London 29 Dec 2014--Madaxweynihii hore ee Khaatumo Indhasheel ayaa si weyn loogu dhaweeyay London. Jaaliyada reer Khaatumo ee London ayaa...
Maxaa cusub
Saakow 29 Dec 2014--Maraykanka ayaa sheegay inay duqeeyeen magaalada Saakow ee gobolka Jubadda dhexe halkaas oo ururka shabaab ay hadda...
Qaahira 29 nDec 2014--Madaxweynaha Somaliya Xasan Sheekh ayaa dalka Masar ku tagey booqasho gaaban halkaas oo uu ku soo dhaweeyay...
Boorama 29 Dec 2014--Cali Warancade ayaa wali ku sugan Boorama halkaas oo uu maantana cashar dheer u akhriyay cuqaasha ay...
Boorama 29 Dec 2014--Qaar ka mida salaadiinta gobolada Awdal ayaa sheegay shirkii loo balansanaa ee Gadabuursi ee ahayd inuu furmo...
London 28 Dec 2014--Jaaliyada reer Adal ee Ingiriiska ayaa kulan aan loo kala hadhin ku taageeray kacdoonka gobolada Adal ee...
Boorama 28 Dec 2014-- Xildhibaan Axmed Yaasiin oo ka mida xildhibaanada Hargeysa u fadhiya reer Boorama oo isagu maalmihii u...
Cali Warancade oo kulan la yeeshay salaadiin ka mida gobolada Awdal iyo naga qabta kacdoonka+MUUQAAL
Boorama 28 Dec 2014--Cali Warancade oo shalay keenay dhalinyaro Siilaanyo ku xidhay Madheera ayaa kulan la qaatay qaar ka mida...
Singapore 28 Dec 2014--Diyaarad fadhigeedu yahay Malaysiya kana soo duushay Indoonisiya kuna socotay Singapore ayaa hawada ka baxday iyadoo markii...
Gedo 27 Dec 2014--Sarkaal sare oo ka tirsan argagixisada shabaab laguna magacaabo Sakariye Ismaaciil ayaa isku soo dhiibey ciidamada dawlada ee...
Kismaayo 27 Dec 2014--Sharif Xasan oo Xasan Sheekh u ictiraafay madaxweynaha Koofur Galbeed ayaa manta ka degay Kismaayo halkaas oo...
Boorama 27 Dec 2014--Wasiirka arimaha gudaha maamulka Somaliland ayaa dhalinyar ay hore ugu xidheen xabsiga Madheera dib ugu soo celiyay...
Bakistaan oo hadda ku jirta inay ciribtirto argagixisada ayaa wadaad xagjira amartey in la soo qabto
Islamabad 27 Dec 2014--Bakistaan oo hadda garowsatay khatarta ay leedahay argagixisada hadana ogaatay in argagixisadu runtahay kadib markii argagixisadu xadsuuqdey...
Muqdisho 27 Dec 2014--Warsaxaafadeed deg dega oo ay Amisom soo saartey ayay ku sheegeen in afhayeenkoodii reer Jabuuti Colonel Cali...
Muqdisho 26 Dec 2014--Warar ka imanaya Muqdisho ayaa sheegaya in weerarkii lagu qaaday xarunta Amisom ay ku lug lahaayeen ciidamo...
Burco 26 Dec 2014--Maayerkii magaalada Laascaanod oo ciidamada beeshiisa ah iyo kuwa Somaliland ay qabteen afar bilood ka hor ayaan...
Muqdosho 26 Dec 2014--Xasan Sheekh oo shalay uu cafiyay raiisal wasaarihii hore ayaa wacad ku marasy inay soo noqon doonaan...
Casharka diiniga ah ee manta oo Jimce ah waa taariikhda Islaamka iyo casharo diini ah oo dhinacyo badan taabanaya oo...
Muqdisho 25 Dec 2014--R/wasaarihii hore ee Somaliya ayaa Xasan Sheekh u sheegay inuu cafiyay isagana ay jirto sida uu yeeli...
Hargeysa 25 Dec 2014--Gudoomiyaha xisbiga Wadani C/raxmaan Ciro ayaa leh wali waxa kafuran kacdoonka gobolada Awdal wadahadal halka dhinaca kale...
Eskilstuna 25 Dec 2014--Masaajid Somalidu leedahay oo ku yaala magaalada Eskilstuna ee dalkaasi Sweden oo dab qabsaday inkastoo dadka badankiisu...
Idaacada BBC ayaa waraysi la yeelatay hogaamiye ka tirsan maamulka Awdalstate mudane C/raxmaan Xaamud Aleel kana waraysatay xaalada guud ee...
Muqdisho 25 Dec 2014--Xoogag ka tirsan ururka argagixisada shabaab ayaa luuq ka galay xarunta ciidamada ee Amisom ee ku taal...
Muqdisho 25 Dec 2014--Raiisal wasaarihii hore ee Somaliya Cabdiwelli Sheekh ayaa xilka ku wareejay kan cusub Cumar C/rashiid xaflad lagu...
Muqdisho 24 Dec 2014--Gabadh Somali ah oo ah kalkaaliso ayaa ay ku dhacday dhacdo foolxun kadib markii nin Turki ah...
Muqdisho 24 Dec 2014--Gabdho caruura oo Turki ah oo Muqdisho hadda ku sugan oo si qiiro leh u qaadaya heesta...
Stokhom 24 Dec 2014--Shalay waxaad nala daawan muuqaal gaaban oo taageero loogu muujiyay suldaanada ku jira jiida hore hadana waxaan...
Awdal 24 DEc 2014--Salaadiin horleh oo ku biirey kacdoonka dib u hanashada gobolada Awdal oo dhamaantood hadley sheegayna in Samaroon...
Boorama 24 Dec 2014--Suldaan Saleebaan Cali oo ka mida suldaanada gobolada Awdal ayaa shir jaraaid ku qabtey Boorama sheegayna in iyagu...
Raqqa 24 Dec 2014--Argagixisada sunta ah ee Daacish ayaa diyaarad ay leedahay dalka Urdun ku soo dhacday dhulka ay xukumaan...