ka fog oo ay gabadhi kula jirtey...
Hargeysa-Araabinews--Shaqaalaha korontada magaalada Hargeysa ayaa ka mudaharaaday been iyo tacadiyo loo gaystay. Waxay sheegeen in been loo sheegay ayna raadinayaan...
Muqdisho-Araabinews--Wariyada madaxa banaan ee reer Kanada Hodan Naaleeye oo baryahan ku sugan Muqdisho ayaa ka diyaarisay barnaamij ku sababsan nolosha...
Hargeysa-Araabinews--Siilaanyo ayaa gobolka Awdal keensaday basaas cusub oo SNM ah laguna magacaabo Maxamud Cali Saleebaan (Rubaax) oo ka mida kuwa...
Beledweyne-Araabinews--Ciidamada Jabuuti iyo kuwa Itoobiya ayaa la lakala dhex dhigey labada beeleed ee Hawiye iyo Dir oo dagaal ku dhexmaray...
Waa ruwaayadii dhaqan iyo dhoof oo aad u xiiso badan oo ay jilayaan dhalinta reer London iyo qaar ka tirsan...
Kooxda Atletico Madrib ee dalkaasi Spain ayaa si xun u garaacday kooxda Real Madrib ee ay isku magaalo yihiin koobka...
Hargeysa-Araabinews--Hadal uu jeediyay suldaanka Siilaanyo ee boqor buur madow ayaa ka cadhaysiiyay suldaano badan inkastoo kuwa reer Awdal ee daacada...
Waa qaybtii labaad filimkii maxaa kaa qaldan ee dhalinta reer Hargeysa oo aad u qosol badan. Qaybtana waxa ku jira...
London-Araabinews--Wasiir hore uga tirsanaan jiray maamulka Siilaanyo ayaa qarxiyay in maamulka ay wadaan argagixiso. Wuxuu kale oo uu shegay in...
Boorama-Araabinews--Carwo ganacsi oo inteeda badan laga leeyahay Hargeysa oo laga furay Boorama iyo qaar ka tirsan wasiirada Siilaanyo ee gobolada...
Muqdisho-Araabinews--Wasiir ku xigeen ka mida kuwa la magacaabay laguna magacaabo C/raxmaan Kulmiye Xirsi C/raxmaan Dheere ayaa sheegay in uu si...
Muqdisho-Araabinews--Madaxweynaha Somaliya ayaa sheegay in wakhtigu ku yaryahay hawshuna hadda ku badan tahay. Hadalka Xasan Culusow o fadhiida ayaa laga...
London-Araabinews--Marka madaxda SNM dibedda u soo baxaan ee la waydiiyo maxaad raadinaysaan waxay sheegeen ictiraaf ayaan rabnaa waxana la waydiiyaa...
Munich-Araabinews--Turkiga ayaa isaga baxay shir ka socday Jarmalka oo looga hadlayay nabada oo daqiiqaihi ugu dambeeyay lagu soo casuumay Yuhuuda....
Sanca-Araabinews--Dagaalyahaniinta dalkaasi Yaman ee Xuutiyiinta ayaa kala diray barlamaanka kadib markii uu ku guuldaraystay in uu xaliyo khilaafka ka jira...
Boorama-Araabinews--Ururka Tawfiiq ee ka dhisan gobolada Awdal, Salal iyo Gabiley ayaa deeq lacaga gaarsiiyay hooyo iyo ilmaheeda oo tabaalaysan oo...
Boorama-Araabinews--Masaajidadii Boorama oo siyaasad lala doontey ku salaysan kobcinta fikirka qaldan ee gooni goosadka. Maayerka magaalada oo ku fulaan waayay...
Waynida rabigeena subxaanow wa tacaalaa waa casharkeena maanta oo uu inoo akhriyo fadiilatul Sh C/rashiid Sheekh Cali Suufi waxana casharkan...
Camaan-Araabinews--Boqolaal shacabka reer Urdun ayaa isugu soo baxay caasimada dalkaasi ee Camaan iyagoo ku baaqaya in la cirirbtiro argagixisada Daacish...
Muqdisho-Araabinews--Warmurtiyeed ayaa laga soo saaray shirkii u dhexeeyay Xasan Sheekh iyo maamul goboleedyada oo maalmahan ka socday Muqdisho. Shirkan ayaa...
Xoolo dhaqatada degmada Dilla ayaa soo wariyay in cudur ayna garanayn uu xoolihii kaga dhacay xoolihiina ay dhimanayaan. Cudurkan ayaa...