Awdal oo abaartu ku soo noqotey iyo khasaare ka dhashay Woqooyiga Awdal. Abaarta ayaa markale ka dilaacdey xeebaha gobolka Awdal...
Madaxweyne Farmaajo ayaa gaaray deegaanka Carmo ee gobolka Bari halkaas oo aad loogu soo dhaweeyay. Safarka madaxweyne Farmaajo ee Carmo aya...
Wasiirka difaaca Itoobiya ayaa eedo u jeediyay maamulada Somalida iyo Oromada sheegayna inay ku guuldaraysteen inay soo qabtaan dadkii ka dambeeyay...
Madaxweyne Farmaajo ayaa amaanay shacabka reer Qardho oo si weyn u soo dhaweeyay. Madaxweyne Farmaajo ayaa hadda ku sii jeeda magaalada...
Puntland ayaa fududeysay isu socodka gobolka Sool kadib markii ciidan ka socda Somaliland ay weerar gaadmo ah ku qaadeen tuulada Tukaraq...
Dhalinyaro Somaliyeed ayaa xabsi laga sii daayay Hindiya. Dhalinyaradan ayaa muddo ku xirnaa dalkaasdi Hindiya waxana lagu soo qabtey burcad badeednimo....
Xisbiga Wadani ayaa safarkii Muuse Biixi ku tagey Jabuuti ka hadlay kuna tilmaamay mid faaiido daro ah oo aan waxba soo...
Wasiirka qorsheynta ayaa ku sugan Kuwayt halkaas oo uu soo dhameeyay mashaariic laga fulin doono dalka. Dawlada Kuwayt ayaa ku deeqday...
Xildhibaan Indho indho oo dadkiisu ku barakacay Tukaraq oo maamulka Somaliland gaadmo ku qabsadeen ayaa eed u jeediyay Puntland. Indho indho ayaan...
Ergayga Qaramada Midoobey u fadhiya Somaliya ayaa iska weeciyay wariye u sheegay in hawadu isaga khuseyn. Wuxuu farta ku fiiqey wasiirka arimaha dibedda...
Yemen's government have threatened to block traffic across the Red Sea unless a blockade by a regional military alliance is lifted,...
Qofkii ugu da'weynaa aduunka ayaa Sucuudiga ku geeriyoodey. Sheekh Cali Al Xakiimi waxaa uu ahaa qofka ugu da’da weyn aduunka wuxuuna...
Madaxweynaha Somaliya ayaa la kulmey odey dhaqameedka Puntland. Kulankan oo lagu qabtay Xarunta Dhaqanka ee Hiddo Raac ee magaalada Garoowe ayaa...
Dawlada Somaliya ayaa war ka soo saartey colaada Tukaraq. Daraad ayay ahayd markii ciidan ka socda Somaliland ay werar gaadmo ku...
Nibiri aad u weyn ayaa ku soo caaryay xeeb ka mida xeebaha Somaliya. Nibirigan xeebta ku soo caaryay ayaan la...
Ciidamada Somaliya ee baacsanaya argagixisada ayaa keyn kaga dabagalay. Argagixisada ayaa u baxsi tagey dhulka kaymaha ah waxase lagu ekeeyay weerar...
Dr C/raxmaan Bayle ayaa Qadar kula kulmey dhigiisa. Dr Bayle oo ku sugan dalkaasi Qadar ayaa wasiirka maaliyada ee dalkaasi kala...
Xisbiga Wadani ayaa talo u gudbiyay Muuse Biixi. Siyaasi Uurcade oo la hadlayay saxaafada ayaa sheegay in heshiisyo badan oo qarsoodi...
Barnaamij xiise leh waa Hereri iyo harada milixda ee Jabuuti. Harada milixda ee Jbuuti oo ah dhul aad u hoseeya...
Madaxweyne Farmaajo muxuu ka yiri booqashadiisa Puntland Kadinb markuu furey garoonka Garoowe. Farmaajo ayaa aad iyo aad looga soo dhaweeyay....
Suldaan Saleebaan Cali ayaa ka hadlay dagaalkii Somaliland ku qaaday Tukaraq. Suldaanka guud ee beelaha Samaroon ayaa ka dareen celiyay dagaalka...
Salaad Cali Jeelle ayaa khudbad qosola ka jeediyay furitaanka garoonka Garoowe. “Puntland inay qaangaartay waxaad ka garata, Madaxweynihii hore aa wixii...
Puntland ayaa Somaliland ku eedaysay inay argagixisada gacan siinayso kadib markii saakadii hore weerar gaadmo ku qabsadeen tuulada Tukaraq oo ku...
Maamulka Somaliland ayaa ka hadashay dagaal gaadmo ah oo ay ku qaadey Tukaraq halkaas oo khasaare ka dhashay. Waxa goobta...
Golaha guurtida Somaliland ayaa kulan loogu yeeray la filayo in lagu lafoguro dagaalka maamulku ku qaaday tuulada Tukaraq oo ah goob...
Madaxweyne Farmaajo ayaa xariga ka jaray garoonka Garoowe. Munaasabada ayaa si weyn loo agaasimay waxana goobta ku sugan madaxda Somalida iyo...
Wararkii ugu dambeeyay dagaalka maamulka Somaliland ku qaaday Tukaraq. Wararka ayaa hadda sheegaya in Puntland dib u soo riixeen ciidankii...
Maamulka Somaliland ayaa weeraray tuulada Tukaraq ee ka tirsan gobolka Sool halkaas oo Puntland cashuurta ka gurato. Wararka ayaa sheegaya in...
Madaxweyne Farmaajo ayaa si aan caadi ahayn loogu soo dhaweeyay Puntland. Madaxweynaha oo waxyar la hadlay shacabka ayaa sheegay inuu soo...
Wasiirada deegaanka Somaliland Shukri Baandare ayaa sheegtay inay qabteen diin laga keenay Awdal oo loo malaynayo in loo wadey Muqdisho....