Qaybtii 1 iyo 2 wacdaraha sanadka cusub ee 2018. Waxa ku Jira salaamaha iyo qaybtii murtida oo ay soo fariisteen...
Maxkamada Hargeysa ayaa ka hadashay kiisas mucjiso ku noqdey oo ay xalisay sanadka 2017. Kiisaskan ayaa quseeya sadex haween oo...
Muuse Biixi ayaa amrey in dhalinta timaha laga jaro iyo booliiska Hargeysa oo bilaabay in dhalinta dib timaha loo jaro....
Wasiirka diinka Somaliland ayaa ogol in bilaha milaadiga lagu qaato mishahar wuxuuse amrey huteelada magaalada Hargeysa inay xidhnaadaan caawa oo...
Jawaari ayaa markale diidey codsigii xeer ilaaliyaha ee xasaano kala noqoshada laba xildhibaan oo lagu tuhusan yahay inay ku jiraan...
Maxaa ka soo kortdhey ciidamadii weeraray guriga xildhibaan Cabdiqaybdiid. Ciidamadan ayaa shalay la qabtey waxana la hayay ilaa xalay lamana...
Dawlada ayaa war ka soo saartey ka ganacsiga diinka oo baryahan ku soo badanayay magaalada Muqdisho inkastoo aan laga soo...
Weriye u sheegay in C/raxmaan Saylici ka baxo shir ay lahaayeen ururka Solja ee saxafiyiinta oo Hargeysa ka socdey. Ururkan...
Boqorka Gabooyaha ayaa qayladhaan direy kadib markii Muuse Biixi bilaabey inuu dadka Gabooyaha ugaadhsado. Boqorka ayaa dalbadey in gudde iyo...
Cabdi Cawaale (qaybdiid) gudoomiyaha gudiga dastuurka ayaa sheegay in ciidankii soo weeraray gurigiisa inay mushqusha ugu galeen xaaskiisa kana qaateen...
Cumar C/rashiid iyo Shariif Xasan ayaa Imaaraadku u yeeray ayagoo la filayo in la siiyo lacagtii u dambeysay ee lagu...
Ciidamada ka tirsan milatariga ayaa baaray guriga Cabdiqaybdiid iyo muran ka dhashay. War ka soo baxay xafiiska madaxweynaha ayaa lagu...
Dawladu way ka gaabisay gardarada Kiiniya ka wado Balad-xaawo. Waxa fikirkaas qaba xildhibaan Dalxa oo ka tirsan barlamaanka Somaliya. Waxay...
Dr C/raxmaan Bayle ayaa saxiixay lacag yar oo loo qoondey meel ka weyn. Lacagtaan oo gaaraysa 2.7 milyan oo doolarka...
Jaaliyada Somalida ee Cumaan ayaa u dabaaldegay maalinta qowmiyadaha Itoobiya. Maalinta qowmiyadaha Itoobiya ayaa caadiyan laga dabaaldegaa dhamaan geesaha caalamka....
Ujeedada urur hanaqaad loo bixiyay oo looga dhawaaqay Gebiley. Ururkan oo xaflad samaystey ayaawaxa goobta hadalada iska dabaqaatey xubno ku jira....
Waraysiga nin Jarmal u tahriibey oo dib uga calaacalay Hargeysana ku soo laabtey. Ninkan ayaa sharciga loo dide kadibna lagu...
Warka dahab la sheegay in laga helay buuraha Sanaag. Masuuliyiin ka tirsan gobolka Sanaag ayaa shir jaraaid kaga hadlay waxa...
Dagaal khasaare dhaliyay oo ka dhacay Gaalkacayo. Dagaalka oo gaystey khasaare ayaa wuxuu ka qarxay bartamaha suuqa magaaladawaxana uu u...
Ciidamo ka tirsan xooga dalka ayaa tababar loo soo xirey. Taliyaha ciidanka xooga dalka sareeye guuto Cabdi Wali Jaamac Xuseen Gorod...
Caaqilkii C/raxmaan C/shakuur ayaa raaligelin ka bixiyay hadalkii Muqdisho anaa leh. Caaqil Muxyadiin ayaa dalbadey inaan la daba socon raalina...
Madaxweynahaa I qaabili waayay oo aan mooshin ka keenayaa waa hadalkii Maxamuud Tarsan gudoomiyihii hore ee gobolka Banaadir ahaana duqa...
Aan fadhiga ka kacno Kiiniya dalkeenay boobaysaa waa hadalkii wadani Maxamed Cabdi Yuusuf oo arkey cabashada ka imaanaysa xuduuda Kiiniya...
Saxafiyiinta Somaliland ayaa qaadacay urur sheegta oo la yiraa Solja loona soo gaabiyay ururka saxafiyiinta Somaliland. Dhalinyarada oo shir jaraaid qabtey...
Siilaanyo sodogii ayaa shaaciyay in Muuse Biixi ka noqon Karin heshiiska Imaaraadka ee dekedda iyo garoonka dagaal ee loo dhisanayo Yaman...
Cali Khaliif ayaa markale calaacal u direy Muuse Biixi. Cali Khaliif ayaa intii Muuse Biixi loogu shubey maamulka dalbadey in la...
Somaliland ayaa ka xumaatey dalka dib ula soo noqdey maamulka hawada. Wasiirkeeda hawada oo la hadley saxaafada ayaa sheegay sidii caadiga...
Madaxweyne Farmaajo ayaa xariga ka jaray laantii hawada Somaliya iyo guul u soo hoyatey umada Somaliyeed 26 sano kadib. Laanta hawada...
Laacibkii Afrika iyo aduunka ee kubadda cagta sanadihii sagaashanadii Weeca ayaa Liberiya u dooratey inuu noqdo madaxweynaha dalkooda kadib markii uu...
Sucuudiga ayaa Suudaan u cadhooday kadib booqasho uu madaxweynaha Turkiga ku tagey Suudaan oo qaadatey laba cisho loogana hadlay xiriirka dhaqan...