Maxkamada ciidanka ayaa dil toogasho ah ku xukuntay argagixiso xasuuq gaystey sanadkii hore muddo intaas leegna sugayay inuu xukun cadaalad...
Dugsi ku yaala Ingiriiska ayaa sheegay inuu mamnuucay goonada ay xirtaan gabdhaha waxase isla markiiba lagu eedeeyay in meel kaga...
Horjooge Muuse Biixi ayaa saakadi hore ku soo kalahaya Boorama halkaas oo uu sidey kiishash lacaga oo loogu talogalay inuu...
Kadib heshiis dhexmaray dawlada Ruwaanda ee aadka u yar iyo qaramada midoobey iyo midowga Yurub ayaa la go'aamiyay in tahriibeyaasha...
Waxaan is weydiin kartaa ma burburtay haybaddii Butlaan ku lahayd mushtamaca Somaliyeed guud ahaan tas oo aan ula jeedo qiimihii...
Haad ama galaydh kolba sida Somalidu u taqaano ayaa ilmo caruura ku cuney deegaanka Gaashaamo ee ismaamulka Somali Galbeed. Haadkan...
Siyaasi Cali Faarax Cabdullaahi ayaa qaba in loo gogol badiyo kuwii shalay Awdal halkaa dhigey ee SNM u qorey manhajka...
Waxa dadka Somaliyeed halmar ku soo baraarugeen dhalinyar Somaliyeed oo is abnaabuley oo damac ka galay inay matalaan dalkooda ciyaaraha...
Masuulka ka mida dadka ilaaliya garoonka diyaaradaha Boorama ayaa sheegay in la cuney lacag loogu talogalay in xeyndaab loogu sameeyo...
Maamulka Butlaan ayaa war ka soo saartey kaluumaysato lagu la'yahay xeebaha Butlaan gaar ahaan gobolka Bari oo muddo afar cisho...
Warbixin ay soo saartey bangiga aduunka ayaa lagu sheegay in dhaqaalaha Somaliya kor u kacay min Saylac ilaa Raskambooni. Inkastoo...
Badhasaabka gobolka Awdal ayaa ku qosley siyaasiyiin reer Awdala oo ka hadley saami qaybi kuna jawaabay in saamiga Somaliland oo...
Maalmahan ayay ahayd markii ay qoreen warbaahinta argagixisada raacsan iyo kuwa diidan dawladnimada ee u shaqeeya cadowga in hawshii ka...
Dhalinyaro sidii argagixisada indhaha xidhan oo Boorama kula kacay falal laga naxo ayaa booliiska magaaladu sheegay inay qaarkood qabteen kuwa...
Horjoogaha maamulka Somaliland Muuse Biixi ayaa amar dul dhigey warbaahinta xorta ah ee joogta magaalada Hargeysa kuna amrey in warka...
Wasaarada arimaha dibeda Somaliya ayaa xafiis hawl fududryna ka furatey Garoowe. Hawlaha xafiiskan ayaa fududeynaya waraaqo awal loo aadi jirey...
Wararkii u dambeeyay ee naga soo gaadhaya xarunta gobolka Sool ee Laascaanood ayaa sheegaya in halkaas uu dagaal mooban ku...
Ururka weyn ee Xisbulah ayaa dhulka soo dhigey diyaarad Yuhuuda leedahay oo ah nooca aan wadin oo ku soo xad-gudubtey...
Taniyo intii loo daayay xukunka maamulka Somaliland ayaa Muuse Biixi ku kacay tacadiyo farabadan oo ka dhana bani aadamka oo...
Argagixisada shabaab ayaa deegaan ka tirsan gobolka Hiiraan ku soo bandhigtey odayaal soo xuley barlamaanada Hirshabeele iyo Koofur galbeed oo...
Raisal wasaaraha madaxa adag ee Ingiriiska Booris Joonson ayaa ku dhow in jeelka loo taxaabo. Barlamaanka dalkaasi oo mucaaradku hogaamiyo...
Madaxweynaha Hindiya oo u socda dalkaasi jasiirada ee Ayslaan aya Bakistaan u diidey inuu hawadooda dulmaro. Waxana warkaas xaqiijay wasiirka...
Dhawaan ayay ahayd markii maqaayada Warsan ee magaalada Burco ooda laga Jaray waxase markiiba la arkey sida maqaayadu u socoto...
Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo Ka tirsan gudiga amniga barlamaanka Somaliya ayaa ku baaqay in la soo xiro Axmed Madoobe...
Maamulka Somaliland ayaa Iska difaacay eedaymo uga yimi Butlaan iyo bulshada kalana oo ah inay tops ula shaqeeyaan argagixisada Wahaabiyada...
Siyaasiyiin reer Awdala oo hore u fashilmey kana tirsanaa maamulkii Siilaanyo iyo Kan Muuse Biixi ayaa amrey Muuse Biixi inuu...
Askarta Yuhuuda ee wiigii hore ay is rasaaseeyeen ururka xooga weyn ee Xisbulah ayaa cabsi darteed Ka cararay saldhig milatari...
Raiisal wasaaraha Somaliya Xasan Cali ayaa maanta dib ugu celiyay deegaanka Xeraale ee Galguduud dad Ka soo barakacay colaada dhexmartay...
Dawlada Somaliya ayaa jawaab ka bixisay go'aankii ay gaartey maxkamada u fadhida dacwqda badda ee Kiiniya rabto inay Ka boobto ...
Maamulka Butlaan ayaa war Ka soo saarey ayax ki habsadey gobolka oo la sheegay inuu Ka yimi dalkaasi fiqiirka ah...