Muuse Biixi ma wuxuu u malaynayaa in DP World aqoonsi keento. Waa hadalkii siyaasi xisbiga Wadani ee gobolka Awdal C/kariin...
Madaxweyne Farmaajo ayaa qaramada midoobey u sheegay war ayna jeclaysan kulan uu manta kula qaatey Muqdisho. Qaramada midoobey iyo wadamada...
Dr C/raxmaan Beyle ayaa kor u qaadey dakhliga dawlada soo galay sadexdii bilood ee la soo dhaafay. RW Xasan Cali...
Su'aalo lagu garaacay wasiirka maaliyada maamulka Somaliland oo soo bandhigey miisaaniyad hal dhinac u janjeedha badankeedana laga fulinayo deegaanada beesha...
Magacyada Muuse Biixi u magacaabay agaasimeyaal cusub oo bedeli doona kuwii Siilaanyo oo kursiga sii fadhiyay sadex bilood kadib doorashadii...
RW Xasan Cali Kheyre ayaa kormeer ku tagey goobo ka mida caasimada halkaas oo uu kula kulmey dadka shacabka ee...
Qaybtii 3 filimka Sinji Quursi ayaa maraya meel xasaasiya. Waxa inoo jilaya jilayaal aad ku taqaanaan jilida. Qaybtan ayaa waxa...
Shil khasaare gaystey ayaa ka dhacay Qardho. Inta la xaqiijiyay laba ruux ayaa ku dhimatay,mid kalena dhaawac culus ayaa ka soo...
Muuse Biixi ayaa ka calaacalay dacwada dawlada Somaliya ka gudbisay shirkada DP World. Muuse Biixi ayaa taariikh been la soo hor...
Wiil Soomaali ah oo xaqdaro Talyaaniga ugu xirnaa ayaa magdhow badan maxkamad u xukuntey kadib markii lagu waayay dambi uu u...
Miisaaniyadii Muuse Biixi diyaariyay oo dhaafi weyday Hargeysa iyo Burco. Taageereyaasha Muuse ee Awdal oo ilaa hadda liqi kari la'a...
Saleebaan Maxamuud ayaa cabsi ka muujiyay ciidan Puntland keentay Tukaraq. Gudoomiyaha golaha fadhiidka ee guurtida Somaliland ayaa ka cowdey mowqifyada xukuumada...
Madaxweyne Farmaajo ayaa lana hadley dhamaantayo waa hadalkii Jawaari oo saxaafada la hadley sheegayna in kulan ay la qaateen madaxweynaha...
Madaxweyne Farmaajo ayaa soo farogeliyay kulankii golaha shacabka ee maanta dhici lahaa. Kulankan ayaa looga doodi lahaa soo jeedin ka dhana...
Wasiirka arimaha dibedda ayaa ka hadley DP World iyo derbiga Kiiniya ka dhisanayso xad beeneedka Ingiriisku u saxiixay. Axmed Ciise Cawad...
Jawaari ayaa xaalku ku xunyahay iyo soo jeedinta ka dhanka ah oo berri oo Sabti jirta looga doodi doonaa golaha shacabka...
Muuse Biixi boob ayuu rabaa hadduu diido guddi doorasho oo cusub waa hadalkii wasiir Baashe oo ka soo jeeda Laascaanood....
Soomaali badan oo Trump soo masaafuriyay ayaa ku soo jeeda dalka. Dhalinyaran Trump isa soo dhafiyay ayaa waxa ay isugu jiraan...
Hooyadu way daalan tahay waxay u duloobeysaa daaqado badanbaa ku furan. Waa codkii Hodan C/raxmaan. Heestan ayaa si toosa uga...
Fursad noocee ah ayuu haystaa RW cusub ee Itoobiya Cabiya Axmed oo ka soo jeeda qoomiyada ugu badan Itoobiya ee...
Muuse Biixi ayaa markale kulan la qaatey saaxiibadii Kulmiye iyo Faysal Waraabe. Kulanka ayaa ujeedadiisa lagu sheegay mid laysaga difaacayo...
The Saudi-funded spread of Wahhabism began as a result of Western countries asking Riyadh to help counter the Soviet Union...
Gudoomiyaha lagu dhegan yahay ee barlamaanka Jawaari Iyo taageereyaashiisa ayaa shir jaraaid kaga hadley Waxa looga hadli doono kulanka Sabtida....
Gudigii aqalka sare ee xal u helida mooshinkii laga keenay Jawaari ayaa lagu dhawaaqay in la kala direy ama burburtey....
Booliiska magaalada Muqdisho ayaa gacanta Ku shubey hub Iyo alaabo khatar u ah nafta qofka. Ciidamada ayaa intii ay Howlgalka...
Muuse Biixi ayaa laba arin kaga yaabsaday reer Boorama iyo hal dhaqan xumo oo magaalada ku soo batey. Dadka magaalada...
Madaxa shirkada Imaaraadka ee DP World ee Somaliland ayaa booqdey bakhaaro loo dhisayo Itoobiya oo ay keydsan doonto shixnadaha. Kormeerka...
Maxaa u sababa dib u dhaca Ku yimi shirkii madaxweyne Farmaajo Iyo maamul goboleedyada ee ka dhici lahaa Baydhabo oo...
Shaqaalihii laanta hawada Somaliya ee Kiinuya joogay ayaa maanta loo soo wareejay dalka. Wasiirka waxaa uu sheegay in ay tahay...
Qaramada midoobey ayaa muddo kordhin u sameeyay xafiis manual Somaliya. Xafiiskan oo Muqdisho Ku yaal ayaa u taliya,Somaliya oo dhan....